Maqaallo

Hortaa Jera Wal Warsoy Reedkaa Jerana Wal Ing Sheeg" Qeybtii "3aad"

0 Visits: 1395 | 15 April, 2011
MAXAA SABABAY KLALAJABKII & BUR-BURKII XIZBIGII S.Y.L.(LEEGO)

Read More »

Heesta Eemba Eembaay Oo Noqotay Mid Wada Qabsatay Switzerland & Caalamka

0 Visits: 6997 | 16 April, 2011
Fanaanka da'da yar ee Dalka Switzerland Cumar Shariif oo noqdey fanaanka sanadkaan Fanaaniinta Soomaalaida.

Read More »

Muriyadeyda Dahabka Aheyd Waxaan U Gadey Waxay Aheyd Qadiyada DM Ee Hizbiya .

0 Visits: 1606 | 25 April, 2011
Anagoo ah gabdho badan oo reer Arlaadi ah waxaanu u ololeyn jirney sidii Hizbiyo aanu u kor yeeli laheyn oo aanu uga horumari laheyn Leego oo naga dhaxeysey Tartan.

Read More »

Diinsoor, Buurhakaba, Baydhabo & Bakool Dadka Kunool Oo Helay Roobab Dhulka Biyo Dhigey

0 Visits: 2417 | 26 April, 2011
Roobab lixaadleh oo si weyn dadku ugu farxeen ayaa saacadihii la soo dhaafay ka da'ay qaarka mid ah gobolada koonfureed ee wadanka oo sanadkan abaaro kulul ay ku habsadeen.

Read More »

Qiyaanooyinka Lagu Wado Dadka Dega Inta Udhaxeysa Labada Webbi

0 Visits: 1399 | 27 April, 2011
Waxaan idiin soo gudbinayaa barnaamij ku saabsan sidee baan uga hortagi karnaa caqabadaha ka taagan iyo qiyaanooyinka lagu wado inta u dhaxeyso labada webi oo dadka degga Jubba iyo Shabbeele?

Read More »

Keerow Buurta Neerasii Laa Mey Dhaly" Keerow Oo Isku Kaadshey" Layaab

0 Visits: 1344 | 27 April, 2011
Keerow, Waxaan Maqleyney Bilahaanba Buurta Neershee, taasoo ay dad badani wax fahmi karey horey ka garteen waxa soo socdey halka kuwo kalena ay u arkayeen Neerkaasi inuu yahay Wax ilaah wato oo aan xanuun aheyn.

Read More »

Wakiilkii Hore Ee RRA-da Oo Ka Digey In La Sheegto Magaca Dowlad Goboleedka K.Galbeed

0 Visits: 1842 | 27 April, 2011
Mid kamid ah siyaasiyiinta DM oo si ba'an u weeraray uganasoo horjeestay magacaabistii uu Eng. Sayid Cali isku magacaabay madaxweyninimada dawlad goboleedka Koonfur galbeed.

Read More »

Goos Gooska Warar Khuseeya DM Oo Wehliya Digniino Doqon Ma Garato Ah.

0 Visits: 1541 | 28 April, 2011
Wararkaan ayaa ah warar khuseeya keliyah waxgaradka Qowmiyada DM waana xaqiiq oo si hufan oo soo hubiyey ee fikir ka qaado adoo mahadsan.

Read More »

Dool & Deegaan Maamul Aan Weli La Shaacinin" Axmed Nuur Aadan Suure"

0 Visits: 1594 | 28 April, 2011
Dhalinyero ku abtirsata DM oo qurbaha kunool ayaa waxay ku taliyeen in Lala jaan qaado Dabeesha siyaasadeed ee soomaaliya ka jirto waxayna ku booriyeen raga siyaasiyiinta cusub ee raba inay kusoo biiraan masraxaasi ay tahay inay qaataan magacyo macquul ah oo aan aheyn halkii magac oo mudo ka hor la…

Read More »

Dood Cilmiyeed Aad U Kulul Oo lagu Qabtay Lausane Switzerland

0 Visits: 1536 | 28 April, 2011
Dhalinyerada Jaaliyada Swiss Oo Dood Cilmiyeed Kaga Hadlay Dhibaato Ka Dhalankarta Halkaan Magac Ah Lagu Hirdamayo

Read More »

Dood Wadaag Samatar & Qoomaal " Heesaha Aan Ku Luuqeyno Maay Ayaan Ugu Jecel Nahay"

0 Visits: 3151 | 03 May, 2011
Afka Soomaaliga Aslkiisuba waa Maay Sidaa Waxaa Dad Badan U Qiraya una Qeexaya Fanaanka Weyn Ee Xasan Aadan Samatar oo ah nin Si Weyn Aad U Wada Garanaysaan.

