Share with your friends via email

Taliyaha Asluubta "Ciidan aan Boolis aheyn kama hawlgeli karaan Muqdisho

Taliyaha ciidamada Asluubta Soomaaliya Gen. Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe) ayaa sheegay qorshaha inuu yahay in Guddiga amniga ay fariistaan, lana go'aamiyo dhammaan shaqooyinka amniga magaalada Muqdisho in lagu wareejiyo Ciidamada Boolis

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip