Featured

Recently added under this category

Aqoonyahan Ali Atoore Oo Gabay Kusoo Xujeeyey Abwaan Ii Dow

0 Visits: 1655 | 08 November, 2013
Abwaan Cali Iithow oo kamid ah Abwaanada Soomaaliyeed oo kunool wadanka Switzerland agar ahaan Magaalada Zurich ayaa lasoo xujeeyey Maanta.

Read More »

Geeri Naxdin Leh" Abwaankii Afka Maay Soo Saarey Oo Xijaabtey

0 Visits: 2581 | 09 November, 2013
Allaha unaxriistee waxaa geeridii rabi ku timid Abwaankeena Qaaliga ahaa Ilaaha ha u naxriistee Abwaan Sahal Macalin Ciise oo in mudo ah ku xanuunsanaa wadanka Ingriiska gaar ahaan LONDON.

Read More »

Xasan Aadan Samatar oo Tacsiyao Diraya Qeexayana Dabeecadihii Abwaanka

0 Visits: 3019 | 10 November, 2013
Abwaan Sahal Macalin Ciise" marka magaciisa la maqlo magaca labaad ee durbaba qalbigaaga kusoo dhaco waa Xasan Aadan Samatar oo ahaa Qaadaha Heesaha Uu Abwaan Sahal Sameeyo , hadaba waxaanu la sameyney xiriir Xasan Aadan Sammar kaasoo ka faaloodey Inbadan oo kusaabsan heesaha abwaanka iyo Murtida…

Read More »

SAHAL MA'ALLIN ISSE (c1948-November" 9, 2013) M. H. Mukhtar

0 Visits: 3796 | 11 November, 2013
A Life Dedicated to Af-Maay Language and Culture

Read More »

Koob Cayaaraeed Oo Loogu Magac Darayo Abwaan SAHAL Oo Baydhabo Lagu Qabanayo

0 Visits: 1558 | 11 November, 2013
Cabduqaadir oo ah nin si weyn magac iyo qiimio ugu leh umada soomaliyeed agtooda ayaa dhambaal tacsiyao ah nasoo gaarsiiyey daraad waxana ka cudur daaraneynaa maadaama aan soo gudbinteeda dib noogu dhacdey .

Read More »

Bansaaniyaasha Reer Baydhabo Oo Is Aruursadey+Sawiro

0 Visits: 3529 | 11 November, 2013
Kulankaan Banzaaniyaasha Reer Baydhabo ayaa wuxuu ahaa mid lagu taageerayey Fikradii Dr. Aweys Abdi Jidle oo kunool wadanka Australia waxaana hambalyo hadib ay reer Baydhabo si buuxda utaageereen in lasoo nooleeyo Banzaaniyaashii Reer Baydhabo oo aan qabiil aheyn in la isku xiro sidii awalba ay ahaan…

Read More »

Iskoolkii Ugu Horeeyey Baydhabo Oo Loogu Magac Darey Abwaan Sahal Daqiiqado Ka Hor.

0 Visits: 2950 | 12 November, 2013
Mamaulka Sare & Macalamiinta Ex-Iskoolkii Ma'muur 2 Baydhabo ayaa waxay isugu imaadeen Kulan deg deg ahaa waxaana loogu hadlayey ka hor inta aan Godka La Gelinin Abwaan Sahal in Iskoolkooda loogu magic daro Abkaanka geeriyoodey.

Read More »

Dhageyso Gudoomiyihii Degmada Baydhabo Oo Kalsoonida Lagala Laabtey

0 Visits: 2258 | 20 November, 2013
Kalsooni kala laabashadaan ayaa timid kadib markii maamulka degmada oo lagu eedeeyey lunsasho lacago badan oo ku tagri faley iyo iskala weyne xubnaha golaha deegaanka ee maamulka degmada Baydhabo.