Read More »

Daawo Halka Uu Marayo Dhismaha Masjidka Jaamaca Baydhabo

0 Visits: 2764 | 19 May, 2011
Waxaa Aduunka ugu xun Sheyga la yiraahdo Shalaay"Shilaay" waxaana haboon qofkasta oo muslim ah inuu aakhiradiisa uu wax u hormarsado koley aduun laguma waarayee.

Read More »

Nin Xaafithul Qur'aan Ah Oo Ku Dhibaateysan Gobolka Bakool

0 Visits: 1457 | 22 May, 2011
Macalinkaan Xaafithul Qur'aanka ah ee xanuunsan ayaa waxa uu ku nool yahay meel aan sidaa uga fogeyn degmada waajid ee Gobolka Bakool halkaasoo lagu qiyaaso 38km .

Read More »

Macalin DM Ah Oo Afduub Loogu Heysto "Soomaaliland"

0 Visits: 1398 | 24 May, 2011
Macalinkaan iskool oo wax ka dhigayey Dugsi Sare oo Ku Yaalo Laasacaanood ayaa waxaa in mudo ah Afduub loogu heystaa Magaaladaasi.

Read More »

Shir Muhiim Ah Oo DM Ku Yeelanayaan Magaalada Muqdisho

0 Visits: 1867 | 25 May, 2011
Shir balaaran oo ay soo qaban qaabiyeen waxgaradka iyo aqoonyahanka soomaaliyeed gaar ahaan kuwa Qowmiyada DM ayaa lagu wadaa inuu ka furmo Muqdisho maalmo kadib.

Read More »

Siyaasiga Khatka Dhexe Ee Siyaasadda Soomaaliya "Shariif Xasan"

0 Visits: 3023 | 29 May, 2011
Shariif Xasan wuxuu ku dhashay degmada Berdaale ee Gobalka Baay sanadkii 1943.

Read More »

Ogesiis Ku Saabsan Maalintii Mooryaantii Salbalaar Laga Saarey Dhulka Arlaadi

0 Visits: 1666 | 04 June, 2011
Dhamaan Akhriistiyaasha Boga Baidoanews Waxaan Ku Wargelineynaa in ay soo dhowdahay Maalintii Ay RRA Salbalaar daba U Qabatay Kana Sifeysey Deegaanadii Arlaadi

Read More »

Qarax Ka Dhacay London Oo Hada Ka Hor Loo Maleeyey RRA "Awood Badnaa London May Soo Gaareen"

0 Visits: 1054 | 06 June, 2011
Waxaad moodaa maalinka June 06 waa maalin aad u weyn oo aad qiima badan waxayna noo dhaafeen xasuus aad u weyn waa lama ilaabaan Taariikhdaasi,waa maalin aad noogu qiimo badan markii laga reebo labada Ciid ee aan leenahay, waxayna xasuusinaysaa maalinkaa geesayaashii naftoodii u hurey ee RRA.

Read More »

Magacyada Gabdhihii Komaandooska Ahaa Ee Geesiyaashii RRA-da Qaarkood

0 Visits: 1431 | 06 June, 2011
Geesiyaashii RRA Waxaa Ku Jirey Gabdho Ka dagaal Ku Lulaa Raga Qaarkood waxayna gabdhahaasi weerero kasoo qaadi jireen meel goobta duulaanka lagu soo yahay hadii ay dhowdahay ay u jirto 40 iyo Dhowr KM ayagoo aan marna laga maqli jirin Waan Daalney Ma Socon karno iyo wax lamid ah.

Read More »

DM-Laha Sweden Oo Sameystey Jaaliyad Ay Maamulkeeda Ka Muuqdaan Gabdho

0 Visits: 2365 | 08 June, 2011
Maanta oo ay taariikhdu tahay 06th June 2011 waxaa ka dhacay magaalada Boras shir ay isugu yimaadeen wax garadka qoomiyada Digil iyo Mirifle kaasoo looga hadlay horumarka iyo wax qabadka qoomiyada Digil iyo Mirifle. Kulankaas waxaa lagu doortay, laguna ansixiyey gudi jaaliyadeed oo ka kooban 9 xubnood…

Read More »