• xayeysiis Jaamacada Baydhabo
  • Ileys Inc
  • Home
  • About Us
  • History
    • Maahmaahyada DM
    • Halyeeyaashii DM
    • Dhulka DM
    • Taariikhda DM
    • Alif Maay
    • Abtirsiimaha DM
    • Saldanooyinka DM
  • Diinta
    • Muxaadaro
    • Siiro
    • Subac
    • Tafsiir
  • Wararka
  • Maqaallo
  • Multimedia
    • Photo Gallery
    • Radio Arlaathy
    • Somali Mai TV
    • Live Stream
  • Sheekooyin
  • Somali Links
  • Contact Us

Wararka

Dhacdo layaab leh oo ka dhacadey Maraykanka-Akhriso.

0 Visits: 533 | Tuesday June 18, 2013 - 08:27:05
Booliska Gobalka California ee Mareykanka ayaa xiray Gabar Dhalinyaro ah oo lagu eedeeyay inay Hooyadeed iyo Aabaheed siisay Caano ay ku dartay Daawada wax Suuxisa iyadoo markaa doonaysay inay fursad u hesho isticmaalka Internet-ka illaa iyo intii ay doonto.

Read More »

Shirweyne ku saabsan Waxbarashada Soomaaliya oo ka fumaya Muqdisho.

0 Visits: 59 | Tuesday June 18, 2013 - 08:25:00
Shirka dib u habeeynta waxbarshada dalka oo socon doona muddo Sadex maalmood ah ayaa maanta lagu wadaa inuu ka furmo magaalada Muqdisho kaasoo ay xarigga ka jarayaan madaxda sare ee Qaranka.

Read More »

Mudane Barlamaanka ka tirsan oo si kulul uga hadley Xaalada Kismaayo.

0 Visits: 192 | Tuesday June 18, 2013 - 08:04:31
Xildhibaan Cabdi Yuusuf Jabriil oo kamid ah xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay xaaladaha ka taagan Jubbooyinka,isaga oo dhaliil adag ujeediyay Dowladda Soomaaliya.

Read More »

Wadamada Calaamka oo ka qeyb qadanaya dib u dhiska Wadaknka Bur-bursan ee Soomaaliya.

0 Visits: 79 | Tuesday June 18, 2013 - 07:49:20
Dowladda Soomaaliya oo tan iyo markii lasoo dhisay caalamka ay ka helaysay taageero ballaaran ayaa waxaaa iminka laga gacan siinaya dhib udhiska dalka Soomaaliya oo dhibaatooyin badan soo maray.

Read More »

Xasan Ruuxaani oo ka hadley barnaamijka Nukliyeerka.

0 Visits: 138 | Tuesday June 18, 2013 - 07:47:07
Madaxweynaha Cusub ee isbedel doonka ah ee Dalka Iiraan Xasan Ruuxaani ayaa sheegay in uu diyaar u yahay In uu muujiyo furfurnaan ku aadan barnaamijka Nukliyeerka ee muranka uu ka taaganyahay ee dalkiisa.

Read More »

Dowlada Turkiga oo awood hor leh u adeegsanaya Banaanbaxyada.

0 Visits: 61 | Tuesday June 18, 2013 - 07:45:24
Dowlada Turkiga ayaa sheegtay in ay awood milatari isticmaaleeyso si ay u soo afjarto deganaasha la,aanta ka dhalatay mudaharaadyada mudada sedaxda todobaad ka socda magaalada Istanbul iyo magaalooyinka kale ee dalka.

Read More »

Hadii Qof kasta Guri 7 Biyaano Ah Taagtey Yaa Umaqan Masaajidadii Ilaahey

0 Visits: 272 | Sunday June 16, 2013 - 12:14:11
waxaa maraq ma doonto ah in aduunkaan qof waliba uu ka fekero Qoyskiisa gaarka ah, caruurtiisa, waalidiintiisa iyo beesha uu kasoo jeedo balse waxaa aad u yer tirada dadka ah ee ka fekerta Masaajidada Alle .

Read More »

Al Shabaab Oo Soo Ban-dhigtay Saraakiil Kenyan Ah+Sawiro

0 Visits: 212 | Monday June 17, 2013 - 20:02:38
Kooxda Shabaab ayaa soo bandhigtay hub iyo saraakiil ay ku sheegeen Kenyaan oo lagu soo qabtay dagaal bishii lasoo dhaafay ka dhacay deegaanka Dhamajaaley ee dhulka Soomaalida Kenya.

Read More »

Tahniyad Hambaliyo ah oo loo dirayo Liiban Sheekh Shuceyb.

2 Visits: 185 | Monday June 17, 2013 - 15:21:07
Waxaa Asxaabtan Tahniyad hanbaliyo ugu direynaa sxbkeena Liibaan Sheekh Shuceyb.

Read More »

Shirkii Hogaamiyaaha wadamada G8ka oo ka furmay Waqooyiga Ireland

0 Visits: 50 | Monday June 17, 2013 - 14:55:54
Shirkii Hogaamiyaaha wadamada G8ka oo maanta ka furmay Waqooyiga Ireland ayaa waxaa la filayaa in diiradda lagu saaro dagaallada ka socda dalka Suuriya.

Read More »

M/weyne Xasan oo Muqdisho kusoo laabtey.

0 Visits: 95 | Monday June 17, 2013 - 14:44:50
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay,ka dib markii uu safar shaqo ku tagay magaalada London ee caasimadda dalka ingiriiska.

Read More »

Wasiiro ka tirsan Xukuumada oo khilaaf hareeyey.

0 Visits: 272 | Monday June 17, 2013 - 13:46:20
Khilaaf Xoogan ayaa waxa uu u dhexeeyaa Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Boostada iyo Ishaarsiinta iyo Labadiisa Wasiir Ku xigeen kaasi oo salka ku haya arrimo La xiriira dhanka Shaqada.

Read More »

Maxaa ka jira in Madaxtooyada xaley la weeraray?

0 Visits: 37 | Monday June 17, 2013 - 13:41:33
Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ayaa waxaa ka socda howlgalo ay siwadajir ah ufulinayaan ciidanka Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM.

Read More »

Laba xildhibaan oo Barlamaanka Soomaaliya ka tirsan oo la weeraray.

0 Visits: 137 | Monday June 17, 2013 - 08:20:36
Mudanayaal ka tirsan Baarlamanka Federaalka Soomaaliya oo ku sugan Magaalada Nairobi ayaa sheegay in kooxo hubeysan ay weerareen kana qaateen Cumbuutadoodii gacanta.

Read More »

Wararkii ugu danbeeyay banaanbaxyada Dalka Turkiga.

0 Visits: 103 | Monday June 17, 2013 - 07:58:38
Rabshado cusub ayaa ka qarxay magaalooyinka Ankara iyo Istanbul, iyadoo booliska ay dadka mudaharaadka sameeynaya ee ka soo horjeeda dowlada ay u isticmaaleen gaaska dadka ka ilimeeysiisa iyo biyaha kulul ee laga tuuro gawaarida.

Read More »

Dowlada oo adeeg Caafimaad gaarsiineysa Gobalada dalka.

0 Visits: 70 | Monday June 17, 2013 - 07:54:02
Agaasimaha Waaxda caafimaadka ee Wasaarada adeega Bulshada ayaa sheegay in iminka xooga la saarayo dhanka caafimaadka Gobalka Banaadir kadibna lagu xijinayo dhamaan Gobalada dalka Soomaaliya inta ay Dowladda maamusho.

Read More »

Ciidamada Dowlada oo iney is Talaalaan loogu baaqey.

