Wararka

Madaxda DM Ugu Jirto Dowlada Oo Aaminsan In Afka Maayga Hadii Ay Ku Hadlaan Inaan La Dhageysaneynin

0 Visits: 2003 | 01 January, 1970
Madaxda DM Ugu Jirto Dowlada Oo Aaminsan In Afka Maayga Hadii Ay Ku Hadlaan Inaan La Dhageysaneynin!.

Read More »

Dalka Ma Lagaa Xigaa? Qormo Cajiib Ah! Hassan Hoosow

0 Visits: 677 | 01 January, 1970
Waa Su'aal Jawaab u Baahan!

Read More »

Ciidamo Aad U Tiro Badan Oo Caawa Soo Buuxa Dhaafshey Degmada Berdaale

0 Visits: 565 | 01 January, 1970
ciidamo Aad u tira badan iyo gawaaridooda oo lagu qiyaasey 100 iyo dhowr gaari kuwaasoo caawa saldhig KMG ah ka dhigtey Degmada Berdaale ee gobolka Baay.

Read More »

Dowlada Turkiya Oo Warqadii Aqoonsiga Siisey Safiirka Cusub Ee safaarada Soomaalida Wadankaasi.

0 Visits: 875 | 01 January, 1970
Waxaa Daqiiqado ka hor Warqadii Aqoonsiga la gudoonsiiyey Amb. Maxamed Mursal Sheekh Oo Ah Safiirka Safaarada Soomaalida Turkiya.

Read More »

Shariif Oo Magacaabey Gudiga Olalaha Doorashada

0 Visits: 537 | 01 January, 1970
Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa loolan adag u geli doona sidii mar kale dib ugu soo laaban lahaa Kursiga Madaxtinimada Soomaaliya, iyadoo Madaxweynaha si horu dhac u bilaabay ololihiisa doorashada 20-ka Augosto.

Read More »

Sheekh Shariif Oo Balanqaadey In La Adkeyneyo Amaanka Afgooye.

0 Visits: 657 | 01 January, 1970
Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ballan qaaday in ammaanka shacabka Afgooye la adkeynayo.

Read More »

Kooxo hubeysan oo toogtey Mareeyihii Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho.

0 Visits: 527 | 01 January, 1970
Waxaa salaadii Maqrib caawa kadib magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya lagu dilay Mareeyihii Garoonka Diyaaradaha Aadan Cade ee Magaalada Muqdisho kaasi oo lagu magacaabayay Ibraahin Imaan Xalane waana mas'uulkii ugu horeeyay oo Garoonka diyaaradaha laga dilo.

Read More »

Shiine Macalin Nuurow Walaalkiisa Oo Baydhabo Lagu Diley

0 Visits: 749 | 01 January, 1970
Alle u naxariistee waxaa magaalada baydhabo ee xarunta gobolka baay lagu diley maxamed macalin nuurow oo walaal la ah gudoomiye ku xigeenka gobolka baay shiine macalin nuurow.

Read More »

Xulista Liiska Cusub ee Barlamaanka iyo Warbixintii ugu Danbeeyay (Warbixin)

0 Visits: 610 | 01 January, 1970
Waxaa lagu wadaa in labada maalmood ee soo socota la soo bandhigo markii ugu horeysay liiskii ugu horeeyay ee baarlamaanka cusub ee Soomaaliya kaasoo xulidiisu ay mareyso meel gabagabo ah, sida ay Raxanreeb ka soo xigatay xubno ka tirsan guddiga farsamada ee xulista baarlamaanka.

Read More »

Kulankii Beesha Reer Aw Midoobe Oo Soo Idlaadey & Ilaalo Qaas Ah Oo Loo Sameeyey Jawaari.

0 Visits: 1913 | 01 January, 1970
Kulan Albaabada u laabnaa oo ay yeesheen siyaasiyiin kasoo jeeda Beelaha Reer Aw Midoobe ayaa wuxuu kusoo idlaadey magaalada Muqdisho ee Gobolka Banaadir.

