Share with your friends via email

Sawiro Shirki Elif-Maay (Somali-Maay Conference) Oo ka furmay magaalada Boras ee wadanka Sweden.

Kulankan oo ah mid looga hadlayo horumarinta luuqadda iyo dhaqanka dadka ku hadla afka Maay, ayaa waxaa soo qabanqaabiyay jaaliyadda Soomaalida Sweden iyo Hayadda CPBI oo ah hayad u ololoaysa dhismaha nabadda.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip