Share with your friends via email

Madaxweynaha K/Waqooyi oo ka shakiyay qalinkii uu heshiiska uu kula sixiixanayay Donald Tump. Ogoow Sabab?

Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump iyo hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un ayaa ku kala saxiixay heshiis dhinaca amniga ah jasiirad ku taal dalka Singapore labo qalin oo kala duwan.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip