Maqaallo

Taarikhdii Digilmirfle oo Mugdi gashey, Una bahan in la Ifiyo.

0 Visits: 2820 | 08 June, 2011
Suladhiinta Geledi iyo Gasar gude waxey ahaayeen kuwo ilaalin jirey xuquq adamaha, Waxey deganaasho sii jireyn shaqsiyaadka la soo dulmiyey,waxaay magan galyo siyaasadeed sii jireen dadka la soo bahdiley,

Read More »

Dembiiliyaashii Shacbiga DM Rasaasta Ku Laayay "Aathiing La Aathing"

0 Visits: 1169 | 08 June, 2011
Waxaa lama ilaabaan ah dhibaatadii iyo xasuusqii loo geystay inta ku hadasha Afka MAAY-ga mar hore iyo mar dambaba.

Read More »

Ceebey Tacaal" Xildhibaan Walaalkiisa Lagu Direy Kii Ku Direyna La Musaafurinayo"

0 Visits: 2061 | 09 June, 2011
la yaab ma lahan in xildhibaanada qaarkood ay yihiin kuwo aan u adeegeynin dadkooda iyo dalkooda waxaana soo baxayey mudooyinkii ugu dambeeyeyba xildhibaano kasoo horjeedey Shariif Xasan oo ah Geesi Aan weli Hooyadii Hooyo lamid ah dhalin.

Read More »

Open letter For Every Body" Waqad Furan Oo Jawaabteeda La Idinka Rabo"

0 Visits: 1354 | 11 June, 2011
Warqad Furan Oo Ka Timid Aqriste ka madax banaan Wariyaasha Webkaan .

Read More »

Keerow & Kaahiye Kii Badiya Baan La Jirnaa "Taxanihii Keerow"

0 Visits: 1130 | 14 June, 2011
Dhamaan Akhristiyaasha Boga Baidoanews waxaa lagu wargelinayaa in dib aanu u bilowney taxanihii Keerow oo looga hadlayo Arimaha uga xasaasisan ee xiligaan dal iyo dibad.

Read More »

Xildhibaan Afaraale Farmaajo Waa Inuu Akhqalaa Heshiiskii Kampala

0 Visits: 1067 | 15 June, 2011
Xildhibaano ka tirsan Barlamanka KMG Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa ra'iisul wasaare Farmaajo ugu baaqay in uu iska casilo xilka uu haatan hayo.

Read More »

Farmaajo Oo Ku Baryeytamey Baarlamaanka Inay Cafiyaan

0 Visits: 1075 | 15 June, 2011
Ra'iisul wasaaraha waqtiga kasii dhamaanaya ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula qaatayqaarkatirsan baarlamaanka isagoo ka dalbaday in ay cafiyaan hadii ay qalad ka tabanayaan.

Read More »

Jaaliyada Soomaalida Ee Sicilia Oo Ugu Baaqdey Farmaajo Inuu Ilaalo Axdiga KMG

0 Visits: 1089 | 16 June, 2011
Kulan muhiim ah oo maanta ay ku yeesheen Gobolka Sicilia ee dalka Italia Jaaliyada soomaalida ee halkaasi ka jirta ayaa waxay ku baaqayaan in Ra'iisul wasaare Farmaajo uusan noqon qof koowaad ee jabiya Axdiga Dowladnimo.

Read More »

Keerow, Buneeste Khashimeeste Iyo Kaahiye Maxaa Isku Keeney?

0 Visits: 1113 | 16 June, 2011
1- Kaahiye, War heedhe Khashimeeste waxaan kuu sheegi lahaa kulankaan maanta looma dhamo waayo waxaad ka tagteen KEEROW kii Walaalkiisa Diidanaa waayo waxaanu horey ugu balansaneen in Markasta iyo meel kasta loo yeero.

Read More »

Xaabsade Oo Wax Weyn Ka Bedelay Dareenkii Muqdisho & Aragtadii Shirkii Kampala.

0 Visits: 1243 | 16 June, 2011
Xildhibaan Maxamed Ibraahim Maxamed Xaabasade oo ah nin si weyn looga dhex yaqaano siyaasada soomaaliya nooc kastoo ay ahaataba ayaa wuxuu ku laabtay muqdisho maalin ka hor kaasoo wax weyn ka bedelay siyaasadii muqdisho sida ay maalmo ka hor aheyd.

Read More »

DM Holand Oo Taageero u Muujiyey Heshiiskii Kampala & Hogaamiyaha Baarlamaanka.

