Maqaallo

Xildhibaan faarax" DM Diyaar Uma Ahan Kursiga Bololka Ah" Waxaan Ahay Musharax

0 Visits: 1655 | 21 March, 2011
Xildhibaan Faaraxa Xaaji Faqi oo kamdi ah mudaniyaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa uu ku taliyey asagoo la hadlayey Xildhibaanada DM ee Ku jira Dowlada KMG Inaaney Marnaba la qaadanin Waxa Uu Ugu Yeerey Kurisigii Qayaanada Ahaa" Baarlamaan".

Read More »

Gabar Reer Baydhabo Ah Oo Doorasho Uga Guuleysatay Dalaka Switzerland

0 Visits: 1627 | 23 March, 2011
Doorashii golaha deegaanka ee degmooyinka dalka Swizerland ayaa waxay ka dhacdey dalka swiss gaar ahaan magaalada Fribourg

Read More »

Maaaqa Beesha Eelaay Oo Ku Baaqey In La Taageero Dowlada Goboleedka Koonfurgalbeed

0 Visits: 2559 | 25 March, 2011
Malaaqa Guud ee Beelaha,Eelaay Md.Cabdullaahi Aadan Xasan(Mandeela) ee Boqortooyada dalka Sacuudiga Ayaa Ku Baaqey in dadka soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ku abtirsada DM ay taageero xoogan u muujiyaan dowlad goboleedka Koonfurgalbeed soomaaliya.

Read More »

Jaaliyada Switzerland Oo Soo Dhoweysay Guushii Ay Soo Hooyisey Adei

0 Visits: 1675 | 25 March, 2011
Jaaliyada Dalka Switzerland ee Qowmiyada DM ayaa si weyn usoo dhoweysay Guushii iyo sumcadii ay soo keentayGabadha lagu magacaabo Addei Sidi Nur oo ku guuleysatay madaxtinimada golaha deegaanka ee magaalada Fribourg.

Read More »

Jaaliyada DM Ee Sacudiga Oo Deg Deg La Isugu Yeerey.

0 Visits: 1585 | 25 March, 2011
Kulan Deg Deg Ah ayaa la isugu yeerey Dhamaan inta xubin ka ah jaaliyada DM ee Dalka Sacudiga waxaana lagu wargeliyeye in sida ugu dhaqsiyaha badan ay isugu imaadaan maanta gelinka dambe.

Read More »

Is Qab qabsiga Jaaliyadaha DM & Boobka Lagu Haayo Dhulkooda!!!

0 Visits: 1609 | 25 March, 2011
weligaada ma maqashay mise ku fikirtay in DM dhulka Lixda Gobol uu leeyahay laga siiyo ama soohdin looga dhigo dhigey mar hore Buurhakaba, mudo kadibna lagu soo koobey Baay Iyo Bakool balse maanta Waajid xuduud looga dhigey.

Read More »

Keerow Iyo Kaahiye Xagey ka Dhaceen Maalmahaan"Koow Koow"

0 Visits: 1458 | 29 March, 2011
Kaahiye, Walee Xaalka Meeshii Weligeen Aan Rabi Jirney Ayuu Hada Gaarey, waxa la arkaa maal mahaan reer Keerow Oo Qoorta Is Haya midba midka kale Daba Heysa waa Nimco Illaah , waxaa Arintaan dani ugu jirtaa Reer Kaahiye Meelkastoo ay aduunka ka joogaan, Waxaanu Heleynaa Dhul Cidlo Ah, Beero Waxsoo Saar…

Read More »

Jalaal" Dadka Walaalohooda Diidey Waax & Waadi Maa Raaceysiin"Sorry

0 Visits: 1580 | 29 March, 2011
Wasiirka Madaxtooyada Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane jalaal Max'uud Xasan ayaa Waxa uu sheegey inuu aad ugu xunyahan in Shaqsiyaad Qowmiyada Ka Tirsan ay Isku Dayaan in Aygoo sheeganaya Magaca Jaaliyadii Hore ay Yiraahdaan Waan Kasoo Horjeednaa.

Read More »

"Digilmiriflow Hadii Aad Mar Hore Qeylin Laheydeen Waxiina Lama Qaateen"

0 Visits: 1551 | 29 March, 2011
Sanadkii Hore munaasabad ay DM ku lahaayeen Dalka Sacudiga ayaa waxaa kasoo qeyb galey soomaali kale si ay maalintiisa ayaguna ula qeybsadaan Walaalohooda oo xaflad sameystay.

Read More »

Beesha Jiido Oo Suldaan Cusub Dooratay, Maalinta Caleemo Saarka Oo La Shaaciyey

0 Visits: 1601 | 29 March, 2011
Munaasabad lagu Caleema Saarayo Suldaanka Cusub ee Beesha Jiido Oo ka mid ah Beelaka Qowmiyada DM ayaa waxay ka dhiceysaa Dalka Mareykanka.

Read More »

Gaandiyoow Gabal Kuu Dhici Maayo Hadii Aadan ka Laaban Magacaasi"Ali Baab"

0 Visits: 1935 | 02 April, 2011
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Dr, Cali Cabdi Abukar "Baab" warsaxaafadeed uu maanta soo saarey nuqul kamid ah lasoo gaarsiiyey Baidoanews ayaa waxa uu digniin hanjabaad ah u direy ninka lagu magacaabo Gaandi oo Bililiqeystay Magacii "AZANIA" oo ah magac…

Read More »

Abukaate Cali Maxmuud Oo La dardaarmey Suldaanka Cusub Ee Beesha Jiide.

0 Visits: 1397 | 03 April, 2011
Abukaate Cali Maxamuud ayaa waxa uu mahad balaaran u jeediyey Awalan guud ahaan intii soo qaban qaabisey Munaasadii lagu caleema saarey Suldaanka Beesha Jiide iyo intii kasoo qeyb gashay.

Read More »

Xaflada Caleema Saarka Suldaan Warsame Suldaan Ibraahim Aliyow Ibrow

0 Visits: 3138 | 05 April, 2011
Xafladdan caleema saarka Suldaan Warsame Suldaan Ibrahim Aliyow oo soo agaasimay uruka isku xirka dhallinyarada Digil & Mirifle DMYN oo ka dhacday Magaalada Minneapolis ee carriga Maraykanka ayaa waxa isugu yimid Salaadiinta, Ugaasyada iyo Malaaqyada Digil & Mirifle iyo guud ahaan oday dhaqameedyada…

Read More »

AQOONYAHANNAD KOONFUR GALBEED SOMALIYA OO RADIYAY Hamiga Gaandi

0 Visits: 7839 | 05 April, 2011
Waxaa markale nasiib darro ah in maantay ay dhacdo qof Proff. Sheeganaayo in uu qaato magac horay u jiray oo dad gaar ah ay lahayeen.

Read More »

Laabjeex Daawo Loo Heley Laab Lakac Maxaa Lagu Dabiibaa?

0 Visits: 3340 | 05 April, 2011
Sida laga wada Boqsoonyahay aduunkaan waxa ay dadkiisa waxgaradka ah ee kunool iskud ayeen in wax kasta daawo loo helo si loo dabiibo .

Read More »

Shir Jaraa'id" Abwaan Iithow Why DM Wax Kastoo Ay Sameysan Rabaan Loo Arqaladeeyaa"

0 Visits: 1724 | 07 April, 2011
Jaaliyada Swiss ayaa waxay maanta kulan ay isugu imaadeen ku falan qeeyeen Arimo xasaasi ah oo ay kaga hadlayaan dhibaatooyinka lasoo derisay Qowmiyada DM guud ahaan.

Read More »

Amiira Doodishiini" Waa Damiir Xumo In Dadkeena Baakado Guryo Looga Dhigo Anaguna Aan Waxba Tarin"

0 Visits: 2118 | 07 April, 2011
Amiira oo kamid ah xubnaha Jaaliyada Soomaalida Ee minnesota gaar ahaan DM, waxayna sheegtay in ay aad iyo aad ugu xuntahay in Dad leh wadan hadana ay qaxooti ku noqdaan Gobol kamid ah soomaaliya.

Read More »

"Lang Beer Falow Ing Kasaana Dowlad Mi Nagatha Kora"Prof. Mukhtar

0 Visits: 1650 | 07 April, 2011
Proff, Mohamed Haji Mukhtaar Oo Ka Hadley Taariikh Muhiim Ah oo ku saabsan Horumarka Bini'aadamka meeshii uu kasoo bilowdey iyo xiliga maanta la joogo waxa hortaagan in la helo Dawlad Loo wada dhan yahay.

Read More »

Xasan Aadan Samatar & Qoomaal Oo Wacdaro Aan La Arag Weligeed Ka Dhigey Switzerland

0 Visits: 18602 | 12 April, 2011
Munaasab Aroos oo si aad ah loo soo agaasimey laguna qabtay Hotel 5 Star ah ayaa waxa ay ka dhacdey Dalka Switzerland gaar ahaan Magaalada St.Gallen taasoo ay socoto mudo dhowr cisho ah.

Read More »

Samatar Afka Soomaaliga Asalkiisa Waa Afka Maay-ga

0 Visits: 3044 | 14 April, 2011
Fanaankii Qaranka Soomaaliyeed Mr. Xasan Aadan Samatar Oo Dhowaan Cod Gaar ah siiyey Radio Arlaadi & Wadajir ayaa waxa uu sheegey in Asalka Afka Soomaaliga uu yahay Afka Maayga.

Read More »