Wararka

Sawirro:-Kheyre iyo Boqor Salmaan oo ku kulmay Magaalada Riyadh!!

0 Visits: 104 | 10 October, 2018
War kasoo baxay Boqortooyada Sacuudiga ayaa lagu faah-faahiyay kulan maanta ay wada qaateen Boqor Salmaan Bin Cabdicasiis iyo Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan oo wafdi uu hogaamiyaya shalay Magaaladaas gaaray.

Read More »

Booliiska Kenya oo dilay Macalimiin ay ugu shakiyeen Al-Shabaab

0 Visits: 194 | 10 October, 2018
Booliiska Kenya ayaa maanta oo Arbaco ah dilay labo macalin oo wax ka dhigateysay Iskuulka Sare ee Wiilasha oo dhaca Bariga Magaalada Mandheere ee u dhaw Xuduudka Soomaaliya.

Read More »

Qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho"

0 Visits: 95 | 10 October, 2018
Sida ay sheegayaan wararka aan ka helayno Isgoyska Ex Kontorool Afgooye ee magaalada Muqdisho, qarax Khasaare gaystay ayaa halkaasi ka dhacay.

Read More »

Sawirro:-Muqtaar Roobow oo ka Hadley Guddiga doorashada K/Galbeed

0 Visits: 1147 | 10 October, 2018
Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo ah musharax u taagan qabasahda xilka Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta Magaalada baydhabo oo Xarun KMG u ah maamulkaasi kulan kula qaatay qaar kamid ah xildhibaanada koonfur galbeed.

Read More »

Khasaare ka dhashay weerar lagu qaaday guriga Gudoomiyaha Haweenka Baydhabo

0 Visits: 139 | 11 October, 2018
Warar dheeraad ah, ayaa ka soo baxaya weerar xalay fiidkii ka dhacay magaalada Baydhabo oo xarun KMg-ah u ah Maamulka Koonfur Galbeed.

Read More »

Shabakad lagu qabtay Garoonka Aadan-Cadde & Xildhibaan ku lug yeeshay!!

0 Visits: 151 | 11 October, 2018
Ciidamada ammaanka garoonka diyaaradaha Muqdisho ee Aadan Cadde ayaa gacanta ku dhigay koox ka shaqeysa lacag dhaqidda.

Read More »

Wasiir Ugaas Xasan"Ma ahan wax la aqbali karo in xilli habeen ah qof carruurtiisa lagu hor dilo"

0 Visits: 734 | 11 October, 2018
Habeen ka hor ayaa ciidamo ka tirsan kuwa Kumaandoosta ee fariisinka ku leh Saldhiga Balli-doogle ee Gobolka Shabeellaha Hoose waxa ay degmada Walaweyn ku dileen Sheekh caan ka ahaa degmadaas.

Read More »

Gudiga Joogtada KGS oo Shalay Loo Yeeriyey Fariintii Sh. Hassan Ugu Dhiibey Kheekhuna

0 Visits: 507 | 11 October, 2018
SHEEKHUNA WUXUU KA HADLEY IN 21 KA BISHA LA MAGACAABAYO GUDIGA DOORASHADA, WAQTINA UUSAN JIRIN EE SIMINAAR HABKA DOORASHADA SHAQADA U QABANAYAAN LOOGU QAADI DOONO NAIROBI AMA BARAAWE!!!.

Read More »

Cabdi Qeybdiid oo baaq u diray madaxda Puntland

0 Visits: 152 | 11 October, 2018
Guddoomiyaha guddiga dib u eegista Dastuurka labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya xildhibaan Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo ku sugan degaanada Puntland ayaa madaxda Puntland ugu baaqay inay gacan ka qeystaan xalinta khilaafka ka dhexjira madaxda Galmudug.

Read More »

Imaaraadka Carabta oo ku xadgudubtay Cunaqabateynta Somalia

0 Visits: 169 | 11 October, 2018
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa lagu eedeeyay in ay si cad ugu Xadgudubtay Cunaqabateynta Hubka ee Saaran Soomaaliya sidda lagu shaaciyay warbixin hor dhac ah oo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey loo gudbiyay.

Read More »

Nin qarax culus damacsanaa oo la qabtay

0 Visits: 146 | 11 October, 2018
Magaalada Washington DC ee dalka Mareykanka ayaa lagu qabtay, nin qorsheynayay inuu qarax ismiidaamin ah la beegsado doorashada xilliga dhexe ee la filayo iney dhacdo bisha soo socota.

Read More »

Xildhibaano katirsan Somaliland oo sheegay iney duulaan ku yihiin Garoowe, Shacabkana isaga?

0 Visits: 134 | 11 October, 2018
Xilldhibaano ka tirsan Baarlamaanka Somaliland ayaa ka hadlay tiro madaafiic ah oo la sheegay in ciidamo ka tirsan Puntland ay ku tuureen Aaga rayidka ka caagan ee Tukaraq, oo ay isku hor­fadhiyaan ciidamada labada dhinac.

Read More »

Qarax Xooggan Oo Gordhaw Ka Dhacay Garasbaaley Iyo Khasaare Ka Dhashay!

0 Visits: 155 | 11 October, 2018
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax goordhaw ka dhacay deegaanka Garasbaaleey ee Gobalka Banaadir.

Read More »

Ciidamo Boolis oo lagu kordhiyay Degmooyinka Gobolka Banaadir!!

0 Visits: 112 | 11 October, 2018
Ciidamo badan oo Boolis ah ayaa lagu kordhiyay Saldhigyada Degmooyinka Gobolka Banaadir iyo goobaha kale ee baraha Koontaroolada Ciidamada Booliska ay ka joogaan Magaalada Muqdisho.

Read More »

Qarax ka dhacay Gobalka Hiiraan!!

0 Visits: 109 | 11 October, 2018
Wararka laga helayo Gobalka hiiraan ayaa sheegaya in Qarax lala eegtay ciidamo ka tirsan kuwa Jabtuuti oo marayay deegaanka Buurweyn ee Gobalkaasi.

Read More »

Toogasho ka dhacday Magalada Boosaaso xog laga helaayo!!

0 Visits: 163 | 11 October, 2018
Wararka naga soo gaaraya Magalada Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayaan in rag hubeysan ay Magaaladaas ku dileen askari ka tirsanaa Ciidamada Puntland.

Read More »

Sawirro:-Taliyaha booliska oo saraakiisha faray inay dardar geliyaan adkeynta ammaanka

0 Visits: 117 | 12 October, 2018
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Bashiir Cabdi Maxamed "Ameeriko" ayaa ka qeyb galay shir ka Ka dhacay xarunta Gen Kaahiye, kaasi oo looga hadlay dardar gelinta Shaqada iyo adkeynta Nabad gelyada.

Read More »

Duqeymo Lagu Garaacay Deegaano Ay Maamulaan AL shabaab

0 Visits: 129 | 12 October, 2018
Diyaaradaha qumaatiga u kaca ee ay leedahay dowladda Kenya ayaa waxaa la sheegay in xalay ay duqeyn ka geysteen degaan lagu magacaabo Dhiigtaar oo ka tirsan gobolka Gedo, sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan maamulka Jubbaland.

Read More »

Puntland oo digniin u dirtay dad ay sheegtay inay abuurayaan falal amni daro

0 Visits: 115 | 12 October, 2018
Taliyaha ciidanka booliska gobolka Mudug dhanka maamulka Puntland Axmed Cusmaan Cali ayaa digniin u diray kooxo uu ku sheegay inay wadaan kicin bulsho oo dhalinyarada u adeegsanaya dibadbaxyo rabshado wata oo lagu dhibaateynayo goobaha adeegyada bulshada.

Read More »

Gudiga Olala Doorashada KGS oo Si Dedban u Hogaamin Doona Shariif Sheekhuna

0 Visits: 452 | 12 October, 2018
Abdukadir Shariif Sheekhuna Oo SI DEDBAN, loogu magacaabey olalaha doorashooyinka Shariif xasan , wuxuuna sameyn doonaa Balanqaadyada xildhibaanada, waxaa xildhibaanada loo horumarinayaa lacag gaareysa $10,000 .

Read More »