Share with your friends via email

Mid kamid ah G/ ku xigeenada Maamulka G/ Banaadir oo lasoo baxay Awood lama filaan ah Xog Culus!

Warar hoose oo aan ka heleyno ilo ka tirsan Masuuliyiinta Maamulka Gobalka Banaadir ayaa sheegaya in Gudoomiye ku xigeenka Maamulka & Maaliyada Gobalka Banaadir Xuseen Maxamed Nuur, uu caburiyay xubnaha Maamulka Gobalka Banaadir.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip