Wararka

Ahlu-Suna Oo Cambaareysay Lacago Lagu Qaado Isgoyska Dabka.

0 Visits: 2444 | 06 August, 2010
Maamulka Urur diimeedka hubeysan ee Ahlu Suna wal-jameeca ee gobolka Banaadir ayaa cambaareeyay lacago sharci darro oo ciidamo la sheego in ay ururkaasi ka tirsan yihiin ay ka qaadaan gaadiidleyda.

Read More »

Xildhibaano 200 Kor U Dhaafaya Oo Sheegay In Aysan Ka Qeyb Galeynin Kulamada Baarlaaanka

0 Visits: 2868 | 06 August, 2010
Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka federaalka kmg-ka SOomaaliyeed ayaa cod dheer ku sheegay in aysan ka qeyb geli doonin kulamada baarlamaanka ee soo socda.

Read More »

puntland Oo Bilowdey Tirakoob Inay Ku Sameyso Dugsiyada Quraanka & Masaajidada

0 Visits: 2173 | 06 August, 2010
Wasiirka Cadaalada iyo dhaqan celinta Puntland Cabdi Khaliif Xaaji oo la hadlay qaar ka mid ah warbaahinta ayaa sheegay in dowlada ay bilowday olole lagu tira koobayo masaajidyada iyo dugsiyada quraanka ee ku yaala magaalooyinka waa wayn ee Gobolka.

Read More »

Madaxda Dowlada Oo Loogu Baaqey Inay Si Wanaagsan U Gutaan Waajibaadkooda

0 Visits: 2245 | 06 August, 2010
Xildhibaanad Seynab Maxamed Caamir oo maanta warbaahinta la hadashay ayaa baaq waxaa ay u jeedisay gudoonka baarlamaanka iyo madaxda dowladda KMG.

Read More »

Sh. Shariif, Dadka Qaar Waxaa laga Dhaadhiciyay In Dowladnimadu Ay Tahay Gaalnimo

0 Visits: 2201 | 06 August, 2010
Madaxweynaha dowlada KMG ah ee Somaliya sheekh shariif sheekh Axmed ayaa maanta salaadii jimcaha ka dib waxa uu ka hadlay masaajid ku yaala gudaha xarunta madaxtooyada ee Vila Soomaaliya.

Read More »

Hodan Oo Dagaal ku Dhexmaray Dowlada & Xisbul Islaam

0 Visits: 2258 | 06 August, 2010
qasaaro dhimasho iyo dhaawac ka dhashay dagaal xoogan oo maanta ka dhacay degmada Hodan ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Shil Gaari Sababey Dhimasho & Dhaawac Oo Ka Dhacey Garasbaaley

0 Visits: 2285 | 06 August, 2010
Shil gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa Caawa fiidkii waxaa uu ka dhacay nawaaxiga deegaanka Garasbaaley ee duleedka Magaalada Muqdisho iyadoo dadkii dhaawacmayna loola cararay goobaha Caafimaadka.

Read More »

Reer Baros Oo si Aan Xagar La Hayn U Taageeray Jaaliyada Cusub Digilmirifle Ee Sweden

0 Visits: 5528 | 06 August, 2010
Dhamaan qeybaha kala gedisan ee bulsho weynta kunool degmada baros ee dalka Sweden ayaa si weyn u taageerey abaabulkii iyo dhismaha jaaliya cusub ee ay yeelatay qowmiyada Digilmirifle ee dalkaan.

Read More »

Xaalada Magaalada Mqdisho Oo Saaka Degen

0 Visits: 2246 | 07 August, 2010
Xaalada magaalada Muqdisho ayaa saakada dagan ka dib dagaalo iyo duqaymo ka dhacay qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho.

Read More »

Faroolaha Puntland Oo Shacabka Uu Madaxda U Yahay Ku Booriyay Inay U Basaasaan Maamulkiisa

0 Visits: 2022 | 07 August, 2010
Madaxweynha Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa sheegay in Magaalada Garowe laga hirgaliyey telefoono gaar ah [hotline] kuwaasi oo madaxweynuhu sheegay in la soo wici karo.

Read More »

Prof,Cabdi Ismaaciil Samatar, Brcad Badeeda oomaalida Waa Laga Gardaran Yahay

0 Visits: 2467 | 07 August, 2010
Prof,Cabdi Ismaaciil Samatar oo soogaaray Magaalada London Xarunta Wadanka Britain ayaa kulan uu ku qabtay Xarunta Caalamiga ee Chatham house waxaa uu ku soo bandhigay baaritaan uu ku sameeyay Burcad badeednimada iyo qorshaha beesha caalamka eek u wajahan ladagaalanka Burcad badeeda Soomaalida.

Read More »

Liiska Magacyada Wasiiro Ka Soo Qaxay Rasaasta & Dagaalada Mqdisho

0 Visits: 2393 | 07 August, 2010
Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa ay saldhig u noqotay wasiirada dawladda ka soo cararaya 1-KM ee ay maamusho dawladda Soomaaliya.

Read More »

Dowladaha Pakistan & Briten Oo Ku Heshiiyay Waxa Ay Ugu Yeereen La Dagaalanka Argagixisada

0 Visits: 2055 | 07 August, 2010
Xukuumadaha Britain iyo Pakistan ayaa ku heshiiyey maalintii shaley in la sii laba laabo dagaalka looga soo horjeedo waxa loo yaqaan argagaxisada caalamka.

Read More »

Ciidamada Amisom Oo Rasaaseeyay Gaari Ay Saarnaayeen Dad Rikaab Ah

0 Visits: 1869 | 07 August, 2010
Labo qof, nin iyo naag ayaa ku dhaawacmay rasaas ay fureen ciidamada Burundi oo qeyb ka ah howlgalka AMISOM gudaha magaalada Muqdisho.

Read More »

Musharax Doonaya Inuu Bedelo Madaxweyne Shariif Oo Olole Ka Wada America

0 Visits: 2890 | 07 August, 2010
Musharax doonaya inuu noqdo Madaxweynaha Somalia ayaa tagay magaalaad St. Cloud ee Gobolka Minnesota, isaga oo doonaya inuu soo jiito taageerada bulshada Soomaalida ah ee halkaasi kusii badaneysa.

Read More »

Ajaanib lagu laayay dalka Afgaanistaan.

0 Visits: 2735 | 07 August, 2010
Ajaanib lagu laayay dalka Afgaanistaan.

Read More »