Maqaallo

Jaaliyada Swiss Oo Hambalyo U Dirtay Suldaanka Warsame.

0 Visits: 1625 | 01 January, 1970
Guud aha sida ay u wada dhan yihiin xubnaha jaaliyada dalka Switzerland ayaa mahad iyo hambalyo udirey Suldaanka Cusub ee habeen hore lagu caleema saarey dalka Mareykanka Suldaan Warsame Suldaan Ibraahim Caliyow ibrow.

Read More »

Baaqyadii Madoobe Nuunw Oo Weji Cusub Usii Furaya Aqoonyahanka DM

0 Visits: 1490 | 01 January, 1970
Salaan kadib, waxaan la hadlayaa walaalkay Axmed Deeq, oo ka soo horjeestay mudane Awnuunow baqaqii is jaba jooga ahaa ee uu soo gudbiyey kana hadlayey dhibaatada haysata dadka ku abtirsada Qoomiyadda Digilmirifle marka laga eego dhan kasta oo nolosaha quseeyso.

Read More »

XILDHIBAAN KEEROW ANUWU " Taxanihii Keerow Ahaa"

0 Visits: 1358 | 01 January, 1970
Magaceeygu waa KEEROW waxaan ahay xildhibaan ka tirsan xildhibaanada DKM ah

Read More »

Hees Amaan Ah Oo Loo Sameeyey Xaaska Abwaan Sahal" Zeinab Ahmed"

0 Visits: 5543 | 01 January, 1970
Heeso Maay Ah Oo Aad U Macaan Ayaa Loo Sameeyey Xaaska Abwaan Sahal Macalin Ciise Marwo Sharaf Maama Seynab Axmed Sahal oo ah Gabadha Gacanta ku hayso Abwaankeena Oo Inmudo Ah Xanuunsan.

Read More »

IMAMKII SAN-DIEGO}IYO XAALADIISI HALKA AY MAREYSO

0 Visits: 4005 | 24 January, 2011
Warbixin ku saabsan Sheikh Maxamed Khadar Imaamkii Sandiego ee dalka Mareykanka iyo xaaladiisii ugu dambeysay.

Read More »

Keerow Kulmingtiinaa Kuligiin Kooy Rung Ma Sheegdoo

0 Visits: 3095 | 25 January, 2011
Kuligen kulmigna koona manoo dhiman , shirkaan waxaa isugu imaadey intii DM wadaniyiinta heyd intii ka damqaneysey dhibaatda Raxweyn, intii samada jacleyd , intii horumarka iyo wanaaga qowmiyada ka shaqeyneysey waana shir loo dhan yahay ee keerow adiga yaa kugu casumey meeshaan.

Read More »

Keerow Kiila Yaabey Kala Rare Kee Haayi ( Murti Ayaa Ku Jirta)

0 Visits: 2233 | 26 January, 2011
Warhaye Kaahiye walaahi koo ma tihid oo maanta waxaaba dhexda ugu jirtey qoladii xildhibaanda Keerow yaasha ahaa, ma ayaayadaa ayaa ka dhadhalatey Reer Keerow ama amuuro kalaa jira?

Read More »

Taariikhda Asxaabiii Abuu Hureyra Raliyalaahu Canhu

0 Visits: 1925 | 26 January, 2011
"ABUU HUREYRA WUXUU UMMADDA ISLAAMKA U XAFIDAY WAX KA BADAN KUN IYO LIX BOQOL OO XADDIIS KUWAASOO KA MID AH AXAADIISTA RASUULKA (SCW)"

Read More »

Shalay Isly Jerteeny Shaltabky Mey Sheeni ( Taxanihii Keerow)

0 Visits: 2421 | 06 February, 2011
Keerow Atha waaba ka kasey, Aayowna mey daari?

Read More »

Kulankii DM Safaari Restaurant Menneapolis Oo Soo Idlaadey.

0 Visits: 2197 | 07 February, 2011
Kadib kulan balaaran ay isugu imaadeen Jaaliyada Soomaalida DM Mennisota kaasoo ay xaadir ku ahaayeen Injineer Issa A.Hamud, Proff Mohamed Haji Mukhtar, Proff Saalim Aliyow Ibrow, Proff Siidow Maxmed iyo Aqoonyahno oo kale.

