Share with your friends via email

Rag hubeysan oo dil ka geystay Muqdisho!

Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya isgoyska Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, rag hubeysan ayaa maqribnimadii caawa waxa ay dileen nin halkaasi ku sugnaa.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip