Wararka

Dhageyso Sheekh Cali " Waxaan dhowaan la wareegaynaa kismaayo"

0 Visits: 999 | 01 January, 1970
Afhayeenka Kooxda Shabaab ee Soomaaliya Cali Maxamuud raage Cali Dheere oo la hadlay warbaahinta ayaa waxaa uu ka hadlay qaba shada Magaalada Kismaayo dhowaan ay la wareegeen ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo Kuwa AMISOM kadib markii Shabaab Magaalada ay ka baxeen.

Read More »

War Deg Deg Ah Ciidamada Turkiga iyo Siiriya Oo Is Weedaarsaneya Duqeymo.

0 Visits: 1702 | 01 January, 1970
Ciidamada madaafiicda dalka Turkiga ayaa ka jawaabay duqeyn ay u geysteen ciidamada Siiriya gudaha dalka TUrkiga iyadoo ay ku dhinteen duqeyntaas shan ruux oo Turkey ah.

Read More »

Ray'iisul wasaaraha oo taageero ka dal badey shacabka Soomaaliyeed.

0 Visits: 686 | 01 January, 1970
Ray'iisul wasaaraha cusub ee Jamhuuriyada Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa waxaa uu ka hadley arimo dhowr ah oo ay ka mid tahay sidii loo garab istaagi lahaa Xukuumada uu soo wado.

Read More »

ha fasaxin sxb

0 Visits: 631 | 01 January, 1970

Read More »

Gagale: Somalia: Mudane Madaxweyne Noqo Ma Baqe, Ma Naxe Go\'aan Adag

0 Visits: 773 | 01 January, 1970
Mas'uuliyadda madaxweyne qaran waa xil aad u culus oo qofka qabta laga rabo inuu yeesho sifooyinka loogu guullaysankaro, dalka iyo dadkuna mahadiyaan.

Read More »

JOURNALISM STUDENTS VERY HAPPY AS THREE DAYS SEMINAR IN NAIROBI CLOSED.

0 Visits: 778 | 01 January, 1970
RESS RELEASE: Center for Peace and Journalism in Kenya has arranged to train 15 students from educational institutes in Somali residential in Kenya.

Read More »

Kulankii Maanta Xukuumada & Baarlamaanka Oo Buuq Kusoo Idlaadey

0 Visits: 3467 | 05 August, 2010
Kulankii mudanayaasha baarlamaanka KMG Soomaaliya ay maanta isugu yimaadeen xarunta Golaha Shacabka Soomaaliyaa ayaa waxa uu ku soo dhamaaday qaylo iyo buuq.

Read More »

Sweden Oo Diidey Aqoonsiga Baasaboorka Cusub Ee soomaaliya

0 Visits: 4033 | 05 August, 2010
Waaxda socdaaka dalka Sweden ayaa daboolka ka qaaday in aysanba aqoosaneen Basaboorka cusub ee Soomalida iyadoona sabab ugu dhigtay in dowlada ayba heysan dhul ku filan oo basaboorkooda lagu aqoonsan karo.]

Read More »

Shariif Xasan Oo Dhaliiley Qaar Ka Tirsan Baarlamaanka

0 Visits: 3565 | 05 August, 2010
Gudoomiyaha Golaha Baarlamaanka Dawladda FKMG Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa dhaliil u jeediyey koox Xildhibaano ah oo isku xiran kuwaasi oo maanta ku shiray meel ka baxsan halka loo asteeyay in Mudanayaashu ku shiraan ee Aqalka Ummada.

Read More »

Salaad Cali Jeele Oo Maanta Furka Tuurtay

0 Visits: 4439 | 05 August, 2010
Xildhibaan Salaad Jeelle oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Baarlamaanka Dawladda FKMG Soomaaliya ayaa eedeyn dusha uga tuuray Xukuumada Ra'isulwasaare Sharma'arke.

Read More »

Xukun Dhagax Dil Ah Oo Galabta Laga Fuliyay Magaalada Marka

0 Visits: 4166 | 05 August, 2010
Maamulka Islaamiga Gobalka Shabeelaha Hoose ayaa maanta Xukun Rajmi ah ku fuliyay Wiil dhalinyara ah oo lagusoo eedeeyay in uu galay fal Zina ah iyo Burcadnimo uu kula kacay dad Rayid ah.

Read More »

Nin Gacan Ku Dhiigle Ahaa Oo Shabaabka Baardheere Gacanta Kusoo Dhigeen

0 Visits: 3549 | 06 August, 2010
Maamulka Al-Shabaab Al-Mujaahidiin ee degmada Baardheere ayaa gacanta ku dhigay nin lagu eedeeyay inuu qof ku dilay gudaha magaaladaasi.

Read More »

Soomaali Ka Talaabeysay Xadka Kenya Oo La Xirey

0 Visits: 3559 | 06 August, 2010
Ciidanka xuduuda ee Kenya ayaa qabqabtay dad Soomaali ah oo doonayay inay xuduuda ka talaabaan.

Read More »

14 Ruux Oo Lagu Eedeeyay Xiriir la Lahaansho Shabaab Ayaa Lagu Maxkamadeynayaa America

0 Visits: 3181 | 06 August, 2010
Dowlada maraykanka ayaa waxaa ay sheegtay in ay xirtay 14 ruux oo isku dayay in ay ku biran xarakada Shabaab al mujaaahidiin ee ka dagaalabta Magaalda muqdisho iyo kuwo lagu tuhubsanyahay in aruurinayay lacago

Read More »

Duufaantii Waqooyiga Pakistan Qasaarihii Ka Dhashay Oo Sii Kordhaysa

0 Visits: 2823 | 06 August, 2010
Waxaa sii kordhaya khasaaraha nafeed iyo mida dhuleed ee ay geysteen duufaanadii cagta mariyay inta badan deegaanada Waqooyi galbeed ee Pakistan.

Read More »

Xildhibaan Mowliid Macaani Oo Eedeeyay Wasiirka Dastuurka Dowlada Soomaaliya

0 Visits: 2788 | 06 August, 2010
Mowliid Macaani oo ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay qodob uu shalay u cuskaday wasiirka dastuurka Madoobe Nuunow Maxame, oo shalay si la yaableh u difaacey xukumada.

Read More »

Sharma,arke, Beesha Caalamka Ayaa Kasoo Horjeeda Dowladeena

0 Visits: 2588 | 06 August, 2010
Raysal Wasaaraha Soomaaliya ayaa waxa uu si aad ah u dhaliilay beesha caalamka waxa uuna sheegay in beesha caalamka ay aydu ka sii jeedo wax u qabashada dowlada Soomaaliya.

Read More »