Share with your friends via email

BF oo la horgeynayo tacadiyada ka jira wadada xiriirisa Muqdisho iyo Baydhabo

Xildhibaanada golaha shaabka ee ka soo jeeda degaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in golaha shacabka BFS ay horgeyn doonaan tacadiga iyo dhibaatooyinka shacabka ku safra wadada xiriirisa Baydhabo iyo Muqdisho ay la kulmaan.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip