Maqaallo

Shabaab Oo Nolol & Geeri Amisom Ah Soo Bandhigtay +Sawiro

0 Visits: 1813 | 24 February, 2011
Xarakada Al-Shabaab ayaa boqolaal dadweyne waxay ugu soo bandhigeen Xeradii Maslaxa ee duleedka Suuqa Xoolaha Meydadka shan ka tirsan Ciidamada Brundi, kuwaas oo ay maanta ku dileen dagaaladii ka dhacay Jidka Warshadaha iyo Askari nool oo dhaawac fudud qaba.

Read More »

Qowmiyad kasta Jiritaanka waxow ku xirantahey taariikdeeda,

0 Visits: 1997 | 24 February, 2011
Qowmiyad kasta Jiritaanka waxow ku xirantahey taariikdeeda, Ummad hadeysan leheen taariikh ma jirin karto,

Read More »

Keerow Oo Kaahiye Ka Dul Boodey ( Taxanihii Keerow)

0 Visits: 1537 | 25 February, 2011
Waxaan Ahay Madaxweyn Koonfur Galbeed Tii Ali Baab + Waxaa la igu Caleema Saarey Sacuudiga -:-Cadow ayuu ushaqeeyaa tii reer Uk = Cali Baab Oo Ka Hor Boodey Dad Reer UK Ah Oo Rabey Xilka uu sheegtay.

Read More »

Abwaan Iithow Oo U Jabaabey Nin Isku Sheegey Inuu Magaciisu Yahay Ugaas Laba Qeyt.

0 Visits: 2648 | 26 February, 2011
Ninkaan sheegtay Inuu magaciiisu yahay Ugaas Laba Qeyt sida uu sheegtay balse aanu sheegin cida uu ugaas uyahay ayaa waxa uu hadal aad moodid hanjabaad ujeediyey dadka ku abtirsada Qowmiyada DM.

Read More »

UTAH SOMALI COMMUNITY Invites you to a critical conference on Somalia Peace.

0 Visits: 14807 | 27 February, 2011
Salt Lake City, Utah When: Sunday February 27, 2011 4:00PM - 6:00PM Where: Salt Lake City Building City Council Chambers 451 South State Street Room 315

Read More »

Proff Mohamed Ali " Gaajooy Dimogradiyad Ma Fahantaa" Hadalo Cajiib Ah!

0 Visits: 1661 | 28 February, 2011
Proff Mohamed Ali Abukar waa ninkii Aas Aasay "Somali United Amrica Council" wuxuuna taqasuskiisu yahay Fidinta Beeraha waana Proff si weyn looga yaqaano Guud ahaan dalka America goboladiisa kala gedisan wuxuuna ka hadlay Arimo xasaani ah oo aad loo kala dhig dhigey.

Read More »

Keeraay Iyo Kaahiyo Maxaa Isku Keeney( Doqon Ma Garad)

0 Visits: 1262 | 01 March, 2011
Keerow kolkii uu ka kor boodey sxb kiisa Kaahiye ayaa durbaba Kaahiye kuxuu isku dayayaa inuu kal iyo laab kalsooni aan jirin ku abuuro Keeraay oo Keerow oo kale aan aheyn.

Read More »

Jaaliyadaha Mareykanka Oo Inj. Ciise A. Xamud Usoo Sharaxanaya Madaxweyne Soomaaliyeed

0 Visits: 1728 | 03 March, 2011
Aqoonyahanada soomaalida kunool dalka dibadiisa gaar ahaan wadanka Mareykanka ayaa waxay wadaan qorshe balaaran oo ay ku doonayaan in ay soo bandhigaan qof ay ku mideysanyihiin oo qabta xilka Jagada Madaxwweyninimada Bisha Augosto.

Read More »

Reer Baydhabo Oo Si Wanaagsan U Sagootiyey "Qaafiladan Cumar Mukhaar"

0 Visits: 6026 | 03 March, 2011
Qaafiladan Cumar Mukhaar loogu magac darey ayaa si aan caadi aheyn loogu sagootiyey maanta magaalada Baydhabo kuwaasoo ka koobnaa dhalinyaro iyo odoyaal xita aay ku jireen Malaaqyada Deegaanka oo aadey Jihaadka.

Read More »

Maktabka Zakaawaatka Wilaayada B/B Oo Deeq Lacageed Gaarsiiyey Wiil Xanuunsan

0 Visits: 1655 | 06 March, 2011
Maktabka Zakaawaatka Wilaayada Baay & Bakool ayaa maanta waxaa deeq lacageed gudoon siiyey Mad Yerow Manuur oo wiilkiisa Yer Aad U Xanuunsan isla markaana uu kaalmo iyo dhiira gelin ka waayey walaalaha DM ee Qurba joogta ah.

Read More »

Dad Dhul Aan Laheyn Maalgashanaya"Aawey Kuwii Lahaa"+Cod Sir Ah

0 Visits: 2034 | 06 March, 2011
Waayahaan dambe waxaa soo badanaya dadka dhul aan ayagu laheyn ku doonaya si aan xaq aheyn iney ku qaataan kuwaasoo adeegsada wax kastoo ay ku heli karaan.

Read More »

Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Oo Digniin Culus Soo Saartay Galabta

0 Visits: 1831 | 13 March, 2011
Dowlada goboleedka Koonfurgalbeedka Soomaaliya ayaa maanta markii ugu horeysay waxay digniin kasoo saartay iibka dhulka DM oo ay iibsadaan dad aan u dhalan Qowmiyada.

Read More »

Jaaliyada Soomaalida Switzerland Oo Dhaqaalo U Aruurinaya Gabar Ku Xanuunsan Arlaadi.

0 Visits: 2095 | 13 March, 2011
Kulan ay isugu imaadeen Xubnaha Jaaliyada DM Ee Dalka Switzerland ayaa waxaa lagu wada gorfeeyey in jaaliyadu ay kaalin wanaagsan ka qaadato amaba ay garab istaagto dadka ku dhibaataysan dalkii gaar ahaan Gobolada ay degto Qowmiyada.

Read More »

Jaaliyada DM Ee Swiss Oo Baaq U Direysa Inta Jacel Nabada Iney Ka Dhalato Somalia.

0 Visits: 1537 | 13 March, 2011
Kulankaan oo ahaa mid si weyn loo soo agaasimey isla markaana ay kasoo qeyb galeen qeybaha kala gedisan ee xubnaha Jaaliyada oo ku kala nool gobolada iyo degmooyinka Switzerland ayaa waxaa soo qaban qaabiyey kulankaan Rug Cadaaga aad si weyn u wada garaneysaan Mudane Dr, Amaandhoorey oo ah nin ku aasan…

Read More »

Xaabsade"Shabaab Duqeyn Xiligaan Waxba Loogama Qaadi Karo" Ifintiri Mooyee

0 Visits: 1602 | 17 March, 2011
Xildhibaan Maxamed Ibraahim Xaabsade oo hore u ahaa Dawladdii Sharma'arke Wasiirka Beraha oo xalay la hadlay qaar ka mid ah War baahinta gudaha ayaa fikirkiisa ka dhiibtay dhawaaqii dhawaan ka soo yeeray Wasiirka Gaashaan dhigga xukuumadda ku meel gaarka soomaaliya.

Read More »

C/Qaadir Cadaay Oo Maamul Goboleed Usameynaya Todobada AW-DIGIL

0 Visits: 3318 | 17 March, 2011
Koox Odoyaal Ubadan oo uu hogaaminayo Cabduqaadir Cadaay oo intooda badan kunool Wadanka Ingriiska yaa waxay wadaan Qorsho loogu kala saarayo Digil & Mirifle kaasoo ay horey rag badan isugu dayeen balse ay ku fashilmeen.

Read More »

Aqoonyahanada DM Oo Tiradooda Soo Kobceysa Waayahaan Dambe

0 Visits: 2123 | 21 March, 2011
inbadan waxaa maqalnaa ama aan kadheehanaa taariikhii hore ilbaxnimooyin bulsho ee hore sida ilbaxnimadii PERSIA(iran),ROMA ,GREEK,iyo FARAACINTA(egypt) maxay tahay ilbaxnimo ama xadaarad?

Read More »

Dowlada Goboleedka K.Galbeed Oo Si Weyn Loogu Taageerey Sacuudiga

0 Visits: 1621 | 21 March, 2011
Dhamaan sida ay uwada dhan yihiin jaaliyada DM Ee Boqortooyada Sacuudiga Qeybaheeda kala duwan ayaa si weyn u taageerey dowlad Goboleedka Koonfurgalbeed Soomaaliya,

Read More »

DM Youth Network Oo Looga Dhawaaqey Dalka Mareykanka " Urur Hadafkiisa Aad U Fog"

0 Visits: 1981 | 21 March, 2011
Dhalinyerada Qurba Joogta Soomaalida kunool Dalka Mareykanka ayaa baaris dheer ay sameeyeen kadib waxaa lagu guuleystay iney ku dhidabada utaagaan Urur Ay Ku Mideysan yihiin Dhalinyerada kunool dalkaasi mareykanka kaasoo ujeedadiisu tahay sidii dhalinyarada DM ee caalamka kunool loogu mideyn lahaa isla…

Read More »

Dowlada Koonfur Galbeed Oo Wasiirkii Waxbarashada Magacaawdey

0 Visits: 3587 | 21 March, 2011
Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ayaa markii ugu horeysay waxay wasiirka Waxbarashada & Tacliinta sare u magacaawdey Mr. Jabriil Maxamuud Aadan Oo kamid Ah Aqoonyahaniinta DM.

Read More »