Read More »

Malaaq Cabdi Kariin Ibrow Waaxn Ka Guuleysanay Max'med Rashiid iyo Wuxuu Watay

0 Visits: 878 | 01 January, 1970
Malaaq Cabdikariin Ibraahim (Ibrow) oo ka mid ah xubnaha dacwada ka gudbiyey Maxéd rashiid ayaa sheegay in ay ka guuleysteen Maxéd rashiid markii ay fashiliyeen wax uu ku tilmaamay kibirkii & kelitalisnimadii uu caadeystay, wuxuuna xusay Ibrow in guushoodu ay sal u tahay iyaga tusay qeybaha bulshadda…

Read More »

Ardada Waxkubarata Dalka Sudan Oo Aad Usoo Dhoweeyey Doorashada Madaxweynaha Cusub

0 Visits: 804 | 01 January, 1970
waxaa habalyo farxadeed halkaan ka diraya guud ahaan ardayda soomaalida ee wax ka barata dalka suudaan , kuwaasoo ka kala yimid dhamaan gudaha dalka soomaaliaya hadii aan kala qaadno sida ardayda ka soo kala jeeda koonfur galbeed, pudland, iyo somali land iyo galinka shanaad.

Read More »

Hay'adda SOMRARD oo kulan ku qabatay Magaalada Baydhabo

0 Visits: 1150 | 01 January, 1970
Hay'adda Somali Riverine Association for Relief and Human Development ayaan kulan ballaaran ugu qabatay magaalada Baydhabo ee gobolka Baay waxgaradka gobolkaasi.

Read More »

Madaxwayne Xasan Sheekh Oo Kulan Mogdisho Kula Qaatey Wakiilo Dadal Badan.

0 Visits: 572 | 01 January, 1970
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikha Maxamuud ayaa maanta waxa uu kulan la qaatay Safiiro ka socday Wadamada Yurub.

Read More »

Mahiiga "Shabaab waxaa ku dhacday dharbaaxo kulul"

0 Visits: 580 | 01 January, 1970
Uqeybsanaha Xoghayaha guud QM ee arrimaha Soomaaliya Augustine Mahiga oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ay dhabarka ka jabiyeen Al Shabaab, ayna kala wareegeen fariisimihii ugu dambeeyay ee ay ku lahaayeen Jubbooyinka.

Read More »

M/weyne Xasan oo qaabiley wafdi ka socday Dowlada Ingiriiska.

0 Visits: 741 | 01 January, 1970
Waxaa maanta Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya gaaray Wafdi caalami ah oo ka socday Dalka Britain kuwaasi oo ka koobnaa ilaa iyo dhowr xubnood ayaa waxaa ay kulamo la qaateen Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya Xasan Sheekh.

Read More »

Maxaa Kasoo Baxay Shirkii Jaaliyada Beesha Disow Ee Qurbaha

0 Visits: 2007 | 01 January, 1970
Go'aano wax ku ool ah oo kasoo baxay Shirkii ugu weynaa ee ebid ay yeeshaan Jaaliyadda Beesha Disow.

Read More »

Daawo Sawirada markii ciidamada Huwanta ay galayeen Kismaayo.

0 Visits: 1395 | 01 January, 1970
Waxaa noo suura gashay inaan idin soo gudbino Sawirada Ciidamada Huwanta ah oo gudaha u galay Kismaayo.

Read More »

Daawo Sawirada Maamulaha Markazka Ummul-quraa Ee K. Afrika Oo Baydhabo Booqanaya

0 Visits: 1257 | 01 January, 1970
Maamulaha Madarasada maamulaha Markazka Ummul-quraa ee magaalada Johannesburg dalka South Africa Macalin C/fataax Sh. Xasan ayaa booqasho gaaban wuxuu ku joogaa wadanka soomaaliya gaar ahaan deegaanadii Arlaadii

Read More »