Share with your friends via email

Al-Shabaab oo weeraray Qansax-dheere gaarina ku gubay Buula-mareer ?

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya, weerar xalay fiidkii Xoogag ka tirsan ururka Al-shabaab ay ku qaadeen fariisin ciidanka Maamulka Koonfur Galbeed ku lahaayeen degmada Qansax-dheere ee gobolka Baay.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip