Share with your friends via email

Maamulka Garasbaaley oo gacanta ku dhigay rag ka tirsan Daacish!

Guddoomiyaha degaanka Garasbaaley C/raxmaan Axmed Cali oo u ayaa waxa uu sheegay in ciidanka ammaanka degaanka ay gacanta ku dhigeen burcad hubeysan oo dhibaato ku heysay shacabka degan degaanka.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip