• xayeysiis Bakaal
  • Ileys Inc
  • Home
  • About Us
  • History
    • Maahmaahyada DM
    • Halyeeyaashii DM
    • Dhulka DM
    • Taariikhda DM
    • Alif Maay
    • Abtirsiimaha DM
    • Saldanooyinka DM
  • Diinta
    • Muxaadaro
    • Siiro
    • Subac
    • Tafsiir
  • Wararka
  • Maqaallo
  • Multimedia
    • Photo Gallery
    • Radio Arlaathy
    • Somali Mai TV
    • Live Stream
  • Sheekooyin
  • Somali Links
  • Contact Us

Taariikhda DM

Mooshinkii Laga Gudbiyey Xukuumada Saacid oo Orjinal Ah

1 Visits: 961 | Thursday May 16, 2013 - 19:38:29
Waxaan Idin Soo Gudbineynaa Moshinkii Laga Geeyey Xukuumada Saacid Oo Aan Waxba Ka Maqaneyn.

Read More »

Joohar:Qarah ku dhii

0 Visits: 9 | Wednesday May 15, 2013 - 14:20:01
Joohar:

Read More »

Practice and Progress 1 into Maay accent Maallang Eething Ingiriis

0 Visits: 22 | Thursday May 02, 2013 - 13:31:17
Practice and Progress 1 into Maay accent Teacher Adam Increase

Read More »

Hassan Mohamed Nur "Shargaduud" (1946-2013).

13 Visits: 1850 | Wednesday April 03, 2013 - 21:12:58
A Life Dedicated to the Liberation of Digil-Mirifle

Read More »

Abdulatif A.Sheik Oo Wax Ka Qorey Taariikhda Marxuum Malaaq Mukhtaar

9 Visits: 1085 | Tuesday September 04, 2012 - 16:53:47

Read More »

Abwaan Gacma & Gabeygiisa Xuska Maalinta 6-da Juun

2 Visits: 704 | Wednesday June 06, 2012 - 21:36:42
Gabeygaan waxaa Qalinka iyo warqada u qaatey Abwaan Nuuradiin Gacma, kaasoo maanta kala qeyb qaadanaya Walaalaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Xuska Maalinta 6-da juun.

Read More »

Saraakiisha Nool Ee RRA-da Usoo Halgentay Magacyadooda.

16 Visits: 2253 | Wednesday June 06, 2012 - 11:38:54
Magacyadaan aan idin soo gudbineyno waa qaarkamid ah saraakiisha RRA usoo halgantey waxaa jira dad badan oo aan heynin magacyadooda ee hadii aad heysaan fadlan nasoo gaarsiiya.

Read More »

Xasuuqii Salbalaar & Oromadooda Gobolka Bakool Ay Ka Geysteen

6 Visits: 1540 | Wednesday June 06, 2012 - 11:15:34
Sida aad la socotaan waxaa ka dhacay caasimada Gobolka Bakool Xudur xasuuq aan la ilaabi doonin oo mar un sharciga la hor keeni doono kuwii dhibkaasi geystey.

Read More »

Saraakiishii soo Halgantay Xureynta Deegaanada Arlaadi Ee Geeriyootey

5 Visits: 1365 | Wednesday June 06, 2012 - 10:25:19
Waxaa loo duceynayaa Dhamaan intii kasoo qeyb qaadatay Halkankii Wadaniga ahaa ee dhibaatadii iyo dulmigii lagu haayey dad aan waxba galabsanin lagu hoopey.

Read More »

6dii Juun “Xasuustii RRA Dhibaatooyinkii Loo Geystay & Guulihii Ay Gaareen"

9 Visits: 1254 | Wednesday June 06, 2012 - 10:01:28
Magaca RRA wuxuu la micno yahay "Reewin Resisitance Army" oo loola jeedo Iidanka wal Usku reebowka Reewing, sida magacaasiba kuugu cad waxaa la aas aasey Ururkasi kadib markii Rahweyn lagu soo duuley dhulkooda.

Read More »

Gudiyadii Lagu Dhisey Tuulada jafaaye Magacyadooda

1 Visits: 947 | Wednesday June 06, 2012 - 10:01:26
Isla 23 ka Octobar 1995 tii maalinta lagu dhawaaqey Rahwein Rasistance Army" RRA " waxaa lasameeyey gudiyo shaqada bilaabaya waxaana hogaanka Jabhadaasi loo doortey Coll. Xasan Maxamed Nuur Shaati Gaduud , iyo kuxigeenadiisa Sheekh Aadan Madoobe, Xaabsade Iyo Sheekh Abuukar.

Read More »

Maxay Tahay 6-da juun, RRA, Iyo ONLF & Salbalaar ?

3 Visits: 801 | Wednesday June 06, 2012 - 10:01:24
Taariikhdu waa Baal Dahab Ah ma duugowdo weligeed ee laakiin waxay u baahan tahay dad qora ama sheeg sheega si markasta ay u ahaato wax markaasi la joogo oo kale.

Read More »

Aqoonyahanka Arlaadii Oo Diidey Magaca Baay & Bakool” Wareysi Xasaasi Ah”

13 Visits: 7777 | Sunday April 01, 2012 - 10:46:46
Hasanow Eethang Hoosow oo ah Jaamici kazoo Baxay Jaamcada Alberta CANADA ayaa warbxin uu horey ugu soo daabacay BANA & Amaandhoorey waxay dhalisey Dood Badan.

Read More »

HAZBIYA DIGIL MIRIFLE from 1947-1969 " Waa Maalintii La Aas Aasey Maanta

12 Visits: 1494 | Sunday March 25, 2012 - 16:22:39
Maxaad ka taqaanaa xisbigii Hazbiya Digil Mirifle (HDM party)

Read More »

Soomaaliyeey Ma Ilowdeen In Maanta Oo Kale La Diley Halyey Ahmed Rashid

9 Visits: 1393 | Sunday November 06, 2011 - 16:58:19
Maanta Oo Kale mudo laga jooogo 8 sanadooda waxaa magaalada Nairobi xaruntii Mbagathi oo ay ku shirayeen kooxaha Soomaalidu ku geeriyooday mid ka mid ah ergadii ka qeybgelaysay shirka, kaasoo meydkiisa laga helay meel ku dhow halka raashinka lagu kariyey.

Read More »

Qebtii Ugu Dambeysey Uguna Xiisaha Badneyd" Isir Sifeyn Aamusan" Abdi Hoosow"

11 Visits: 1559 | Saturday November 05, 2011 - 12:33:36
1. Dood waxay qabtaa in maaddaama Digil iyo Mirifle ay iska ahaayeen dad beeraley ah oo nabadda jecel oo taasina ay dhaxalsiisey in weerar joogto ah lagu hayo dhulkooda iyo dadkoodaba, malaha ay u wanaagsan tahay-ba in ciidan taba-baran oo u dhashey ay helaan si bal mustqabalka ay u fududaato in haddii…

Read More »

Digil iyo Mifle Oo Kulan Taariikhi ah Maanta Ku Yeeshey Khadka Telefonka

7 Visits: 1245 | Saturday October 15, 2011 - 18:32:19
Kulankan oo ahaa mid heer caalami ah ayaa waxaa ka soo qeybgaley waxgaradka siyaasiyiinta, hogaamiye dhaqameedyo, dhalinyerada, aqoonyahanada, ganacsatada, haweenka iyo hogaamiyaasha DM ee ku jira dowlada ku meelgaarka ah. Kulankan waxaa diirada lagu saarey aayaha iyo mustaqbalka umada DM.

Read More »

Warqad Talo Soo Jeedin Waano & Digniin Ah Oo Loo Direy Shariif Xasan

9 Visits: 1463 | Saturday October 15, 2011 - 18:32:04
Xildhibaan Madoowe Nuunow Maxamed ayaa Baaq Toosin Waano iyo Wax Usheegid Ah U direy Hogaanka ugu Sareeya Ee DM Dhinaca Dowlada Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Read More »

Maxaa U Dan Ah DM Talooyinkii Mohamud Hussein Aliyow

2 Visits: 1121 | Tuesday October 11, 2011 - 15:42:47
Waa su`aal oo u baahan jawaab deg-deg ah iyo Action Plan in sida dhaqsaha ah la qaado loo baahan yahay,kaaso waajib muqaddas ku ah qof kasto u dhashay DM.

Read More »

Xarunta Aas Aaska Nabad Dhiska "Tartiir Xalaal Eh Oo Diinta Islaamka Ka Saleysan"

10 Visits: 682 | Friday October 07, 2011 - 19:14:58
Dadaka soomaaliyeed sidee u arkaan hay,ada Center for Paece-Building Initiative Inc oo ah hay'ad ka shaqeysa Nabada.

Read More »

Baaqii Madoobe Nuunow Oo Laga Daba Imaadey & Su'aalo La Waydiiyey Xildhibaanka

8 Visits: 1168 | Thursday October 06, 2011 - 22:23:39
Waxaan layaab iyo amakaak ku akhristey maanta maqaalkan hoosta ku qoran www.baidoanews.com kaas oo sida aad u jeedaan uu sooqorey xildhibaan Madoobe Nuunow waana kii sadexaad sida ku xusan maqaalka.

Read More »

HISTORY OF THE GELEDI 1.LEGENDS OF EARLY HISTORY

0 Visits: 1958 | Monday September 05, 2011 - 22:56:53
The Geledi clan have lived for about 400 years in the town of Afgooye on the Shabeelle river. They are part of the Digil-Mirifle people, and also have strong ties with the nearby Benadiri communities of Mogadishu and Marka. For a long time they have been closely allied with the Haawiye Wacdaan clan,…

Read More »

Saraakiisha Nool Ee RRA-da Usoo Halgentay Magacyadooda.

1 Visits: 1786 | Tuesday June 07, 2011 - 08:31:25
Ayadoo aan lasoo koobi karin Saraakiishii RRA-da ee halganka dher usoo galey xureynta umada DM waxaan halkaan idinku soo gudbineynaa qaarkood inta nool intii dhimatayna allaha u naxriisto.

Read More »

Saraakiishii Usoo Halgantay Xureynta Deegaanada Arlaadi Ee Geeriyootay

2 Visits: 1713 | Tuesday June 07, 2011 - 08:31:20
Waxaa loo duceynayaa Dhamaan intii kasoo qeyb qaadatay Halkankii Wadaniga ahaa ee dhibaatadii iyo dulmigii lagu haayey dad aan waxba galabsanin lagu hoopey.

Read More »

6dii Juun, Xasuustii RRA Dhibaatooyinkii Loo Geystay & Guulihii Ay Gaareen"

2 Visits: 1269 | Monday June 06, 2011 - 09:52:50
Magaca RRA wuxuu la micno yahay "Rahwain Resisitance Army" oo loola jeedo Ciidamada Wax iska Caabinta Rahwein, sida magacaasiba kuugu cad waxaa la aas aasey Ururkasi kadib markii Rahweyn lagu soo duuley dhulkooda.

Read More »

Bahda Baidaonews iyo Radio Arlaadi oo ka qaybqaadanaya Xuska Lixda Bisha Lixaad.

15 Visits: 4102 | Monday June 06, 2011 - 09:52:46
Iyadoo ay bilowdeen Munaasabadaha loogu dabaaldagayo Maalinti xurnimada Goboladeena ayaa Bahda Baidoa news iyo Arlaadi Radio waxay Munaasabadani uga qaybqaadanayaan Barnaamijyo gaar ah oo loogu talagalay

Read More »

Hortaa Jera Wal Warsoy Reedkaa Jera Wal Ing Sheeg"Taxane Joogto Ah"

4 Visits: 1324 | Tuesday April 05, 2011 - 15:55:51
Dhacdooyinkii Taariikhda Siyaasadeedkii Soomaaliya "Taxane"

Read More »

Taariikhaha DM Maanta Oo Kale Maxay Ku Beegantahay "1da April"

10 Visits: 1405 | Friday April 01, 2011 - 15:24:27
Qowmiyada kasta waxay Buugeeda xasuus Qorka Gashataa Maalmo u gaar ah oo khuseeya dadkeeda iyo deegaan keeda si mustaqbalka dambe ay uga faaiideystaan Jiilkooda soo koraya.

Read More »

Dhul Iska Daayee Magacyadii Oo Laga Bililiqeysano DM, Aawey Ma Dhamaadeen

14 Visits: 3074 | Thursday March 31, 2011 - 12:12:24
Soomaaliya in mudo ah waxaa ka socda oo soomaalida intooda badan ay ku heshiiyeen in la boobo la dilo la dhaco isla markaana la faquuqo dhamaan wixii ku hadla Afka Maay-ga dhulkooduna la sheegto ayagoo maalin cad ay soo jeedaan.

Read More »

Proff Mukhtaar "Walaagii Una Na Noo Halaayi Yoona Ku Halaaweng"

8 Visits: 1360 | Sunday March 06, 2011 - 16:19:04
Proff Maxamed Xaaji Mukhtaar kheyr badan allaha siiyee waa nin ku duugan Taariikh muhiim ah oo loo baahan yahay in laga faa'iideysto ee qof walibow isku day inaad is baratid lafsad ahaantaada.

Read More »

Proff Mukhtaar"Hapar Lan Fathow Mey Ku Weydiisathow"

0 Visits: 1074 | Monday February 28, 2011 - 18:46:36
Proff Mohamed Xaaji Mukhtaar 1991 ilaa maanta waxaan maqalnaa Shirar Nabadeyn Iyo Dib Uheshiisiin oo soomaalida loo qabto in kabdan 21 shir oo lagu sheego shirar Caalami ah kaasoo ujeedadiisu aheyd nabad waarta in lagu soo dabaalo soomaali.

Read More »

Nabad Hadii Aan La Raadinin Iyadu Ma Imaaneyso"Injineer Issa "

0 Visits: 979 | Monday February 28, 2011 - 18:46:27
Abaar Oon Iyo Colaadyo Waa kuwii Illaah laga Tuugi Jirey Inaan La Mudan, Waxayna Dhibaatadaan Socotaa 20 Sano waxaanu leenahay Badd, Beero Macdan iyo waxyaabo badan oo hadii dadka loo ogolaado inay wax kasoo saartaan ay horumar ka gaari karaan.

Read More »

U Codeey Magaca Azaia Ma Yahay Mid Ku Haboon Oo Aanu Ugu Yeeri Karno Deegaanka

32 Visits: 7778 | Sunday February 13, 2011 - 17:21:43
Sida ay mar hore iyo mar dambaba ay inoo cadeeyeen ragii ku taqasusay taariikhda Geeska Africa waxaa loogu yeeri jirey xiliyadii Hore Deegaanka Koonfurta Soomaaliya Magaca ah Azania, Halka Waqooyiga Loogu Yeeri Jirey Puntland.

Read More »

" Dagaal Ayaanu Ka Xignaa Kuwa Dhahaya Waxaanu Kala Jareynaa Digilmirifle" Abwaan Mustafa

17 Visits: 2277 | Saturday February 12, 2011 - 13:16:00
Digilmirifle Waa Dad Walaal Ah oo aaney isu keenin siyaasad iyo dano gaar ahaaneed xitaa ninka heysto dhalasho Ingiriisi ah hasoo sheegto ayuu yiri Digilmirifle waan soo dhoweyneynaa waa wax aan dhaqan uleenahay soo dhoweynta dadaka kale ee Ajaaniibta ah.

Read More »

" Soomaalida Waxaa Dan U Ah In Hogaanka Dalka Loo Dhiibo DM"Proff Mukhtar

12 Visits: 2348 | Saturday February 12, 2011 - 13:15:55
Proff Mohamed Xaaji Mukhtaar oo ah Shaqsi Muhiim u ah DM inay ka faaiideystaan taariikhda muhiimka ah ee ku duugan Maskaxdiisa ayaa wareysi gaar ah uu siiyey SomaliMaiTv waxa uu sheegay hadal aan la ilaabi karin.

Read More »

Azania Maxay Tahay, Makula Tahay In Magacaasi Aanu Qaadano

9 Visits: 2435 | Wednesday February 09, 2011 - 18:50:31
Azania waa dhulka Koonfurta Soomaaliya laga soo bilaabo Xamar korkeeda ilaa Tanzania,South Africa Kenya iyo meelo lasii fog fog.

Read More »

Kulankii Proff. Mukhtaar & Injineer Issa Jaaliyada Somalida Ee Menneapolis

4 Visits: 1870 | Monday February 07, 2011 - 14:48:01
Waxaa si aad ah loogu soo dhoweeyey Gobolka Minnesota gaar ahaan magaalada Minneapolis Proffissor-ada kala ah Mohamed Haji mukhtar & Issa A Hamud ooka kala socdey Jaamacadaha Savanna United State Of America and Utah United State Of America.

Read More »

Qofka Ku Riyoonaya Soomaali Soomaali Bey Kusoo Noqoneysaa "Waad riyooneysaa" Waa In Soomaali Cusub La Raadiyaa

4 Visits: 1347 | Monday February 07, 2011 - 14:47:59
Maxaa Kudhacey Umada Somaliyeed Inkabdan 20 Sano Dhibaatooyinka socda, sidee looga bixi karaa iyo kaalintee nagu aadan.

Read More »

TAARIIKHDA JAMEECADA BAARDHEERE Q-1AAD

0 Visits: 1442 | Tuesday January 25, 2011 - 14:47:11
IN YER OO KOOBAN "TAARIIKHDII JAMEECADA (BAARDHEERE)"

Read More »

Featured

Our Facebook

© Copy Right 2009 - 2013 Baidoa News Agency - BANA All Rights Reserved.
Site Designed & Developed by Ileys Inc