0 Visits: 31 | Monday June 17, 2013 - 07:51:43
Wasaarada Gaashaandhiga Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidanka xooga dalka Soomaaliya lagu sameynayo talaalka cudurka Booliyada si looga hortago dhibaatooyinka cudurka dabeysha.

Read More »

SOOMAALIYA OO SOO DHAWEYSAY NATIIJADA KULANKA ANOC

0 Visits: 33 | Monday June 17, 2013 - 07:31:03
Ururka ay ku mideysan yihiin guddiyada Olombikada wadamada caalamka ee loo yaqaano ANOC ayaa goor dhow kulankiisii sanadlaha ahaa kusoo gabagabeeyay magaalada Lausanne ee dalka Switzerland oo loo yaqaano magaalada Olombikada, waxaana guddiga Olombikada Soomaaliyeed uu si weyn usoo dhaweeyay natiijada…

Read More »

Gudiga Dhismaha Masjidka Khadiim ee Baladxaawo oo mar kale Codsadey in laga qeyb qaato dhismaha Masjidka (Sawiro)

0 Visits: 124 | Sunday June 16, 2013 - 14:10:31
Gudiga Dhismaha Masjidka Khadiim ee Magaalada Baladxaawo ayaa waxay ka warbixiyeen howsha Dhismaha Masjidkaasi oo ay sheegeen in haatan marayo wejigii labaad ee Dib u dhiska Masjidka oo howshiisa la bilaabay mudo haatan laga joogo ilaa Seddex Bil,waana Masjid laga doonayo ilaa Labo Dabaq in laga dhigo,iyadoo…

Read More »

Dalka Turkiga oo mar kale banaanbax hareeyay.

0 Visits: 83 | Sunday June 16, 2013 - 13:53:12
Habeenimadii xalay waxay u ahayd dalka Turkiga habeen rabshado iyo iska-horimaadyo. Ugu yaraan 40 000 kun oo qof ayaa dariiqyada Istanbul isugu soo baxay. Dadka Mudaaharaadayey ayaa jidadka xirey waxaana ay meelaha qaarkood ka shideen dab.

Read More »

Shabaab oo ku hanjabay iney weerarayaan Ahlu Sunna.

0 Visits: 73 | Sunday June 16, 2013 - 13:49:36
Ururka Al-Shabaab ayaa shacabka Gobalka Galgaduud waxa ay ugu baaqeen inay ka qeyb qaataan dagaalada ka socda Gobalkaasi ee ay kula jiraan Ururka Ahlusuna.

Read More »

Dowlada Soomaaliya oo loo cafinayo Deemo lagu leeyahay.

0 Visits: 104 | Sunday June 16, 2013 - 13:47:25
Dowladda Ingiriiska ayaa sheegtay in ay u tafa xeydaneyso sidii deymaha lagu leeyahay Soomaaliya Looga Cafin lahaa.

Read More »

Madaxa Madarasada Dhahaa Oo Booqasho Ku Jooga Baydhabo+Wareysi

2 Visits: 196 | Sunday June 16, 2013 - 11:56:42
Macalin Sheekh C/Tafaax oo ah madaxa Madarasada Dhahaa oo xarumo kala duwan ku leh gudaha iyo dibada ayaa wareysi gaar ah siiyey warbaahinta arlaadi wuxuuna ka hadley horumarkii ay gaartey xaruntaasi.

Read More »

Omar Boongo oo Ka Tacsiyadeeyey Dadkii Ku Nafwaayeey Qaraxii Daafeet Shalay

0 Visits: 93 | Sunday June 16, 2013 - 11:48:28
Anigoo ku xadlaya magacayga iyo kan Jaaliyada D&M gaar ahaan REER DAAFEET waxaan TACSI u Dirayaa Dhamaan inTii ku Geeriyootay Qaraxii arxan darada ahaa shalay ka dhacay suuqa dhexe ee degmada Daafeet.

Read More »

Madaxda Afrikanka ah oo isku khilaafsan Webiga Niilka.

0 Visits: 208 | Sunday June 16, 2013 - 07:56:07
Dowladda Masar ayaa cirka ku sii shareeraysa khilaafka webiga Niilka kadib markii Dowladda Itoobiya sheegtey in biyaha webiga Niilka Buluugan ay u leexineyso biyo xireenka Afrika ugu weyn ee dhawaan laga hirgeliyey dalka Itoobiya.

Read More »

Hassan Rouhani ayaa ku guulesytey doorashadii Madaxweynaha dalka IRAN.

0 Visits: 82 | Sunday June 16, 2013 - 07:51:30
Xassan Ruuxaani ayaa heley codad ka badan 50% taas oo meesha ka saareysa in doorashadu marto wareeg labaad. Musharaxa ugu soo dhaw ayaa ah Duqii hore ee Tahran Maxamed Baqer.

Read More »

M/weyne Xasan oo la kulmay Madaxda Ingiriiska.

0 Visits: 28 | Sunday June 16, 2013 - 07:44:41
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta kulan la qaatay Ra'iisul Wasaaraha UK David Cameron, isla markaana ka qeybgalay xafladda dhalashada Boqortooyada UK, isla galabtanah khudbad ka jeediyey shirka hordhaca G8 oo looga hadlayey arrimaha canshuuraha,…

Read More »

Waa sidee xaalada Hoosingow oo ku dagaaleen Ciidamo isku xulafo ah.

0 Visits: 94 | Sunday June 16, 2013 - 07:40:25
Xaalada deegaanka Husingoow ee ka tirsan Gobalka Jubadda hoose ayaa dagan kadib dagaal shalay ku dhexmaray ciidanka Axmed Madoobe ee ku sugan deegaankaasi iyo ciidamada Dowladda Soomaaliya.

Read More »

Maamulka Puntland oo deganaansho ugu baaqey dhinacyada Kismaayo.

0 Visits: 34 | Sunday June 16, 2013 - 07:36:42
Maamulka Puntland ayaa ka hadlay arimaha Jubbooyinka,oo xilligan ay ka taagan tahay xiisad siyaasadeed,maadaama looga dhawaaqay Magaalada Kismaayo maamul la magacbaxay Jubbaland.

Read More »

Tahniyad Aroos Farxad Leh Oo Loo Dirayo.

0 Visits: 114 | Sunday June 16, 2013 - 00:19:43
Dhamaan Reer SheekhXaamud oo kala jooga wadanka dibadiisa Iyo Gudaha waxayhalkaan tahniyad Aroos oo farxad leh uga dirayaan Arooska & Aroosada, Boqorka & Boqorada , Faraska & Geenyada Luul Aden Haji hassan Nuur & Sayigeeda Azim Abdukariim oo dhowaan ku aqal galay wadanka Ingriiska.

Read More »

Madaxda Dowlada oo la kulmay Mr Bendevi .

0 Visits: 148 | Saturday June 15, 2013 - 12:57:06
Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo Ra'iisul wasaarihii hore ee dalka Norway Mr Bendevi ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaliya, iyagoona la kulmay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaliya Mudane Jawaari iyo Ra'iisul Wasaaraha dalka.

Read More »

Ciidamo is baheysanaya oo miino baaris ka wada Afgooye.

0 Visits: 40 | Saturday June 15, 2013 - 12:52:06
Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa howlgalo miino baaris ah kawada Degmada Afgooye ee Gobalka Shabeelaha hoose.

Read More »

Google oo bilowday in ay cirka u siidaayaan Buufino Internet xanbaarsan.

0 Visits: 136 | Saturday June 15, 2013 - 12:45:58
Qiyaastii kun buufin oo dhulka ka sareeye 20km ayaa shirkaddu siideysey si ay adeega Internetka ku gaarsiiso dalalka fakhriga ah.

Read More »

Afar ruux oo lagu diley Duleedka Magaalada Jowhar.

0 Visits: 88 | Saturday June 15, 2013 - 10:02:50
Wararka ka imaanaya Gobalka Shabeelaha dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in duleedka Degmada Jowhar lagu dilay saaka aroortii afar ruux oo xoolo dhaqato ah.

Read More »

M/weyne Xasan oo Kulan la leh Madax Caalami ah.

0 Visits: 39 | Saturday June 15, 2013 - 09:08:27
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan Magaalada London ee dalka Uk ayaa ka hadlay shirka G8-ka oo sanadkan uu ka qeybgalayo Madaxweynaha Soomaaliya.

Read More »

Dhacdo la yaab leh oo ka dhacdey Taliyaaniga.

0 Visits: 312 | Saturday June 15, 2013 - 08:45:32
Wararka ka imaanaya dalka Talyaaniga ayaa sheegaya in muwaadin Soomaaliyeed uu isku dilay dalkaasi,kadib markii uu waayay sharciga dalkaasi.

Read More »

Ciidamada ku wada sugan Kismaayo oo la mideynayo.

0 Visits: 197 | Saturday June 15, 2013 - 07:34:57
Guddiga difaaca Baarlamanka Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamada kuwada sugan Gobalada Jubbooyinka la mideynayo lagana dhigayo hal ciidan oo hoostaga Dowladda Soomaaliya.

Read More »

Axmed Madoobe oo soo dhaweeyay baaq kasoo baxey Golaha Amaanka.

0 Visits: 147 | Saturday June 15, 2013 - 07:30:01
Maamulka Axmed Madoobe ee Magaalada Kismaayo ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan warbixin kasoo baxday Golaha ammanka ee Qaramada Midoobay taasi oo looga hadlaye arimaha Jubbooyinka.

Read More »

Rabshado ka dhacay Wadanka Faransiiska.

0 Visits: 274 | Friday June 14, 2013 - 12:46:29
Rabshado ayaa ka dhashey qayb ka mid ah magaalada Paris ee dalka Faransiiska, kadib markii Boolisku istaajiyay gabadh xirneyd Niqaabka wejiga lagu asuro, waxaana istaajintaas loogu yeeray mid sharci darro ah.

Read More »

Maraykanka oo xaqiijiyey in Suuriya ay is ticmaleyso Hubka Kiimikada ah.

0 Visits: 74 | Friday June 14, 2013 - 12:41:11
Dalka Maraykanka ayaa xaqiiqsadey in hadda Xukuumadda Siiriya marar badan ay u isticmaaleen Mucaaradka ka soo horjeeda hubka Kiimikada ah. Arrintan ayaa la macne ah in Xukuumadda Bashar Assad ka gudubtey khadkii casaa ee Obama sheegay haddii laga gudbo in Maraykanku taageeraayo kooxaha Mucaaradka.

Read More »

Maanta oo Jimca ah oo Wadanka Iiran loogu dareerey goobaha codeynta.

0 Visits: 61 | Friday June 14, 2013 - 12:37:37
Ku dhawaad 5.5 milyan oo codbixiye ayaa xaq u leh in ay ka qaybqaataan doorashada Madaxweynaha ee dalka IRAN, waxaana ay dooranayaan Madaxweynihii beddeli lahaa Axmedinejad oo aan sharcigu u oggolaaneyn in uu mar saddexaad is sharixi karo.

Read More »

Soomaaliland oo qaadacey Xafiiska cusub eee UMSOM.

1 Visits: 85 | Friday June 14, 2013 - 12:02:04
Maamulka Soomaaliland ayaa kasoo horjeestay xafiiska cusub ee QM "UNSOM", ayadoona mas'uuliyiinta maamulkaasi ay sheegeen in aan laga furi doonin xafiiska deegaanada maamulka Soomaaliland.

Read More »

Dhalinyaro Soomaali ah oo lagu toogtey dalka Maraykanka.

