Featured

Recently added under this category

MAGACAABIS XUBNO KA TIRSAN NAADIGA ISBEDEL-DOONKA OO WAKIIL KA AH WADAMADA AY JOGAAN

0 Visits: 5394 | 09 September, 2013
Kulan ay isugu imadeen maanta gelinkii dambe Gudiga Fulinta Naadiga Isbedel-doonka ayaa waxaa lagu gorfeeyey arimo dhowr ah oo ay ka midyihiin

Read More »

Daawo Barwaaqada Gobolka Soomaalida Oo Dhan ay Dooneyso Iney Xoog Ku Qabsadaan+Sawiro

0 Visits: 4734 | 11 September, 2013
Geelu wuxuu kamid yahay Xoolaha Soomaalidu dhaqato, waxaana laga helaa Godol iyo Gaadiid. Jaceylka loo hayaa waa mid aan yareyn waxaana jira Suugaan badan oo loo tiriyo laguna sheegayo wax galmada uu leeyahay.

Read More »

GEED WELIBA DHECAANKIISA AYUU DHALAA

0 Visits: 7508 | 11 September, 2013
Mid ka mid ah nacamlayaasha Madaxweyne Safarow oo lagu magacaabo Saadaad Mohamed Nour Aliyow ayaa waxaa uu dhex maquuranayay ururada bulshada rayidka kasoo lagu soo amrey inuu qaab ahaan ka soo jeedo degaankaas kuna soo qanciyow dadkiisa in safarow sedaxda gobol uu dhiibey ay tahay danta D&M.

Read More »

OGEYSIIS MUHIIM AH XAJKA KUSAABSAN

0 Visits: 7613 | 11 September, 2013
waxaa la ogyahay naadadii nabi ibraahim uu dadka ugu yeerey dadyar ayaa nasiib u yeesha in ay soo ajiibaan waana alla mahadiisa qofkii ilaah waafajiyo qofka abooda u leh dhaqaalo ahaan iyo caafimaad ahaanba ku waajib imaanshaha beytka illaahey si uu waajibaadkaas xajka uguto.

Read More »

Daawo Maalintii Ugu Horeysey Shirkii Mamaul Usameynta 6 Gobol & Go'aanadii Lagu Gaarey

0 Visits: 3900 | 11 September, 2013
waxaanu idin soo gudbineynaa Sawirada Shirkii Maanta Wejigiisa koowaad Furitaanka aheyd, Khudbooyinkii & Go'aanadii lagu Gaarey.

Read More »

Webka Dayniile oo caadeystay Aflagaadeynta Safiirka Safaaradda Soomaaliya Ee Turkiya

0 Visits: 12938 | 16 September, 2013
Waa wax iska caadi ah in dadka ceeb kama waabtayaasha ah loogu dowgalay xaaraan quudashada ay ku hadaaqaan hadalada walaahoga ah iyo waraan wax ku fadhin si ay u fadqaladeeyaan siyaasiyinta madaxda caaboon muhiimka u ah ummadda Soomaaliyeed.

Read More »

Mudaarahaadkii Brussels Oo Soo Idlaadey DM Oo Wacdaro halkaasi Kadhigey

0 Visits: 4786 | 16 September, 2013
Mudaaharaadkii Magaalada Brussels ee dalka Bilgum/ka ayaa goor dhow soo idlaadey kaasoo ay si weyn loogu guuleystey ujeedkii laga lahaa.

Read More »

Daawon Jaaliyada DM Sacudiga Oo Yeeshey Shir Lagu Taageerayo Gogasha Baydhabo Ka Fidsan

0 Visits: 6544 | 19 October, 2013
Jaaliyadda Digilmirifle ee dalka Sacudi Carabiya ayaa maalmihii la soo dhaafey waxay si aad ah ugu mashquulsanaayeen taagyeerida dhinaca dhaqaalaha khabsoomida shirweynaha maamulka loogu sameyn rabo gobolada Koonfur-galbeed Somaliya.

Read More »

Warbaahinta Arlaadii Oo Abaal Marin Gudoonsiisey Dr. Amaandhoorey & A.Increase oo ..

0 Visits: 7723 | 19 October, 2013
Ayadoo lagu Jiro Bishii Caarafo maal maheedi ugu dambeeyey ayaa waxaa xalay Magaalada Zurich ee dalka Swiss Abaal marin Lagu gudoon siiyey Dr. Amaandhoorey oo ah Qof ku dayasho mudan.

Read More »

KARAAMADII IYO SHARAFTII CIYAAL BAYDHABO DIB MA LOO HELI DOONAA?

0 Visits: 2445 | 25 October, 2013
Afeef: Waxaan ka afeenayaa in qoraalku uu dheer yahay sababtoo ah mawduuca uu ka hadlaya ayaa aad u weyn oo waxaan ku dadaalay inaan soo kobo intii karaankeyga ah.

Read More »

Xaflad Bandhig Carwo Buugeedkii Ugu Horeeyey Oo Zurich Laga Dhigey Xalay

0 Visits: 1681 | 26 October, 2013
Munaasabadaan Bandhig Carwo Buugeedka ah ayaa wxaaa isku soo duba ridey oo si wanaagsana usoo qaban qaabiyey Xaashi Yaasiin, Abdalla Siciid, Maxamed Sh. Hassan,iyo Saciid Cali Shire oo dhamaantooda kawada socdey Hay'adaha GADSOM & SCANSOM PUBLISHERS.

Read More »

Jaaliyada DM Netherland Jaaliyadii Ugu Horeysey Oo Dhaqaalo U Aruurisa Dhisida D.G KG Somalia

0 Visits: 2643 | 27 October, 2013
Jaaliyada Soomaali Maay Ee Netherland ayaa waxay Yeesheen Kulan aad u balaaran oo ay kasoo qeyb galeen Mas'uuliyiin , Aqoonyahano, Gabdhihii Arlaadii ee ku caanka ahaa Hidaha & Dhaqanka iyo Dhalinyerada Mustaqabalka Arlaadii.

Read More »

Mas'uul Halkudhigiisa Yahay Gariir Hoopy Kooyi Guumow Geed Ma Fuulow oo Isku Soo Sharaxay Gudoonka Gobolka Baay

0 Visits: 1896 | 31 October, 2013
Musharxaan cusub oo isku soo sharaxay Gudoomiyaha Gobolka Baay ayaa wuxuu sheegey in sababta uu isku soo sharaxay ay tahay wax ka qabasho xaalado khalafsan oo ka taagan Gobolka guud ahaan iyo maamul xumo aad u baahsan taasoo uusheegy inaanu u dulqaadan karin qof kastoo muwaadin wadanka wax usoo bartey.

Read More »

Maslax Maxamed Siyaad Oo Isku Soo Sharxaya Xilka Madaxweyne Kuxigeenka KG Soomaaliya.

0 Visits: 5289 | 01 November, 2013
Maslax Maxamed Siyaad Bare oo kamid ah Siyaasiyiinta Soomaalida sida aadka loo wada yaqaaano kaasoo mar Aabihiisa wadanka soo xukumi jirey ayaa waxaa lagu wadaa in dhowaan uu gaaro Baydhabo oo ah Madasha Shirka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Read More »

Ceelbiyoodkii Degmada Berdaale Bayeed Oo Habaaraya Qurbajoogtii Biyihiisa Cabtey

0 Visits: 3369 | 01 November, 2013
Wax lala yaabo ma ahan in dad tiradooda intaas la eh oo dibada kuwada nool ayagoo leh Siyaasiyiin, Mutacalimiin, Waxgarad Malaaqyo Iyo Dhalinyero isugu jira wiilal & Gabdho xitaa laga waayo iney masaajidkooda dhistaan iska daayee $100 oo kaalmo ah.

Read More »

Dr. Amaandhoorey oo Ka Shifey Heshiis Kusheega Beelaha Hawiye & Daarood

0 Visits: 2133 | 02 November, 2013
Furitaanka shir kusheega kismaayo ayaa waxaa kasoo qaybgalay ergooyin taageera kooxda burcad dhuleedka oo ujoodooyin gaar ah ka leh soomaaliya gaar ahaan Kismaayo iyo deegaanada ku xeeran waxaana shirkaasi furaya labo ruux oo ku heshiiyey in midba midka kale uu u saxiixo dhul iyo deegaan uusan laheyn…

Read More »

Daawo Ergo Ka Kala Socdo Jubooyinka, Gedo, Sh. Hoose Oo Baydhabo Gaarey

0 Visits: 3704 | 02 November, 2013
Maanta oo ay taariikhdu tahay 2/11/2013, ayaa waxaa soo gaarey magaalada Baydhabo ergooyin ka kala socda beelaha qabaa'ilada Soomaaliyeed ee raba iney ka qeyb qaataan dhisida dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya

Read More »

INAA LILAAHI WA INAA ILAAHI RAJUCUUN" Marxuumad Nuurto Cabdi Hadame"

0 Visits: 2430 | 02 November, 2013
Waxaa maanta barqadii Magalada Baydhabo ku geriyootey Ilaahay ha naxariistee Marxuumad Nuurto Cabdi Hadame ,iyadoo inka badan 9bilood ay xanuunsaney sey.

Read More »

Daawo Sawiradii Ergooyinka Baydhabo Gaarey

0 Visits: 3565 | 03 November, 2013
Kudhawaaqistii Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya aya wxaaa ka harsan daqiiqado kelyah micnaha AMUUR BILAAWUTY BAQIYU.

Read More »

Horumarka Baydhabo & Mashruuca TAHA AL QEYRIYAH

0 Visits: 4170 | 03 November, 2013
dhismahan oo ka koobaa qeeb waxbarsho, jiif, Masaajid, Maktabad iyo qeybo kale sida Garoon ay Ardadu ku cayaarto Kubada Cagta ayaa waxaa maraya meel wanaagsan.

Read More »