Share with your friends via email

Wasiirkii hore amniga ciidamada xasilinta kuma dhisno sharci!

Wasiirkii hore ee amniga C/risaaq Cumar Maxamed haddana ah Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa xilligan dhaliilay habka ay sharci ahaan ay ku dhisan yihin ciidamada xasilinta ee ka hawlgala Magaalada Muqdisho.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip