Wararka

Al.shabab oo war lama filaan ah kaso sartay dilka madaxii Dp world, fariina u dirtay imaaradka

0 Visits: 212 | 05 February, 2019
Kooxda Al.shabaab ayaa war kasoo saaray toogashadii shalay ka dhacay magaalada Boosaaso laguna dilay Paul anthony Fermosa oo ahaa maareyihii shirkadda DP World ee dowladda Imaaraatka carabta ay leedahay.

Read More »

Wararkii ugh Dambeeyey ee Mukhtaar Roobow

0 Visits: 369 | 05 February, 2019
Guru Goboleedka Igad ayaa lagu wad in shir adage iso AU ugh form 8 ilia 9 ka bisha Bishaan Magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia kaast loog yeerey Farmaajo.

Read More »

Qarax Ka Dhacay Gobolka Sh/Hoose,Saraakiil Gaari Ay La Socdeen Miino La Kacday

0 Visits: 115 | 05 February, 2019
Wararka inaga soo gaaraya Gobolka Shabellaha Hoose,ayaaa sheegaya in Qarax uu ka dhacay Wadada Xeebta ah Ee Jaziira ilaa Marka Cadeey Isku Xirta.

Read More »

Sirdoonka Qaranka oo loo Jeediyey Eedeyn culus

0 Visits: 144 | 05 February, 2019
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo katirsan Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa dhaliil xoogan usoo jeediyay Hay'ada Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka uu sheegay in ay ku fashilantay shaqadii laga rabay.

Read More »

Gabar yar oo lagu gowracay xaafad ka tirssan degmada Deyniile

0 Visits: 151 | 05 February, 2019
Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya meydka gabar 2 sano jir ah a sheegay in uu gowracay nin weerar ku soo qaaday reerka gabadha.

Read More »

Xasan Sheekh oo saakay Hoygiisa ku booqday Ugaas Khaliif

0 Visits: 171 | 06 February, 2019
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafti uu hogaaminayay oo shalay gaaray magaalada Baladweyne ayaa saakay booqasho ku tagay guriga uu Baladwene ka degan yahay Ugaas Xasan Ugaas Khaliif .

Read More »

Guddoomiyihii ugu safarada badnaa ee soo mara Gobolka Banaadir

0 Visits: 127 | 07 February, 2019
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Eng. C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) ayaa safar ku maraya dalal ka tirsan qaarada Yurub xili cabashada ka soo yeereysa shaqaalaha gobolka iyo qaar ka mid ah shacabka ay sii kordheysay mudooyinkan.

Read More »

Dowlada Imaaraadka Carabta oo Eedeyn culus loo soo jeediyay

0 Visits: 143 | 07 February, 2019
Ha'yadda Amnesty International ayaa ku eedeesay dowlada Imaaraadka Carabta in ay hubeesay kuna taageertay agab milatari oo kala duwan maleeshiyaad ka dagaalama dalka Yemen .

Read More »

Madaxweynaha Puntland oo Mamnuucay in lasoo Booqdo & Arinta sababtay oo la Ogaaday

0 Visits: 151 | 07 February, 2019
Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxaa aad looga dareemayaa ol olaha loogu jiro Magacaabista Golaha Wasiirada ee Dowlad Goboleedka Puntland.

Read More »

Dowlad Goboleedyada oo Cadeeyay Mowqifkooda Shirka London

0 Visits: 204 | 07 February, 2019
Maalinta berito ah ayaa la filayaa in Magalada London ee dalka Ingiriiska lagu qabto Shir ay Wasaaradda Batroolka Soomaaliya sheegtay in lagu soo bandhigayo sahminta lagu sameeyay Shidaalka Soomaaliya,hayeeshee shirkaasi uu muran badan dhaliyay.

Read More »

Sanater Ilyaas Oo Ka Shifay Sirta Ka Danbeysa Shidaalka & Boobka Kheyraadka Somalia

0 Visits: 183 | 09 February, 2019
Gudoomiyaha gudiga kheyraadka golaha aqalka sare ee Somalia Sanater Ilyaas Cali Xasan oo ka hadlay shirka looga hadlayo arimaha shidalaka Somalia ee ka furmay cariga ingisiika ayaa shaaca ka qaaday in aan loo baahneyn waqtigaan heshiis ku saabsan shidaalka Somalia madaama aysan diyaar aheyn sharciya…

Read More »

shabaab oo Sabab yaab leh ilaa 5-gaari oo xamuula dab u qabad siiyay kadib

0 Visits: 181 | 09 February, 2019
Illaa shan gaari oo gaadiid Xamuul ah ayaa shalay galab illaa xalay lagu gubay duleedka degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose, iyadoo dadka degaanku sheegeen gaadiidkan dab qabadsiiyeen ciidamo ka tirsan Al-Shabaab.

Read More »

Nin Shacab Ahaa oo Lagu Diley Magaalada Muqdisho

0 Visits: 139 | 09 February, 2019
Koox hubeysan ayaa toogasho ku dishay maanta oo Jimce ah qof shacab ah, xaafadda Kaawo-Godey ee degmada Dharkeynley, magaalada Muqdisho.

Read More »

Nin ku Dhax Islaamay Xabsi kuyaala dalka Mareykanka oo Cirbad lagu dilay

0 Visits: 229 | 09 February, 2019
Nin mudo 20-sano ah ku xirnaa Xabsi kuyaala gobolka Alabama ee dalka Mareykanka ayaa khamiistii shalay la dal dalay, waxaana xukunka dal dalaada ah ee ninkan lagu fuliyay la sheegay in la waafajiyay waqtigii horey loo qorsheeyay.

Read More »

Golaha Wasiirada Puntland oo Lagu Dhawaaqi Raba

0 Visits: 136 | 09 February, 2019
Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa la filayaa in saacadaha soo socda uu ku dhawaaqo Golihiisa Wasiirada, iyadoo ay bil ay ka soo wareegatay markii xilka Madaxweynaha loo doortay.

Read More »

Kiisas Musuq Maasuq oo Gacanta Lagu Haayo

0 Visits: 239 | 09 February, 2019
Xeer ilaaliyaha qaranka Dr Axmed Cali Daahir ayaa muddo kadib soo hadal qaaday kiisaska la xiriira Musuq maasuqa oo dowladda hadda jirta ay masuuliyiin u xirtay.

Read More »

Shabaab oo War Kasoo Saareyt Weerarkii xalay Lagu Qaadey

0 Visits: 166 | 11 February, 2019
Al Shabaab ayaa ka hadashay weerar culus oo xalay ciidamada Kumaandooska Soomaaliya iyo kuwa Mareykan ah oo garab siinayay kusoo qaadeen deegaanka Janaale ee gobolka Shabeelaha Hoose .

Read More »

Hir Shabeele oo Ka Walwalsan Bixitaanka Ciidanka Brundi

0 Visits: 127 | 11 February, 2019
Ciidamada AMISOM ayaa la filayaa in dhamaadka bishan ka baxaan deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe, iyadoo Maamulka Hirshabeelle uu soo wajahay walwal dhinaca ammaanka ah.

Read More »

Sargaal Amray in la dilo Maxaabiis oo si xeeladeesan Muqdisho loogu xiray

0 Visits: 163 | 12 February, 2019
Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in magaalada Muqdisho lagu xiray sargaal katirsan ciidanka Milatariga Soomaaliya oo amray in la dilo maxaabiis katirsan Al Shabaab iyaga oon wax Maxkamad ah lasoo taagin.

Read More »

Nin Caan Ka Ah Muqdisho Oo Lagu Badeli Rabo Sida La Sheegay Gudoomiye Yariisoow

0 Visits: 350 | 12 February, 2019
Sida Warqaad ay ku Heshay Xog Culus Waxaa socda Isbadel lagu sameenayo Hogaanka Maamulka Gobolka Banaadir taas oo dhowr mar fashil ku yimid in xilka qaadis iyo Xil magacaabis ay dhacdo.

Read More »