Wararka

Caruur walaalo ah oo ku geeriyooday degaanka Mareer

0 Visits: 82 | 08 November, 2018
Wararka laga helayo degaanka Mareer oo qiyaastii degmada Jariiban u jira 35Km ayaa sheegaya in Saddex Caruur ah Labo kamid ah Walaalo yihiiin ay ku geeriyoodeen kadib markii ay ku dhaceen barkad.

Read More »

Yariisow oo digniin u diray hay'adaha ka howlgala Muqdisho

0 Visits: 86 | 08 November, 2018
Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa digniin waxaa uu u diray Hay'adaha samafalka ee ka howgala Muqdisho.

Read More »

Xildhibaan ku dhintay Qarax loogu xiray gaarigiisa Muqdisho

0 Visits: 148 | 08 November, 2018
Gaari Nooca raaxadda ah oo lagu soo xiray waxyaabaha Qarxa ayaa ku qarxay Iridda Hore ee Maqaayadda London Gate oo ku taalla meel u dhow Beerta Nabadda ee Magaalada Muqdisho.

Read More »

Shariif Xasan oo ugu dambeyntii Baydhabo ka dhoofay

0 Visits: 460 | 08 November, 2018
Madaxweynihii maamulka Koonfur Galbeed ee shalay xilka ka degay ayaa maanta ka dhoofay Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed.

Read More »

Cabdi Maxamuud Cumar oo maanta maxkamad mar kale la hor geynayo

0 Visits: 57 | 09 November, 2018
Saacaddaha soo socda ee maanta ayaa lagu waddaa in maxkamad ku taalla magaalada Addis Ababa markii shanaad lasoo taago madaxweynihii hore ee dawlad deegaanka Soomaalida, Cabdi Maxamuud Cumar.

Read More »

Farmaajo oo lagu soo dhaweeyay magaalada Gondar

0 Visits: 83 | 09 November, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya Mudane, Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta gaaray magaalada Gondar, gobolka Baxar-daar ee dalka Itoobiya, waxaana halkaasi kusoo dhaweeyay Mas'uuliyiin kala duwan.

Read More »

Ciidamada amaanka oo xabsiga dhigay wadihii gaariga lagu qarxiyay Xildhibaan Cabdi weli Maxamed

0 Visits: 123 | 09 November, 2018
Gudoomiyaha baarlamaanka Hirshabelle, ayaa ka hadlay dil gelinkii danbe ee shalay Muqdisho loogu geystay Xildhibaan Cabdiweli Maxamed Ibraahin oo kamid ahaa Xildhibaanada lagu aasaasay Hirshabelle.

Read More »

Diyaaradda Ethiopian Airlines oo Muqdisho kasoo degtay 41 sano ka dib

0 Visits: 113 | 09 November, 2018
Shirkadda Diyaaraddaha Ethiopian Airlines ayaa duulimaadkeedii ugu horreeyay ee gancsi ah maanta ku timid magaalada Muqdisho 41 sano ka dib.

Read More »

'DEG DEG:-Qaraxyo laga maqlay Magalada Muqdisho

0 Visits: 65 | 09 November, 2018
Qaraxyadan oo Saddex ahaa ayaa kala dameeyay,waxana jugtooda oo aad u weyneyd inta badan laga maqlay degmooyinka Gobolkan Banaadir.

Read More »

Sawirro:-Wararkii u dambeeyay Qaraxyo ka dhacay Magalada Muqdisho

0 Visits: 139 | 09 November, 2018
Ilaa Saddex Qarax ayaa Galabta ka dhacay Magalada Caasimadda ah ee Muqdisho,kuwaas oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Read More »

Magacyadda qaar ka mid ah dadkii ku waxyeeloobay Qaraxyadii Muqdisho

0 Visits: 267 | 09 November, 2018
Gurmadka loo sameynaayo dadkii ay waxyeelado kasoo gaartay Qaraxyadii ka dhacay Hoteel Saxafi ayaa wali socda , waxaana jira dhaawacyo badan oo la gaarsiiyay Isbitaalada Magaalada Muqdisho.

Read More »

Qaraxyadii Muqdisho oo qasaaro Badan Geestay iyo DF oo ka hadashay!!

0 Visits: 87 | 09 November, 2018
Ku dhawaad 20 ruux ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen Qaraxyadii Galabta ka dhacay Hoteelka Saxafi ee Magaalada Muqdisho.

Read More »

Sawirro:-Muqtaar Roobow oo taagero weyn loogu muujiyay Xaflad Baydhabo ka dhacday!

0 Visits: 417 | 09 November, 2018
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay laguna taagerayay Musharaxi ugu horeeyay ee shahaado musharaxnimo qaatay Muqtaar Roobow Cali ayaa ka dhacday Magaalada Baydhabo.

Read More »

Maxaa ay yihiin Siraha Ka Qarsoon ee Ku Jira Kulanka Gonder?

0 Visits: 175 | 10 November, 2018
Kulanka Goondhar ee Abiye abaabulay Asiyaasna fikirkiisa leeyahay Farmaajo lagu buuxsaday waxuu daaran yahay ka hoos guurida Shacabka iyo Xukuumada Jabuti.

Read More »

Shariif Xasan iyo Siyaasadda Somalia,(FALANQEYN)

0 Visits: 258 | 10 November, 2018
Dad fara badan oo la socda Siyaasadda Soomaaliya waxay yaqaannaan Shariif Xasan Sheekh Aadan, mararka qaarna waxaa la yiraahdaa waa mid ka mid ah siyaasiyiinta ugu xariifsan, balse hadda su'aasha la is weydiinayo ayaa ah 'ma soo idlaadeen waayihiisii?

Read More »

Faahfaahino kasoo baxaya Soomaali Weerar ka geystay Australia

0 Visits: 77 | 10 November, 2018
Nin dhalinyaro Somali Australian ah oo la aaminsanyahay in uu ka tirsanyahay Daacishta ka dagaalanta Syria ayaa weerar loo adeegsaday Mindi ka geystay Magaalada Melporn ee dalkaasi Australia.

Read More »

Tirada dadkii ku dhintay qaraxyadii Muqdisho oo kordhay

0 Visits: 62 | 10 November, 2018
Sida aan wararaka ku heleyno waxaa sii kordhay tirada dadkii ku naf waayay qaraxyadii shalay shabaab ay ka geysteen Magaalada Muqdisho.

Read More »

Guddiga doorashada K/Galbeed oo sheegay waqtiga ay qabsoomeyso doorashada

0 Visits: 502 | 10 November, 2018
Guddiga doorashada Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa ka hadlay xilliga ay qabsoomeyso doorashada madaxtinimo kaddib is casilaaddii Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo ka hariddii uu isaga haray tartanka doorashada.

Read More »

QM oo cambaareysay qaraxyadii Muqdisho ka dhacay

0 Visits: 25 | 10 November, 2018
Jimciyadda Qurumaha ka dhaxeyso afayeen u hadlay ayaa sheegay in ay aad kaga xunyihiin weerarkii shalay galab ee qaraxyada is xig xigay loo adeegsaday ee ka dhacay caasimada Soomaaliya.

Read More »

Labo Askari oo lagu dilay duleedka Muqdisho

0 Visits: 51 | 10 November, 2018
Ugu yaraan labo Qof ayaa dhimatay kaddib markii koox hubeysan ay toogteen Askar ku sugnaa degaanka Weydow ee Duleedka Muqdisho.

Read More »