Wararka

Ergeyga Qaramada Midoobey oo ku dhegan wasiirka amniga arintii Xariggii Roobow

1 Visits: 333 | 01 January, 2019
Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Hayom ayaa warqad u qoray Wasiirka Amniga ee dawladda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow.

Read More »

Shabaab oo Qisaas Ka fulisey Degmada Jilib

0 Visits: 279 | 01 January, 2019
Maxkamada Al-shabaab ee gobolada Jubbooyinka ayaa xukun ku fulisay Nin lagu eedeeyey inuu kufsi u geystay qof dumar ah.

Read More »

Kim Jong-un oo u digay Mareykanka

0 Visits: 268 | 01 January, 2019
Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un wuxuu sheegay inay ka go'antahay burburinta hubka Nukliyerka isla markaasna ka digay inuu dhabaha macquulka ah ka weecan doono waa haddii Mareykanka uu sii wado cunaqabataynada.

Read More »

Xasan Sheekh Max'ud iyo Baaq uu DF u diray

0 Visits: 416 | 02 January, 2019
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa baaq nabadeed u diray beelaha ku dagaallamaya gobollada Hiiraan iyo Galguduud.

Read More »

Xildhibaano si adag uga hadlay Go'aankii dowlada ku ceyrisay Danjire Nicholas

0 Visits: 320 | 02 January, 2019
Xildhibaano katiran Baarlamaanka federaalka Soomaaliya una badan Xildhibaanada Mucaaradka ku ah Xukuumada ayaa dhaliilay go'aankii dowlada Soomaaliya dalka uga eriday Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya.

Read More »

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey oo Baaritaan iyo Cadeyn ka Dalbaday Dowlada Somalia

0 Visits: 406 | 02 January, 2019
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii Xarunta Qaramada Midoobey ee magaalada Muqdisho, halkaasoo shalay madaafiic hoobiyeyaal lagu garaacay.

Read More »

Kheyre oo dib u saxaya Khalad ay DF Gashay

0 Visits: 636 | 02 January, 2019
Warar hoose oo ay heshay Wakaalada Warqaad.com ayaa sheegaya in Dowlada Federaalka Soomaaliya ay wado qorshe uu dib ugu soo celineyso Ciidamada Nabad sugida ee lagu biiriyay Booliska.

Read More »

Xildhibaan Geesey" Farmaajo Dastuur Iyo Diinta Waa Diiday" & Arima Kale Oo Culus

0 Visits: 512 | 04 January, 2019
Qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta dib ugu laabtay Magaalada Baydhabo ayaa dowladda dhexe ee ku eedeeyay in ay Mas'uul ka tahay dhibaatadii ka dhacday Magaalada Baydhabo.

Read More »

Xildhibaano DF ka tirsan iyo wasiir hore oo Baydhabo ka sheegay hadal aysan jecleysan Villa Somalia iyo Lafta-Gareen

0 Visits: 391 | 04 January, 2019
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegay inay halkaasi gaareen xildhibaanno iyo wasiir dhowaan iska casilay xukuumadda Soomaaliya, iyagoo ka hor yimid doorashadii ka dhacay magaalada Baydhaba

Read More »

Villa Somalia oo Qorshaha Adag u Degtay Doorashada M/Puntland Kadib Natiijada Maanta & Magacyada Musharixiin Safka hore ku jira

0 Visits: 0 | 04 January, 2019
Puntland doorasho ka xasaasisan kuwii hore ayaa kusoo fool leh waxana jira hadal heyn badan oo ku adan doorka Villa Somalia.

Read More »

CABDIXAKIIN Dhoobo-dareed: Waa kuma gudoomiyaha baarlamanka Puntland.

0 Visits: 364 | 04 January, 2019
Cabdixakiin Maxamed Axmed oo lagu naanayso (Dhoobo-dareed) wuxuu sannadkii 1968-dii ku dhashay miyiga degmada xiingalool ee gobolka Sanaag,wuxuu dugsiga hoose,dhexe iyo sare ka dhigtay degmada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag.

Read More »

Ceyrintii Danjiraha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo rajo badan abuurtay !!

0 Visits: 303 | 04 January, 2019
30-kii Deseembar 2018, Wakiilka qaramada midoobay ayaa warqad soo saaray. Ku socoto dowladda somalia, gaar ahaan wasaaradda arrimaha amniga. Dhaleeceyn iyo dhoocaar baa ku xusnaa. 12 Su'aalo taxan sidii imtixaan jaamacadeed baa ku sadareysnaa. Fajac iyo amankaag bay igu noqotay. Waxaan is iri ma…

Read More »

SONSA Oo Dowladda Ugu Baaqday ilaalinta Xuriyadda Hadalka iyo Insaanka, Lana Baaro Tacadiyadii Baydhabo

0 Visits: 473 | 04 January, 2019
kulan ay yeesheen xubno ka socda ururada bulshada rayidka, ganacsatada iyo xirfadleeyda ee ku mideysan dallada bulshada rayidka ee SONSA oo horay loo oran jiray SOCENSA

Read More »

Qaramada Midoobey: Haysom Weli Waa Ergeygeenna Soomaaliya, Waana Sii-shaqeynayaa

1 Visits: 467 | 04 January, 2019
Afhayeen u hadlay UN-ka oo shir jaraa'id qabtay ayaa sheegay Nicholas Haysom uu weli yahay ergeygooda Soomaaliya, isaga oo sidaasi ahna uu ka hadlay golaha ammaanka, wuxuu intaas raaciyey in aaney warqad ka helin dowladda Soomaaliya, ayna raadinayaan faah-faahin.

Read More »

UN-ka oo Warbixin cusub ka soo saaray duqeyntii Xalane iyo goobtii laga soo tuuray

0 Visits: 351 | 07 January, 2019
Hay'adda Q/Midoobay u qaabilsan Miinooyinka ee United Nations Mine Action Service – (UNMAS) ayaa warbixin kasoo saartay weerarkii hoobiyeyaasha ee 1-da Janaayo ee sanadkan 2019 lagu qaaday xarunta UN-ka ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Koofurta Sudan oo 3 bilood u qabatay Soomaalida iyo Ajaaniibta kale ee ku nool Dalkaasi

0 Visits: 537 | 07 January, 2019
Dowladda Koonfurta Suudaan ayaa amar cusub ku soo rogtay dad ajnabiga ah ee dalkaas ku nool oo ay ku jiraan Soomaalida.

Read More »

Amar cusub oo lagu soo rogay shaqaalaha QM ee ka howgala Muqdisho

0 Visits: 591 | 07 January, 2019
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Qaramada Midoobay ay amar ku soo rogtay mas'uuliyiinta iyo shaqaalaha Xafiiska UNSOM ee magaalada Muqdisho, iyadoo farriimo loo diray lagu sheegay inaysan tegin magaalada Muqdisho ama ay yareeyaan socdalkooda.

Read More »

Puntland oo War kasoo saaray Paul Anthony Fermosa oo lagu Toogtay Boosaaso

0 Visits: 167 | 04 February, 2019
Maamulka Puntland ayaa ka hadlay weerar saaka lagu qaaday Maamulihii Sharikadda DPWorld ee Dekadda Magaalada Boosaaso.

Read More »

Daacish oo sheegtay in la Dilay Abuu Zubeyr oo Iclaamiyay in Soomaalida la Weeraro

0 Visits: 185 | 04 February, 2019
Kooxda isku magacawday Dowladda Islaamiga ama Daacish ayaa shaacisay geerida Muwaadin Itoobiyaan ka mid ahaa dagaalamayaashooda ku sugan Soomaaliya.

Read More »

Dil goordhaw ka dhacay magaalada Muqdisho

0 Visits: 180 | 04 February, 2019
War goordhaw kusoo dhacay Warqabadka Shabakada Allbanaadir ayaa sheegaya in askari katirsan ciidanka dowlada Soomaaliya goordhaw Isgooska Banaadir ee magaalada Muqdisho ku dilay nin shacab ah.

Read More »