Featured

Recently added under this category

Daawo Muuqaalka Beerta Cali Marguus Duleedka Baydhabo

0 Visits: 6448 | 25 November, 2012
Cali Aadan Xuseen " Cali Marguus" waa qof aad si weyn u wada garaneysaan waa Siyaasi, Ganacsade, oo mar soo noqdey Wasiirk dowladihii dalka soo marey kadib bur burkii dowladii dhexex.

Read More »

Go'aanadii Kasoo Baxay Shirkii Soomaali Maay Ee Wadanka Talyaaniga

0 Visits: 3798 | 02 December, 2012
Shirkii ka socdey magaalada Roma Ee Dalka Talyaaniga oo ay yeelanayeen Bahda Soomaalimaay ee wadankaasi iyo jaaliyadaha ayaa xalay soo gaba gaboobey waxaana kasoo baxay Ilaa dhowr qodob oo muhiim ah.

Read More »

Person Of The Year: Safiirka Ugu Waxqabadka Wanagsan Sanadkii Tagey 2012-ka

0 Visits: 2586 | 01 January, 2013
Soomaaliyeey Sanad Wacanoo wanaagsan meel kastoo aad aduunka ka joogtaan waxaan idin leenahay sanad cusub weji cusub iyo saacad kadib wejigii webka BAIDOANEWS oo aad arki dontaan asagoo cusub iyo waxqabadkii ugu wanaagsanaa Madaxdii ugu wanaagsaneyd ee Dowlada Soomaaliya mudadii Sanadka aheyd ee lasoo…

Read More »

HISTORY OF THE GELEDI 1.LEGENDS OF EARLY HISTORY

0 Visits: 2860 | 01 January, 2013
The Geledi clan have lived for about 400 years in the town of Afgooye on the Shabeelle river. They are part of the Digil-Mirifle people, and also have strong ties with the nearby Benadiri communities of Mogadishu and Marka. For a long time they have been closely allied with the Haawiye Wacdaan clan,…

Read More »

AMB. MAX'ED MURSAL OO WAA CUSUB U FUREY JIILKA SOO KORAYA EE SOOMAALIDA

0 Visits: 3765 | 01 January, 2013
Marka aad maqasho Muqdisho waxaa soo gaaray wafdi ka socda, Sweden, Holand, Norway, Maraykanka Qadar, Kuwait iyo kuwa kale oo aad aragto Garoonka Muqdisho oo Diyaaradaha ay la yihiin meel ay ka galaan Bakin, waxaa Durba kugu soo dhacaya Ra'iisul Wasaaraha dalka Turkiga iyo Wafdi uu hogaaminayo Recep…

Read More »

CURURDKII BEESHA JIIDA MUXUU KA YIRI WARSAME OO MAS'UUL DM AH U GEFEY+ DHAGEYSI

0 Visits: 1648 | 01 January, 2013
Eng. Maxamuud Xuseen Caliyow Ibrow oo ah Cururdkii Beesha Jiido oo ah Beel Nabadeed oo aan weligeed Dad Dulminin ayaa wuxuu ka hadlay Warkii dhowaan kasoo yeerey Warsame oo Amerika Asagaley Is Caleemo Saarey.

Read More »

Dr. Amaandhoorey Hambalyo Sanad Cusub U Diraya Soomaalida Oo Dhan

0 Visits: 2813 | 01 January, 2013
Dr. C/laahi Ibraahim Amaandhoorey oo ah Aqoonyahan soomaaliyeed, Saxafi, Key Aruuriye inta badana la socda xaaladaha soomalaiya ayaa wuxuu dhambaal farxadeed gaarsiinayaa walaalaha soomaaliyeed meel kastoo ay caalamka ka joogaan.

Read More »

Baydhabo Sanadkii Lasoo Dhaafey Waxyaabo Badan Ayaa Iska Bedeshey

0 Visits: 2736 | 01 January, 2013
Xildhibaan Madoobe Nuunow Maxamed kana mid ah xubanaha gudiga Maamul Usameynta Koonfurta Soomaaliya ayaa ka hadlay isbadalada baalaran ee haatan ka jira magaalada Baydhabo oo u shalay gaarey.

Read More »

Xaflad Shahaadooyin Abaal Marin Lagu Gudoonsiiyey Dhalinyeradii Foolkaa Dhigoy Oo Ka Dhacdey Isbitaalka Baydhabo

0 Visits: 3118 | 04 January, 2013
Xafladaan oo aheyad mid si heer sare ah loo soo agaasimey ayaa waxay ka dhacdey isbitaalka Guud ee Degmada Baydhabo taas oo ay ka qeyb galeen qaar kamid ah dhaqaatiirtii isbitaalka, waxgarad siyaasiyiin, golaha Aqoonyahada Koonfurta Soomaaliya & Malaaqyada deegaanka.