0 Visits: 1102 | 16 June, 2011
Kulan ay kasoo qeyb galeen Qurba joogta Holland ee DM ayaa waxaa looga hadlayaya xaalada siyaasada ee xiligaan kasoo cusboonaatay Dalka Soomaaliya gaar ahaan Magaalada Muqdisho.

Read More »

Xildhibaan Shileetay"Farmaajo Waa In Maxkamad Lasoo Taagaa"

0 Visits: 1049 | 17 June, 2011
Xildhibaan C/Laahi Shileetay oo kamid ah mudaniyaasha Baarlamaanka Soomaaliya kana mid ah xildhibaanada codkariyaasha ah ee sida aadka ah codkooda u shaqeeya ayaa wuxuu ugu baaqey Farmaajo Inta Aan Waqtigaaga ka Dhamaan iskaga baxo Muqdisho.

Read More »

Muuqaalada Saraakiishii Ethiopia Soo Daaysay Qaarkood

0 Visits: 2118 | 17 June, 2011
xubnahaan saraakiisha ah ee lasoo daayey ayaa waxaa xabsi la dhigey horaantii bishii hore kuwaasoo ay xirigooda ka dambeysay dowlada Dhexe ee Ethiopia.

Read More »

Baaq Ku Socda Ardada DM Ee Gudaha & Dibada" Arin Muhiim Oo Xasaasi Ah"

0 Visits: 1176 | 19 June, 2011
Digil & Mirifle Students Association"DMSA" ayaa waxay kulankooda ugu dambeeyey ee xalay laga soo aarey Go'aan aad muhiim u ahaa kaasoo lagu wargelinayo guud ahaan dhalinyerada Ardada ah DM ee kuxkubarta caalmka meelaha kala gedisan si loo dhameystiro maamulka sare ee Ururkaasi.

Read More »

Daawo Qaabka Loo Soo Dhoweeyey Shariif Hassan Gudoonka Baarlamaanka

0 Visits: 1297 | 19 June, 2011
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa goor dhow ka soo degay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho, iyadoo ay ku soo dhoweeyeen Xildhibaano fara badan iyo dad kale oo taageero u ahaa,

Read More »

Jaaliyada DM Waqooyiga America Oo Taageerey Meel Marinta Shirkii Kampala

0 Visits: 1167 | 19 June, 2011
Shir ay isugu imaadeen Dhamaan Waxgaradka, Ugaasyada, dhalinyereda , Haweenka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada DM oo ka dhacay wadanka Mareykanka gaar ahaan Gobalka MN ayaa lagu taageeray Go'aankii Kasoo baxay Kampala & Sida hadaba loo hergeliyey Qodobadii Shirkaasi oo qaarkood la meel mariyey.

Read More »

Xildhibaan Khaliif Duurey Caato Waa Inuu Dhaqsi Raaligareyn Uga Bixiyaa Gefkii Uu Geestay

0 Visits: 1670 | 20 June, 2011
Xildhibaan Khaliif Sheekh C/laahi "Duurey" oo kamid ah xildhibaanada Go'aanka adag ee DM uga jira Dowlada Dowlada KMG Soomaaliya ayaa wuxuu fariin hawada u mariyey Xildhibaan Cusmaan Caato Oo Shalay U Gefey Shaqsiyada Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.

Read More »

Qaylo Dhaan Abaareed" Baydhabo Oo Laga Furey Xerooyin Dadka Lagu Quudiyo"

0 Visits: 1352 | 21 June, 2011
xaaladii ugu xumeyd ayaa waxay ka taagan tahay deegaanada arlaadii taasoo ah Abaar rabaani ah oo ay wada saameyneyso dadka, deegaanka & Duunyada.

Read More »

Waxgaradka DM Oo Wax Jawaab Ah Laga Waayey Kadib Qaylo Dhaantii Abaarta.

0 Visits: 1368 | 22 June, 2011
waxaa jira xiligaan Abaar aad u daran oo ay saameysay dadka iyo duunyada Gobolo badan oo deegaankii kamid ah taasoo shalay Baidoanews & Daafeet.com ay kasoo saareen Qaylodhaan Abaareed laakiin weli jawaab loo helin.

Read More »

DM -Laha Sacuudi Kaalintee Ka Geli Karaan U Adeegida Shacbiga DM"Malaaq Mandeela"

0 Visits: 1207 | 23 June, 2011
waxa jiro Jaaliyado tiro badan oo DM ah kuwaasoo ka dhisan Aduunka dacaladiisa laakiin inta badan waxaa la arkaa jaaliyadahaasi xiliyada aad moodid in wax lakala qeybsanaayo.

Read More »