Share with your friends via email

Muqdisho: Caruur Gaari la jiirsiiyay iyo xog laga helaayo!

Laba caruur ah ayaa geeriyootay, laba kalena way dhaawacmeen, kadib markii gaari nuuca raaxada ah lagu jiirsiiyay wadada UNICEF ee u dhaxeysa Suuqa Beerta iyo Buundada qeybta degmada Waaberi ee gobolka Banaadir.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip