Featured

Recently added under this category

Sawir Gacmeedkii Keerow & Maanta Oo Xiiso Gaar Ah Leh Maanta

0 Visits: 3692 | 22 May, 2013
Sawir Gacmeedka Keerow ayaa maanta wuxu xambaarsan yahay micno wey oo aan dad abdan fahmi karin laakiin waxaan filayaa inaad si fiican u wada garaneysaan amaba aad fahmi doontaan.

Read More »

Warbiix Ku Saabsan Arinta KismaayoSawir Gacmeed & Cod

0 Visits: 3071 | 23 May, 2013
Gobolada Hubooyinka ayaa waxaa ka taagan Dhibaato aad u xoogan taas oo timaadey kadib markii dadkii deegaanka lahaa intooda badan la barakiciyey oo ay qabsadeen dad kor ka imaato ah.

Read More »

Langshy Ing Dorany, lang Dadow Kaaly+ Kartoon Cajiib Ah

0 Visits: 3810 | 24 May, 2013
Waxaa la yaab leh in Qof mas'uul ah oo dowlad ku jiro xilka loo dhiibeyna uu yahay in loo qoondeeyey beeshiisa ama qowmiyada uu kasoo jeeda qaxeedii dowladeed ay laheyd oo hadana habeen iyo maalin utaagan inuu kaalo dad kale oo aan marnaba soo xasuusaneynin dadkiisa iyo deegaankii uu meesha ku joogey.

Read More »

Tusmadii Keerow & Akhbaaraadkii Ingky Damboyi Arlaadii

0 Visits: 2747 | 26 May, 2013
Wararkii Ugu Dambeeyey Ee Baydhabo & Siyaasiyiinta Waayaha Cusub Ee DM .

Read More »

Saxaafadu Saaxiib Joogto Ah Ma Lahan" MAITV Oo Miisa Saaran

0 Visits: 2538 | 31 May, 2013
Sawir gacmeedkii keerow ayaa saaka wuxuu ifinayaa ama uu ka sheekeynayaa micno aad uweyn oo weligeed soomaali may qaabkii loola dagaalami jirey.

Read More »

DM Ma Halkaan Safiir Oo Keliyah Ayaa Jiro

0 Visits: 4146 | 01 June, 2013
waxas is weydiin mudan tirada kooban ee Danjiriyaasha DM ee jooga dalka dibadiisa ma yihiin kuwo ka warhaaya dadkooda iyo deegaankooda.

Read More »

Our engagement policy with the neighboring countries can slide us back into chaos

0 Visits: 4431 | 04 July, 2013
By: Sharif Mohamed Haji Thursday, July 04, 2013

Read More »

Misgeethi Gu' Sabty aanti Murka maa May Kale ka haayty Masuulow ?

0 Visits: 2344 | 11 August, 2013
Misgeethi Gu' Sabty aanti Murka maa may kalee...

Read More »

GOPOY "Digil I miriflow dadnimy isky daynow o dalkii dhisinooy

0 Visits: 1289 | 13 August, 2013
Waxaa alifey: mohamoud Mohamed abdi Address: hawlwadaag114@gmail.com Sudan

Read More »

Weligaa Ma Tagtay Xaflad Aan Laguugu Casumin Adoo Masuuliyad Sheeganaya?

0 Visits: 1650 | 15 August, 2013
Gudomiye kuxigeenka M/mulka D/Baydhabo ee waqtigooda dhamadey ayaa waxaa uu yimid kulankii Bulshada rayidka ee Baydhabo isagoon lagu marti qaadin ,waxaana layaab iyo amakaag ku noqotey dadweynihii kasoo qayb galay kulanka markii ay arkeen Barake oo isu bedeley sawir qaade isagoo marna kacaya marna farisanaya…

Read More »

TALAABO HOR LEH OO LUGU CIRIB TIRAYO QOWMIYADA MAAY-GA

0 Visits: 2655 | 15 August, 2013
Tan iyo dowladihii dalka laga soo dhisey 1960 kii Qoomaaliyadda Digil iyo Mirifle waxaa loga shaqeeynaayey in lacirib tiro iyadoo laga bilaabey in laga ilaaliyo fulinta oo ah halka laga maamulo dalka, waxaa xigey dhaqaalaha oo laga cuna qabateeyey laga ilaaliyey,

Read More »

Bamaanbax Lagu Taageerayo Caleema Saarka Malaaq Dr. Cali oo Baydhabo Ka Dhacay+Sawiro

0 Visits: 3456 | 18 August, 2013
kumanaan dad ah oo qaarkood ka imaadeen baadiyaha fog iyo kuwo ku xeeran baydhabo ayaa maanta waxay Baydhabo ka sameeyeen Banaanbaxyo lagu taageerayo Caleema Saarka Malaaq Oo Maanta Si Toos ah uga dhacay Hotelk-ka Eethang Ee Baydhabo.

Read More »

SHIRKII SANADLAHA AHAA EE JAALIYADDA DIGILMIRIFLE UK Bristol Oo Laga Soo Saarey Go'aano Adag

0 Visits: 14282 | 20 August, 2013
kulankii sanadle ah oo ay isugu yimaadeen Jaaliyadda DM ee ku nool Wadanka Ingriiska magaaladda Bristol kaas oo looga hadlaayey xaaladda uu wadankeena ku sugan yahay dhinaca Siyaasadda, Nabadgelyadda, Dhaqaalaha iyo Geedi-socodka Dib-u-heshiisiinta, dood dheer iyo falanqeyn ka dib waxay soo saareen…

Read More »

Siyaasi Caan Ka Ah Soomaaliya Oo Digniino Muhiim Ah Jeediyey

0 Visits: 1863 | 21 August, 2013
Hogaamiye siyaasi caan ka ah soomalaiya iyo yurub ayaa digniino kala duwan iyo baaqyo u kala jeediyey Malaaqyada, xildhibaanada DM & Kooxda Dhul boobka ee raba iney Kismaayo Boobaan.

Read More »

Sh.Macalin Nuurow Hadii Dowladu Ay La Heshiiso Axmed Madoobe Anagana Waan Ka Baxeynaa.

0 Visits: 2730 | 22 August, 2013
Shiino Macalin Nuurow oo ah Kuxigeenka Maamulka Gobolka Baay ahaan jireyna Abaan duuliyaashii Jabhadii Dib U Xureynta RRA ayaa wuxuu ku dhawaaqey hadal kii ugu wanaagsanaa hadii uu helo taageero dhinac kasta ah.

Read More »

Daawo Sawirada Mudaarahaadkka baydhabo oo Weli Soconaya

0 Visits: 3358 | 31 August, 2013
Mudaaharaadkaan ayaa weli wuxuu ka soconayaa Baydhabo waxaana ka qeyb qaadanayaan dhamaan intii nafba ku jirto oo Baydhabo kunool marka laga reebo ciidamda Amisom.

Read More »

Jaaliyadaha DM Ee Jarmalka, Netherland & Swiss Oo Taageerey Go'aanadii Baydhabo" Dhegma Dhegmy Fujiyaasy"

0 Visits: 1059 | 31 August, 2013
Shir deg deg ah oo ay Galabta ku yeesheen magaalada Amesterdam ee dalka Holland qaar kamid ah jaaliyadaha DM ee Jarmalka, Netherland & Swiss ayaa si weyn loogu taageerey Go'aanadii & Banaanbaxii Taariikhiga ahaa ee DM ay ku yeesheen Maanta Magaalada baydhabo.

Read More »

Warkii ugu Farxadda Badnaa Walaalkii Weynaa Curadkii Raxanweyn Eelaay iyo Hubkiisa oo ku biiray Dagaalka

0 Visits: 8944 | 01 September, 2013
Indhawaalaba sidii qaddiyaddan xoreynta Lixda gobol Koonfur Galbeed ay u nasabka sheegtaan bulshaweyntan Maay waxaa jiray shaki wahan iyo walaacweyn oo ay beesha Raxanweyn gudaheeda ka qabtay walaalkooda weyn marna miskexdooda Eelaay turaanturadii mar dhacday iblaysku sababay awgeed.

Read More »

A serious Independently Commissioned National Reconciliation is Inevitable!

0 Visits: 3086 | 03 September, 2013
Sharif M. Haji smhaji@ualberta.ca Twiter; @SharifHaji

Read More »

Xafiiskii Mamaulka Gobolka Baay Oo Laga Taagey Calankii Dhulka & Dowlada Arlaadii Yeelan Doonta.

0 Visits: 2024 | 07 September, 2013
Xafiisyada Mamaulka Gobolka Baay oo weligooda lagu taagi jirey Calankii Naga wada dhexeeyey ee Kii Soomaaliga aad wada kaseyseen ayaa xiligaan waxaa ka dul babanaya Xafiisyadii Deegaanka Calankii Deegaanka ee Gobolada 6 –da taasoo ay dad abdan aad ugu farxeen.

Read More »