Wararka

Fowsiyo M. Sheekh, Waxaan Ka Xumahay Gabdhaha Soomaaliyeed Ee Loo Xirey Argagaxsinimo

0 Visits: 4258 | 07 August, 2010
Wasiiradda Haweenka iyo Arimaha Qoyska Dawladda FKMG Soomaaliya Marwo Fawsiyo Maxamed Shiikh ayaa markii ugu horeysay ka hadashay arimaha haweenka, gaar ahaan haween la sheegay in lagu qabtey falal argagaxiso gudaha dalkaasi Mareykanka.

Read More »

Saracen International taasoo qaabilsan dhinaca amaanka.

0 Visits: 4069 | 24 January, 2011
War hordhac ah oo Baidoanews ka soo gaaray xarunta wasaarada warfaafinta DKMG ayaa sheegaya in raisul wasaaraha xukuumada KMG Maxamed C/laahi Farmaajo uu amar ku bixiyey in gebi ahaanba la burburiyo heshiiska dooda keenay ee DKMG ay la gashay shirkada Saracen Internatinal kaasoo waayadan dambe dhaliyey…

Read More »

Dhalinyero & Hub Loogu Deeqey Shabaabka Shabeellaha Hoose

0 Visits: 3484 | 24 January, 2011
Maamulka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee gobolka Sh/hoose ayaa shaaca ka qaaday in beelaha Banaadiriga ee dega qeybo ka mid ah gobolkaasi ay ku soo wareejiyeen hub iyo dhalinyaro loogu talo galay iney ka qaataan dagaalada mudada dheer ka socda magaalada Muqdisho.

Read More »

Mowliid Macaani Oo Baaq Udirey Madaxda Somaliland

0 Visits: 5041 | 24 January, 2011
Xildhibaan Mowliid Macaani Maxamuud oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya, ayaa baaq ku aadan in la dhowro midnimada Soomaaliya u diray madaxweynaha Somaliland Axmed Max'ed Max'ud (Siilaanyo).

Read More »

Waaberi Mudisho Oo Xaley Bandow Aheyd

0 Visits: 4185 | 24 January, 2011
Taliska booliska DKMG ayaa xalay bandow dhaqangalay waxay ku saareen degmada Waabari ee gobolka Banaadir kadib hawlgal baaritaan ah oo ay shalay ciidamada halkaasi ka fuliyeen.

Read More »

Shariif Xasan Oo Kenya Soo Gaarey & Kulan Ay Maanta Halkaa Ku Leeyihiin

0 Visits: 3663 | 24 January, 2011
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo xubno asaga lasocda ayaa xaley waxay soo gaareen magaalada Nairobi ee dalka Kenya kuwaasoo ujeedadoodu tahay iney ka qeybgalaan kulan maanta ka dhici doono hotelka Grand Fajist oo ku yaalo Town-ka Nairobi.

Read More »

Yaa Ka Qeybgalaya Kulanka Kenya Oo Lagu Marti Qaadey

0 Visits: 3765 | 24 January, 2011
Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya waxay halbowle utahay howlaha dibadaha lagu dhiso ee loo sameeyo soomaaliya intooda badan waana magaalo siyaasadaha loogu kala iibsado sida xoolaha nool oo kale waxaana suuragal aheyn waxbaan dhisayaa Kenyana ma aan soo marin

Read More »

Meydka Ragii Ay Dileen Ciidamda K.Kuuriya Oo Lagu Wareejinayo Dowlada

0 Visits: 1623 | 24 January, 2011
Dowlada Koonfur Kuuriya ayaa sheegtay inay DKMG Soomaaliya ku wareejineyso meydadka burcad badeed dhawaan ciidamadeeda ay ku dileen xeebaha u dhexeeya wadanka Cumaan iyo Qaarada Afrika xilli ay soo qafaasheen markab laga lahaa wadankaasi.

Read More »

Cudur Daar Iyo Wargelin Ku Socota Akhristiyaasha Boga Baidoanews

0 Visits: 2201 | 24 January, 2011
Waxaan ka cudur daaraneynaa oo aan idinka raali gareyneynaa in maanta howsheena aysan aheyn sidii hore kadib markii ay webka soo weerareen kooxo waxgaratayaal ah oo ay dabada u qabteen wixii data ahaa ee ku jirey Boga .

Read More »

Deg Deg Airpor-ka Caasimada Ruushka Oo Qarax Xoogan Ka Dhacey Waxyer ka Hor

0 Visits: 1581 | 24 January, 2011
Qarax aad u xoog badan ayaa waxa uu ka dhacey gudaha gegida dayuuradaha magaalada caasimada ee Mascow dalka Ruushka.

Read More »

Natiijada Shirkii Maanta Magaalada Nairobe Ee Digilmirifle.

0 Visits: 2248 | 24 January, 2011
Shariif Xasan Halka Uu Magaalda Nairobi Ka deganyahay oo ah Hotelka Grand Regancy ayaa waxaa maanta ay isugu tageen Xildhibaano gaaraya 25 iyo 17 shaqsi oo ka tagey dibadaha sida Australia, S. Africa Uk sida ay ragaasi sheegteen.

Read More »

Puntland Oo Sababeysey Xiriirkii Ay U Jartey Dowlada KMG Somalia

0 Visits: 2188 | 25 January, 2011
Maamaul goboleedka Putland ayaa sababeeyay u jeedka Mas'uuliyiinta dowladda KMG Soomaaliya ay uga mamnuuceen inay tagaan deeganada iyo degmooyinka ay Mamaulaan

Read More »