0 Visits: 293 | Friday June 14, 2013 - 08:58:06
Kadib muran ka dhex dhacay dhisme ku yaala magaalada St. Louis gaar ahaan xarunta daryeelka caafimaadka ayaa sababtay in ruux hubaysan uu toogto seddex ruux kadibna uu isaga isku dilo goobta, sida booliska ay sheegeen.

Read More »

M/weyne Xasan oo maanta ka degaya Londan.

0 Visits: 90 | Friday June 14, 2013 - 08:36:54
14 June 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud oo martiqaad rasmi ah ka helay Ra'iisul Wasaaraha UK David Cameron si uu uga qeybgalo xafladda loo sameynayo Boqortooyada Ingiriiska ee 15ka Juun oo ku beegan maalintii ay dhalatay iyo shirka hordhaca…

Read More »

Golaha amaanka oo ka hadley Xaalada Kismaayo.

0 Visits: 189 | Friday June 14, 2013 - 08:33:03
Xubnaha golaha amaanka ee jimciyada qurumaha ka dhexeysa oo kulan ku yeeshey magaalada New York ee xaruunta qaramada midoobay ayaa soo saaray bayaan ku saabsan xaaladaha cakiran ee ka taagan magaalada ksimaayo ee xaruunta gobolka Jubbada hoose ayagoo muujiyay sida ay uga walacsan yihiin muranada halkaasi…

Read More »

Muqdisho : Gaari Hub wadey oo lagu qabtey Muqdisho.

0 Visits: 113 | Friday June 14, 2013 - 08:19:50
Hubkan oo ay ku jireen hoobiye-yaal sebano iyo B10 ayaa maanta lagu soo bandhigay xarunta Otto-Otto ee ciidanka booliska soomaaliyeed ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Wakiilka Qm ee Arimaha Soomaaliya oo tagaya Hargeysa.

0 Visits: 48 | Friday June 14, 2013 - 07:53:49
Madaxa hawlgalka UNSOM ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Ambassador Nicholas Kay ayaa markii u horeysey booqanaya Somaliland tan iyo markii xilka loo soo magacaabey.

Read More »

Howlgalo ka socda Degmada Afgooye.

0 Visits: 46 | Friday June 14, 2013 - 07:45:58
Wararka ka imaanaya Degmada Afgooye ee Gobolka Sh/hoose ayaa waxa ay ku soo warramayaan in maanta Howl gallo ballaaran oo lagu sugayo Ammaanka in ay ka bilowdeen Xaafadaha kala duwan ee ku yaalla gudaha Degmadaasi.

Read More »

MA DHAB-BAA FURAHA CADAWADA KA DHEXEYN JIRTEY D/SOMALIA IYO D/ETHOPIA IN AY TAHAY D/MASAR

0 Visits: 323 | Thursday June 13, 2013 - 16:52:56
Iyadoo inta badan coladaha dhex marey Somalia iyo Ethopia lagu tilmaamo colaado qarniyaal soo jireen ah oo wajiyo kala duwan uu soo maray ayaanu waxaanu soo qadaneynaa xiligii 60kii oo inta badan Wadamada Afkrika xuriyad iyo Dowladnimo ay qaateen.

Read More »

Caruur & Habar Yartooda Oo Ku Geeriyoodey Guri dab Ka Kacay Jidah

0 Visits: 202 | Thursday June 13, 2013 - 16:49:18
Waxaa caawa magaalada Jeddah ee dalka Boqortooyada Sacuudiga lagu aasey 5 caruur oo isugu jira gabar iyo 4 wiilal oo walaalo ah iyo habaryartooda oo Jimcihii la soo dhaafey ku geeriyoodey dabqabsadey guri ay degnaayeen

Read More »

« Prev1234567 ... 186Next »

Featured

Our Facebook

© Copy Right 2009 - 2013 Baidoa News Agency - BANA All Rights Reserved.
Site Designed & Developed by Ileys Inc