Share with your friends via email

Hawlgal lagu dilay Sarkaal Sare oo Shabaab ka tirsanaa!

Sarkaal ka tirsanaa Ururka Al Shabaab ayaa waxaa xalay lagu dilay Degmada Ufurow ee Gobolka Baay, ka dib markii ay hawlgal ku galeen Ciidanka Xoogga Dalka.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip