English News

OGAYSIIS MUHIIMA SOMALI-MAAY LANGUAGE AND CULTURAL CONFERENCE OO KA DHACAAYO SWEDEN!

0 Visits: 459 | 14 May, 2018
Kulan Muhiimad weyn leh ayaa ka dhaci doona sida waqtiga hoos ku ku qoran ku arki doontaan dalka Swdeden kulankaasi oon aay ka soo qeyb doonaan Aqoonyahano Caana.

Read More »

DR CALI BAAB OO JAWAAB MUDANKOODA KAADIDA KU SHIRTAY SIIYAY XILDHIBAANADII DR SHARIIF DIIDAY WARBIXINTII UN-KA HORUMARINTA GOBOLKA SHABEELLAHA-HOOSE!!

0 Visits: 1224 | 13 May, 2018
Goor ay sii horaysay isagoo u waramayay warbaahinta ummaddu leedahay ee Southern Media Co-Operation wareysigiisi Ex-Madaxweyne Dr Cali Cabdi Baab oo haatan ah wakiilka guud dowlladda Koonfurta Soomaaliya ee qaaradda Yurub fadhigiisuna yahay boqortooyada Ingiriiska UK, waxaa uu jawaab kaadida ku shirtay…

Read More »

SHIRKA BAYDHABANA MAANTA WAAA UUN ISKA BIKRO UUR LEH WAALIDKEED FARAX LA BOODAAYO TABTII 1960KII!!

0 Visits: 1291 | 13 May, 2018
Ragga Yurub jooga Xaaslayaasha ah annigu aan ka koow ahay iyo qaarka dalkii jooga tilifoonada laga hago amarku ka dhex soofo taxtal amarka, dhamaantood hal subax naagaha ha wada furaanu Afrikana dumar ha doontaanu abaddi ah, maxaa wacay naagi naag ma qabi kadho, xalkuna aakhiritaanku waa sidaa, daraasad…

Read More »

DR SHARIIF XASAN TAGITAANKIISI UK DATOORADII SHARAFTA LAHAA LUGIHIISA DHUNKADAY IYO KUWII YUR YIRI!!

0 Visits: 4282 | 12 May, 2018
Tagitaankiisi UK madaxweyne Dr Shariif Xasan Shiikh Aadan dadka tirada yare xunxun xushmadda iyo karaamada u diiday sida Dr Cali Baab iyo suxufiga faraha furan Mukhtaar Battery kolka laga reebo, dadka sharafta cizigiyo karaamada oogadooda lagu malaasay ee aan la gaari karin amaanta huwan aadka ugu rukuucay…

Read More »

THE LATEST REPORT FROM CURRENT SOUTHERN SOMALIA STATE SITUATION!!

0 Visits: 829 | 24 April, 2018
Though the horn African region is in turmoil, we are also capable to focus on the extent range of political mystery in Southern Somalia state, where the most hardship and man-made catastrophe or widespread calamity are rambling on it violently since the county's liberty 1960.

Read More »

UMMATU DACWA BEESHA BILAN OO SHARIIF XASAN IYO WALAALKII SI ADAG UGU DIGAY!!

0 Visits: 1454 | 24 April, 2018
War degdeg ah oo inaga soo gaaray magaalada Muqdisho xarunta dalka federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in dhamaan salaadiinta iyo waxgaradka beesha ummatu dacwa ay si adag ugu digeen madaxweynaha haatan Koonfur Soomaaliya iyo walkaalkii Shariif Maxamed oo labaduba hankoodu yahay inay gacanta ku dhigaan…

Read More »

SOMALI WOMEN POLITICAL POSITIONS SEEM TO BE INEQUAL TO THE MEN ACCORDING TO THE PRSENT FLUCTUATING SITUATION IN THE COUNTRY !!

0 Visits: 1030 | 01 April, 2018
To make somali women politicians and experts more visible. We want to shine a light on women diaspora contributions to the political process and communicate the need for women to be more active. We want to inform the Somali government and the international community, that, we are here to work with them…

Read More »

SHAMSA SHIIKH SHACABKAABA SHAACIYAY 500 NIN SHARAF IYO KARTI INAY SHISHE DHEER TAHAY SHUFTADA HA LOO SHEEGO SHOLOMBAYSA SHIBILKA !!

0 Visits: 1330 | 01 April, 2018
Cidaha inay gaadaan reer Iljeex waa caadadoode, cidlo ka cantoobsadaan aaranka ummadeede, RRA carreysan markey ciiro ugu duushay, markii aan dirnay kun caynab ah, kun caaqub saare ah, kun caddaan ah, kuman caar leh, kuman baroor ciid ah, kuman calas ah, kuman boor cartan ah, kuman cillaamiid ah, kumanyaal…

Read More »

DR AMAANDHOOREY"UUW UUW MADAXDII AAWAY MA DADBAA, MA DUUNYAA, MISE WAA DARBIYO NAGA HOR MUUQDA TOLLAAYEEY DADKEENI PUNTLAND BAY KU MADHEEN".!!

0 Visits: 1374 | 31 March, 2018
Warka daahsoon xasaradaha sheega ee naga soo gaaraya deegaanada Puntland waqooyi bari Soomaaliya ayaa ku soo waramaya in muwaadiniin ka soo jeeda Koonfurta Soomaaliya oo halkaa ku ganacsanayay dunidaba laga waayay jaan iyo cirib meesha ay dhigeen saacadihii la soo dhoofay, kadib sida la sheegay kolkii…

Read More »

BASHIIR AADAN XABASHOW DIRANE AAN LA DIRIN DALJIRKA DUUBAN DADKAABA KU DOODAY DIIWAANKA HA LAGU DARO TAARIIKHDAAN DUUGOOBIN NINDOORKANI !!

0 Visits: 1357 | 30 March, 2018
Teeriyo kolkii hilfaha loo laabay gumeysigii caddaanka ahaa ee Taliyaaniga iyo Ingiriiska ka guduhu baaqi noqday sanaddii 1960kii sanad dabadii halgankii xisbiyada xornimadoonka Hasbiya la cunay ooy Leego kufsatay kalideeda kursiga sare awooddii Soomaaliya isu dhiidhiibkii la gelshay daganuhu sida midh…

Read More »

Gunmen killed regional MP in Mogadishu

0 Visits: 169 | 27 March, 2018
Unknown men killed southwest regional administration MP in Mogadishu, witnesses told Baidoa News Agency.

Read More »

AN INTELLIGENT SOMALIAN BOY MUKTAR ABDIRAHMAN SAYS"THERE IS A CHRONIC DREADFUL RACISM IN OUR OWN COUNTRY WHICH THE WORLD STILL DIDN'T UNDERSTAND IT."!!

0 Visits: 484 | 24 March, 2018
As the editorial chief of Southern Media Co-Operation his excellence Dr Amaandhoorey was leading our journalist team's long way trip through western Europe, we have been pematurely waved and met with a very smart intelleigent Somalian young boy, whose name called Muktar Abdi-Rahman lives in Austrian…

Read More »

MUKHTAAR TOOREY"DALKEENI SOOMAALIYA WAXAA KA JIRTA CUNSURIYAD AAD U XUN DUNIDU AAN SI DHAB AH U FAHAMSANAYN WALI WAA MAXAY TUMAAL IYO BOON."!!

0 Visits: 966 | 23 March, 2018
Mukhtaar C/Raxmaan (Mukhtaar Toorey) oo ah wiil dhallinyaro Soomaaliyeed ku nool dalka Austria ee Midowga Yurub, maraan dheerayn, intii tiimka culus Southern Media uu horkacayay madaxa guud ee saxaafadda Dr Amaandhoorey ay ku marayeen safarkooda galbeedka uu la kulmay martina ku ahaa Barnaamijka Hiddaha…

Read More »

FARMAAJO, KHEYRE, SHARIIF, GAAS, XAAF IYO MADOOBO DOONAYA MOOSHIN AMA DIL INAY KU RIDAAN JAWAARI !!