Read More »

Warbixin Sir Ah Akhriso Qaabka Loo Qeybsadey Dhulka DM

0 Visits: 4280 | 07 January, 2013
Halkaan Hoose ka Akhriiso Qaabka Loo Boobey Dhulka DM.

Read More »

Xawaalada Bakaal Express Oo Lameheeda Aduunka La Balaariyey

0 Visits: 6816 | 04 March, 2013
Xawaalada Bakaal oo kamid ah xawaaladaha ugu deg degsiimaha badan xiligaan ee ay soomaalida isticmaasho ayaa waxay balaarisey xarumaheeda aduunka taasoo ay dhowaan bilaabeen iney isticmaalaan oo lacago ku dirsadaan dad badan oo ajaaniib ah haba u badnaadaanee kuwa Afrikada waqooyi, bari, galbeed iyo…

Read More »

Aqoonyahano Reer Arlaadi Qurbaawi Ah oo o Booqasho Ku Tagay Jaamacada USS Baydhabo

0 Visits: 2699 | 06 March, 2013
Waxaa maanta kormeer ku yimid Jaamacadda Koofurta Soomaaliya Dhalinyaro Aqoonyahanada Qurba jog ah (Diaspora) waxayna ka kala yimaadeen Wadamada Masar iyo Mareykanka.

Read More »

Tirada Madaxdda Dhul Boobiyaasha Oo Sii Kordheysa+VOICE

0 Visits: 2797 | 30 March, 2013
waxaa si bareer ah oo aan gagabasho iyo naxdin laheyn uga soo biirey kooxdii magaca dheereed ee Dhul Boobka wasiir ka tirsan xukuumada saacid .

Read More »

Shirkii Manchester Oo Kasoo Baxay Baaq Ku Socdo Dowlada & Digniin Loo Jeediyey Burcad-Dhuleedka

0 Visits: 4836 | 30 March, 2013
Shirkii lagu qabtay shalay wadanka ingiriiska gaar ahaan magaalada manchester waxaa kasoo qeyb galay Jaaliyadaha Digil & Mirifle ee ku dhqan Dalka UK, Holland, Sweden, Norway, Denmark iyo Filand ayaa kaasoo oo aad muhiim u ahaa

Read More »

Proff. Mukhtaar Oo Digniin Culus Ujeediyey Dadka Yiraahdo, GHEEKY MARIITHY"

0 Visits: 2103 | 31 March, 2013
Gobolada Koonfureed waxaa masiibo iyo halaag ka wado dadka yiraahdo Gheeky Mariithy, laakiin waxaa u haboon dadkaasi iney iska joogaan Gheeshoo mariithy hadii kale waxba masoo kordhin doonaan oo waxaa dhici doonta in .............

Read More »

DM Kaalintee Kaga Jiraan Dowlada Federaalka

0 Visits: 6810 | 01 April, 2013
waxaa xiligaan ka jirta wadanka soomaaliya Dowlad halku dhiga magaceedu yahay dowlada Federaalka taasoo oo la sheego in hogaanka dowladnimo lagu kala qeyb sadey nidaam sinaan ah laakiin BANA & Amaandhoorey.com waxay idin ifin doonaan halka ay Qowmiyadaan ka taagan tahay ama ay kaga jirto Dowladnimada…

Read More »

Jawaari Maxaa Udiidey Inuu Maamul KMG Usoo Magacaabo Geddo Ama Jubooyinka?

0 Visits: 4778 | 01 April, 2013
Waxaa is weydiin mudan su'aasha cinwaanka warka anau ugu dhigney, waxaa xiga oo la dhihi karaa mas'uul kasta meeshii uu biiqdo waa meel ay leeyihiin beeshiisa.

Read More »

Hassan Mohamed Nur "Shargaduud" (1946-2013).

0 Visits: 4340 | 03 April, 2013
A Life Dedicated to the Liberation of Digil-Mirifle

Read More »

Halkee Baydhabo Lagaga Aasey Marxuum Shaar Gaduud+ Sawiro

0 Visits: 3723 | 07 April, 2013
Allaha unaxriistee waxaa magaalada baydhabo manta gelinkii dambe lagu aasey Marxuum Xasan Maxamed Nuur Shaar GAduud kaasoo aaskiisa aan loo kala harin siyaasi, arimo bulsho, maamul gobol, degmo, malaaq iyo laamaha kale ee bulshada.

Read More »

Col. Hassan Mohamed Nuur (Shaargaduud ) and the Humanitarian impact in Somalia 1996-2006 By: Abdulkadir Abukar Sheikh (Dhaalib) (pictures)

0 Visits: 2949 | 07 April, 2013
It was in the middle of 1997, when I first met Col. Mohamed Nuur Shatigaduud, in the outskirts of Baidoa town, where he was leading Rahanweyn Resistant Army (RRA) fighters against General Aidid occupation in Bay and Bakool.

Read More »