Al-shabab oo Hubkii Ugu badnaa kala soo degaay xeebaha Gobolka Mudug Iyo Xog laga helay'
Ilo xog ogaal ah ayaa waxa ay xaqiijiyeen in Shabaab saanad Militari ay kala soo dageen Dakadda macmalka deegaanka Faax oo ka tirsan Degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug.Taliyihii Hey’ada Nabad Sugida KMG Oo Xilkiisa Si Kumeylgaar Ah Loogu Dhiibay
Taliyihii hey'ada Nabad Sugida Ciidamada Dowlada KMG Soomaaliya Maxamed sheekh Xasan Xaamud ayaa xilkiisa si kumeel gaar ugu wareejiyay taliye ku xigeenka hey'adaasi Nuur Maxamed Shirboow ka dib munaasabad ay ka qeybgaleen Saraakiil iyo xildhibaano ka tirsan dowalada oo maanta ka dhacday xarunta Nabad…

Mudug Oo Shabaab Kaalmo Gaarsiisey
Mujaahidiinta Soomaaliya ayaa gacantooda gurmadka Islaamnimo gaarsiiyay gobolka Mudug oo weligiis aysan ka dhismin maamulo islaami ah.Dagaalo Culus Oo Iminka Ka Soconeyaa Magaalada Mogdisho.
Dagaalo culus ayaa saaka ka bilowday qeybo ka mid ah Waqooyiga Muqdisho, iyadoo la maqlayo hubka culus oo ay ka mid yihiin Taangiyada iyo madaafiicda goobta oo ay isu adeegsanayaan dhinacyada isku hor fadhiya aagaga la isku haayo.

HOgaamiyaasha Ugu Caansan Al Qaaîda Maxaa Ka Taqaanaa
Ka dib dilkii hogaamiyihii shabakada Al-Qaacida Cusaama Bin Ladin oo lagu diley dalka Pakistaan 2-dii bishan May ayaa waxaa wali la sugayaa cidii badali laheyd oo ay magacaaban Al-Qaacida.

Ku tageer qofkada tubta uu kuwacanyahay misa u ku haminayo.
Marka koowad waxaan salaamaya warbahinta sharafta leh Qasataan mamulka iyo Hoolwadeenada wabsidka aan ku tiilmamikaro wabkii umada digilmirifle Baidoanews marka laawadna waxaaan salaamaya madaxada iyo aqoonyahanada iyo waxagaradka dhalanyarada iyo ugaasyada beelweynta digilmirifle meel kasto ay duunida…Mashaariic dhismo iyo Qodis Ceelal oo dowlada Turkiga ay Balan qaadey.
Ra'iisal Wasaare K/Xigeenka Dowladda Turkiga Bekir Bozdaj oo iminka boosho ku jooga magaalada Muqdisho ayaa ku dhawaaqay in dowladiisu mashaariic hor leh ka fulineyso wadanka Soomaaliya, gaar ahaan magaalada Muqdisho.Wadaad Caan oo Boosaaso lagu diley.
Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in saakay halkaasi lagu dilay nin sida la sheegay ka mid ahaa wadaadada magaaladaasi.Maxaa ka jira in khilaaf xoogan uu ka dhex jira ABuu Mansuur iyo Abuu Zubeyr.
Warar la isla dhex marayo magaalooyin ka duwan ee dalka Somalia ah ayaa sheegaya in khilaaf xoogan uu soo kala dhex galay mas'uuliyiinta ugu sareeya xarakada Al-Shabaab, xilli dhowaan ay sheegeen in magacoodii u bedeleen Imaarada Islaamiga ah ee Somalia.Ahlu Suna Oo Digniino U Jeedisey Burcad Badeed Gobolka Galgaduud Ka Dhuumaaleysaneya
Guddoomiyaha guddiga fulinta Ahlu Sunna ee gobollada dhexe Sheekh Maxamed Yuusuf Xeefow oo saxaafada kula hadlaaya magaalada dhuusamarreeb ee xarunta gobalka Galgaduud ayaa sheegay kooxaha burcad-badeeda ee saldhigyada ku leh in ay si degdeg ah uga guuraan deeganada Ahlu Sunna ka arrimiso ee gobalka…

Tuulada Goof Gaduud Shibeelow oo Laga Furey Hotel Loogu Magacdarey CAALAMI
Safarkii Iyo Socdaalki Abowasharow oo qaatey mudo kusiman Laba Bilood ayaa Abowasharow waxa uu safar aan laga sheekeyn karin ku tagey Deegaano badan oo Arlaadii kamid ahaa.Gasaara Guthy I Gawaawiing Kooyeny Guntiiyaa Bahaase.
Soomaali Maxaa Waxay Ku Maah Mahaataa Ninkii Dhoof Ku yimid Baa Geeridu Dhibeysaa" Gasaara Guddy I Gawaawiing Kooyeny Guntiiyaa Bahaase" micnaha waxaa yimid dadkii dhulka lahaa waxaa bixi doona wixii Sida qaldan ku yimid sikastoo iyo meel kastaba.Sir La Qarxiyey Oo Aan Dad Badan Ogeyn Laakiin Adigana Maanta Fiiri
Bishii Disembar 23-keeda 2011 waxay qoraal ay soo saartay dawlada Ingiriiska ku sheegtay ajendaha shir ay ugu baaqday inay u qabaneyso Soomaaliya, kaasoo lagu tilmaamay mid ay ka dhex guuxayaan hargardaamooyin wiiqaya qaranimada iyo madax bannaanida Soomaaliya.Ururka Saxafiyiinta SOJDU Oo Cambaareeyey Dilkii Agaasimaha Somaliweyn
Ururka Saxafiyiinta SOJDU ee xaruntiisu tahay Dalka CANADA ayaa wuxuu ku baaqay in la joojiyo dilalka suxufiyiinta ka howlgala Soomaaliya."Madaxweyne Shariif" Farmaajo Anagaa Dad Ka Dhigney"
Madaxweynaha Dowlada KMG Soomaalia Sh Shariif Sh Axmed ayaa ka jawaabay Ololo uu wado Ra'isul Wasaarihii hore ee Soomaalia Dr Gaas.
