Share with your friends via email

Shabaab oo sheegtay inay dileen sarkaal ka tirsanaa Millatariga!

Ururka Al Shabaab ayaa waxa ay sheegteen weerar qorsheysan oo ka dhacay shalay gelinkii dambe degaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho inay ku dileen sarkaal ka tirsanaa ciidanka dowladda.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip