Featured

Recently added under this category

Xaflado Lagu Loogu Baaqayo In Roobow isu Soo Sharaxo Madaxweynaha KGS ayaa ka kala dhacey BAydhabo & Muqdisho

0 Visits: 1291 | 26 September, 2018
Dhalinyaro si iskooda isu xilqaamay ayaa kulan lagu taageerayay Mukhtaar Roobow Cali inuu isu soo taago qabashada xilka madaxweynimo ee Koofur Galbeed ku qabtay magaalada Muqdisho.

Read More »

Koonfurgalbeed Waxay Udiidan Tahay Xisaab Celinta Dowlada

1 Visits: 1169 | 01 October, 2018
Surge Support waa Magaca Projectga maxaana mashruuca soo dhiibey midowga yurub waxay ugu tala gashey in mamul goboleedyada dhamaan uu wax la qabto ama ku kaalmeeyo mashaariic dadka iyo deegaanka wax looogu qabanayo.

Read More »

Jawaab Warqadii Sumad Laawada Aheyd ee Kasoo Baxdey Dowlada Dhexe Baydhabo

0 Visits: 1519 | 06 October, 2018
Kadib Wareegtadii ka soo baxday Wasaaradda Amniga Dowlada dhexe ee Soomaaliya Muqtaar Roobow l taasoo ay warqadooda ku sheegeen in aanu isa soo sharaxi karin laakiin waxaa jawaabta warqadaasi laga bixiyey maanta Baydhabo.

Read More »

Sawirro:-Muqtaar Roobow oo ka Hadley Guddiga doorashada K/Galbeed

0 Visits: 3527 | 10 October, 2018
Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo ah musharax u taagan qabasahda xilka Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta Magaalada baydhabo oo Xarun KMG u ah maamulkaasi kulan kula qaatay qaar kamid ah xildhibaanada koonfur galbeed.

Read More »

Halkaan ka Akhriso Dastuurka KGS oo laga Beensheegayo

0 Visits: 2226 | 13 October, 2018
Qodobka 65aad: Nidaamka Doorashooyinka Dowlad Goboleedka:

Read More »

Sawirro:- Xaflad lagu teegarayo Musharax Muqtaar Roobow oo Swedhan ka dhacday &Baaq loo diray DF

0 Visits: 3034 | 23 October, 2018
Xaflad ballaaran oo lagu tageerayey Musharaxa ugu cadcad doorashada madaxwaynanimada maamulka koonfur galbeded soomaaliya , Mukhtaar Roobow Cali, ayaa waxaa ay dhacday Magaalada Göteborg Ee Dalka Sweden xafladaas ayaa lugu soo bandhigay arigtada Jaaliyada Koonfur Galbeed iyo Rabitaankoodaba.

Read More »

THE MOST BELOVED CONDIDATE OF SOUTHERN SOMALIA STATE MUKTAR ROBOW RUNNING FOR 17TH NOVEMBER PRESIDENTIAL ELECTION IN BAIDOA!!

0 Visits: 3684 | 31 October, 2018
The normal-looking campaign rally in Somalia's capital this month was anything but. Dozens of people in T-shirts bearing the smiling candidate's image and "Security and Justice" were praising the former No. 2 leader of Africa's deadliest Islamic extremist group, the al-Qaida-linked…

Read More »

Galayr General Trading Company oo Balaasirey Howlihii Ay Qaban Jirtay

0 Visits: 2389 | 18 December, 2018
Galayr general trading company waa company ganacsi oo kashaqeeya aduunyada oo dhan gar ahaan india Turkey Dubai kenya Africa Italy Germany.

Read More »

Kusoo Dhawaada Maamulka Xariin State Ex-KGS.

0 Visits: 244 | 12 May, 2020
1-Madaxweynaha koonfur galbeed Abdiasiis Lafta'gareen (Xariin)

Read More »

WAXAAD AWOODID KUN CAAWI HAKABA INIVERSITY

0 Visits: 0 | 21 May, 2020
Fadlan taageer HAKABA UNIVERSITY

Read More »

History Al-Jazibrahim Mahmoud Hussein.

0 Visits: 285 | 21 May, 2020
We belong to Allah and to him we shall return * every soul will taste death, but pay your wages on the day of resurrection, whoever budge from the fire and enter heaven has won and the life of the world is only the enjoyment of vanity

Read More »

Taariikh Kooban Xaaji Sheekh Towfiiq oo manta Baydhabo Ku geeriyoodey

0 Visits: 120 | 21 May, 2020
Ilaah ha unaxriistee waxaa dhowaan lagu aasey magaalada Baydhabo Sh. Aadan Xasan Mukhtaar ( Sh. Towfiiq) wuxuu dhashey 1943/2020 wuxuuna ku dhashey Magaalda ama Tuulada Mubaarak oo Bakool ka tirsan sida aanu kazoo xiganeyy Xildhibaan Idiris Abdi Dhaqtar , wuxuuna ifka uga tagey 21 Caruur ah oo isugu…

Read More »