Read More »

Qaban Qaabiyihii Shirkii Minneapolis Oo Wareysi Siiyey Baidoanews

0 Visits: 2874 | 08 February, 2011
Agaasimaha Somaliamaitv Liibaan Xuseen Oo ahaa isu dubaridihii Shirkii Maalintii 7da Aheyd Bishaan lagu Casumey Prof, Mohamed Haji Mukhtar & Injineer Issa ayaa waxaanu layeelanay Wareysi gaar ah wuxuuna ka warbixiyey Go,aanadii Kasoo Baxey Kualnkooda.

Read More »

Proff Mukhtaar Oo Taariikh Muhiim Ah Ka Hadley, Maitv

0 Visits: 2132 | 09 February, 2011
Prof Mukhtaar oo ah Bare si weyn loogu yaqaano Aduunka dacaladiisa isla markaana wax kadhiga Jaamacada Savannah State Of America ayaa ka sheekeynaya, Taariikhda Soomaalida, Isqarxinta, Hoopowka Afka Maayga, Luuqado, Maay English Buug oo asaga soo wado iyo waxyaabo kale oo muhiim ah.

Read More »

Keerow & Kaahiye Oo Mugdi Soo Dhex Kala Galey, Cajiib?

0 Visits: 1700 | 13 February, 2011
Keerow, waaa lagu waayey maalmahaan sxb ee xageed ka dhacdey waana ku doon doonayay waxaan rabey inaan wax kuu sheego ileen waxa tahay sxb qaali ku ah agteyda.

Read More »

Dalab" Siid Ali Wuu Tanaasuley UK Waxaa Ka DHisan Hal Jaaliyad Oo DM Ah"

0 Visits: 4390 | 14 February, 2011
Injineer Maxamuud xuseen Aliyow Ibrow oo sheegtay Inuu yahay Gudoomiyaha keliya ee ka jira Dalka Ingriiska dhinaca jaaliyadaha DM ayaa waxa uu Baidoanews uxaqiijiyey Inuu Tanaasuley Gudoomiyihii Xilka Laga Qaadey Mr, Siid Cali.

Read More »

Maalinta Jaceylka Aduunka Oo Maanta Ku Beegan

0 Visits: 2592 | 14 February, 2011
waa maalin in badan oo dunida kamid ah si, xushmad iyo maamuus kudheehantahay loogu weyneeyo loogana damaashaado aduunka

Read More »

Keerow Shaly I Geeky Shuqulkung My Haayi, Murtida Kalabax

0 Visits: 2069 | 15 February, 2011
Keerow walaahi waan kugu farxay markaan arkey magacaaga miisaanka weyn xambaarsanaa ee maanta waa maxay mashaqadaan? micnihiina ma fahmin ee ma ii sheegi kartaa maamulle.

Read More »

Siid Cali "Shalay Waa La Iga Been Abuurey Ee Anigaa Ah Gudoomiyaha DM UK"

0 Visits: 2788 | 15 February, 2011
Injineer Siid Cali Oo Aan xiriiro lasameyney ayaa wuxuu sheegey in laga been abuurey oo uusan Tanaasulin welina yahay Gudoomiyaha Xaqa Ah ee Uk dhinaca Jaaliyada DM.

Read More »

Keerow & Kaahiye Oo Maanta Isu Rogey Shax Xisaabeed

0 Visits: 3537 | 19 February, 2011
Baidoanews Qiimeyn Ay ku Sameysay xaalka guud ee soomaalida gudaha iyo dibada ayaa waxaa soo baxayday sidaan

Read More »

Hogaamiye Ali Baab, Riyo Maalmeed Rung Ma Naghathaasa

0 Visits: 5353 | 22 February, 2011
Cali Abukar Abdi "Baab" oo sheegta inuu yahay Madaxweynaha koonfur Galbeed Soomaaliyeed sida uu sheegayna lagu caleema saarey Dalka Boqortooyada Sacuudiga ayaawaxa uu si kulul u cambaareeyey Kulankii Kenya Xildhibaanada DM & Howsha ay Wadaa Rag uu ku Sheegay Dulaaliyiin.

Read More »

Gabeygii Loo Tiriyey Abwaan Sahal Oo Dad Badan Soo Dalbadeen

0 Visits: 1581 | 23 February, 2011
Dada badan oo ku taxan webka Baidoanews iyo Daafeet oo xiriiro la soos ameeyey Maamuliyaasha Bogagaan Ayaa waxay soo codsadeen in markale dib loo soo xasuusiyo Gabeygii Abwaan Iithow uu u tiryeye Abwaan Sahal Macalin Ciise

Read More »