"Dal dahanoo barwaaqaa, dahabka uu dhex jiifo, dusha sarana dalagga, durduraan webiyada, deeqi ay ka buuxdaa daa'in nagu manaystee, ma duugowdo taariikhdee, deminkii horee dhowaa darajada raggeediyo door waa taan ahaynee, demankaan la joogase, dabadareer siyaasadeed, door aan la qaadan iyo dulligani…
Read More »