0 Visits: 3480 | 15 March, 2018
Sida uu qorayo sharciga saxaafadda caalimiga ah in warka la hubsado xaqiiqadiisana la soo badnhigo, kadib isqabqabsiga siyaasadda ishu ay ku hayeen xooraansi iyo xoguruurin gungaar ah dabadeed, wakaaladaha wararka ku bohoobay Koonfurta Soomaaliya, waxaa ay ilo kala duduwan lagu kalsoonaan karo ku sugan…

Read More »

Somali politician Noor Isma'il called on the government and the people to respond in the same way to the three-party agreement

0 Visits: 238 | 10 March, 2018
Somali Politician Mr. Noor Isma'il Sheikh says "UAE violated Somali sovereignty, after announced the regional administration Somaliland is independent government. I urge all Somalis People to come demonstration and express their feelings and defend their independence.

Read More »

USTAD ADAM"THE REVOLUTION OF BAKOOLIANS WILL DEMOSH SOUTHERN SOMALIA STATE PRESIDENT SHARIF HASSAN'S WRONGER WHIM AND WEARIER POLICY."

0 Visits: 1519 | 08 March, 2018
Since solong, in Southern Somalia, there has been antagonistic sensitive moblized uproar and movements envious against the self-induced regional president Sharif Hassan Sheikh Adan's wearier policy around the world.

Read More »

WARIYE SARE ABOWASHAROW"SHARIIF XASANOOW SIDII CALI CABDALLA SAALAX OO KALE AMA QADAAFI INTAAN MADAXAAGA LA BAJIN WAQTIGAAGAN KOLKUU DHAMAADO XILKA ISKA TIRI FADLAN LAAKIIN." !!

0 Visits: 2301 | 25 December, 2017
Wariye Fahad Maxamed Abuukar Abowasharow oo ka mid ah xirfadlayaasha warmaalka saxaafadda Geeska Afrika kacaanka ah, isagoo uu kaalintiisi ka qaadanayay barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka iyo Siyaasadda Soomaaliya ooy warbaahinka ku bohowday Koonfurta Soomaaliya studio-yaheeda qaaradda Yurub uu soo…

Read More »

PROFF C/LLAAH IBRAAHIN AMAANDHOOREY OO SHID IYO MIDBA SAARAY DILKII WASIIR MARXUUM CABBAAS SIRAAJI IYO WAXA LOOGU YEERO MADAXWEYNE FARMAAJO !!

0 Visits: 2248 | 04 December, 2017
Todobaadkan maray midigta u taagtay maykaroofan wadata warbaahinta ku bohowday Koonfurta Soomaaliya aabbaha kaydka suugaanta Soomaaliyeed Proff C/LLaahi Ibraahin Xasan Amaandhoorey isago ku sugan Studio-yaha wareega Southern Media bartamaha qaaradda Yurub gaar ahaan dalka Switzerland, wuxuu carrab aan…

Read More »

MADAXA GUUD EE SAXAAFADDA KOONFURTA SOOMAALIYA DR AMAANDHOOREY OO ABWAAN SARAQ KU SOO DHOWEEYAY DALKA TALIYAANIGA !!

0 Visits: 1861 | 22 November, 2017
Dadku iskuma jiraan sida taariikhdu diillinteedu guushu tilmaanta ay hoosta ka xariiqdo waayaheedan dunidan shaqsiyaadka lagu tilmaamo inay guulaysteen taasoo tusisa aadmiga wacyiga iyo wacdaraha kala duduwan ku soo mara nolosha adduunyadu maray turaanturiso iyo kol ay gabiga ka saari waydaba ee uu…

Read More »

Suspect In Canada Terror Attack Is Somali Refugee, Police Say

0 Visits: 223 | 02 October, 2017
A car and knife attack on a police officer and a high-speed chase of a moving van that left four people injured was the work of a Somali refugee known to police for extremist ideology, Canadian authorities said.

Read More »