Read More »

Go'aamadii kasoo Baxay Shirweynihii Digil iyo Mirifle ee ka dhacay magaalada Salt Lake City, Utah USA November 23, 2013

0 Visits: 2654 | 24 November, 2013
Shirweynihii Digil iyo Mirifle ee maanta oo ay taariikhdu ahayd November 23, 2013 ee ka dhacay Salt Lake City, Utah oo ay kasoo qaybgaleen dad aad iyo aad u tira badan oo ka kala yimid gobollo badan oo ka tirsan wadanka Mareykanka. Shirkaan oo looga hadlay qodobo aad iyo aad muhiim u ah oo khuseeya…

Read More »

wasiirkii Hore Ee Arimaha DIbada Soomalaiya Oo Dib Ubilaabey Howshiisa Gabayada

0 Visits: 2521 | 28 November, 2013
Abwaan Cabdullahi xaaji Hassanow manuur oo Ahaa wasiirkii Arimaha dibada Soomaaliya ayaa wuxuu dib u bilaabey howshiisa Gabayada oo caan ku ahaan jirey.

Read More »

The Dignity of Bravery (Colonel Hasan Muhammad Nur Shatigadud )

0 Visits: 3227 | 29 November, 2013
he was a remarkable and unforgettable man Bravery has a unique place in our daily life.

Read More »

Madaxa Taha Charity Foundation Oo Ka Hadley halka Ay Mareyso Dhismihii Daarul Culuum Baydhabo

0 Visits: 2422 | 02 December, 2013
Madaxa Taha Charity Foundation Sheekh Macalin Cabdi Fataax Sheekh Xasan Oo Ka Hadley halka Ay Mareyso Dhismihii Daarul Culuum Baydhabo.

Read More »

Shariif Xasan Sheekh Aadan Oo Baydhabo Gaarey

0 Visits: 3873 | 07 December, 2013
Wefdi uu hogaaminayo Ex/Gudoomiyihii Baarlamaanka Shariif Xasan oo soomalaida intooda badan u yaqaanaan SAKIIN ayaa wuxuu ku hoydey caawa CAASIMADA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA.

Read More »

Koonfur Galbeed Imisaa Asaay Uqaadey Ma Sidiibaa Lasoo Wadaa Ama Si Ka Duwan

0 Visits: 2950 | 11 December, 2013
sida aanu wada ognahay waxaa horey la isugu dayey dhisida dowlada Koonfur Galbeed soomaaliya dhowr sano ka hor waxaana kud aatey dhiig farabadan oo boqolaal dhalinyero loo laayey ee hadaba ma sidiibaa mise waxbaa ka bedelan.

Read More »

Sheekh Nuur & Walaashiisa Caasho Oo Wada Ababaul Lagu Kala Goynayo Digil & Mirifle

0 Visits: 4240 | 12 December, 2013
Sheekh Nuur Qaasim & Walaashiisa Caasho oo labaduba kunool wadanka Mareykanka gaar ahaan halka ay soomaalida ubadan tahay MN ayaa waxay wadaan qorsho aan lala qabin oo keligooda la wareegaya meelaha ay ubadan yihiin laba goodliyaasha.

Read More »

Eng Ali Shaamey Oo Lagu Eedeeyey Suuq geynta Xiligaan Siyaasada Shariif Hassan

0 Visits: 3895 | 15 December, 2013
Eng.Ali Shaamey oo ah qof si weyn loogu yaqaano Waqooyiga Mareykanka Mareykanka, & Meelo badan oo aduunka ah ayaa waxaa lagu eedeeyaa inuu yahay Shaqsiga xiligaan ugu qaabilsan Sh Xasan Suuq geynta Siyaasada 3 gobol ee uu wato.

Read More »

Buuga Qiraal Oo Noqdey Buuga Loogu Iibsashada Badan Yahay

0 Visits: 2475 | 16 January, 2014
Buuqa QIRAAL oo ah buuq dhowaan si officially ah usoo baxay isla markaana ka hadlaya xaqiiq dhab ah ku saleysan ayaa wuxuu noqdey buuqa loogu isticmaalka badan yahay waayahaan dambe.

Read More »

Geeri Naxdin Leh Avv. Hassey Sh. Ibraan Oo Ku Geeriyoodey USA

0 Visits: 2782 | 19 January, 2014
waxaa saacado ka hor wadanka mareykanka gaar ahaan gobolka VIRGINI ku geeriyoodey Allaha unaxriistee Avv. Hassey Sh. Ibraang oo mudooyinkii lasoo dhaafeyba ku xanuunsanayey wadankaasi Mareykanka oo ilmihiisa iyo reerkiisuba ay degen yihiin.

Read More »

Daawo, Qaabkii Loo Saarey Calnkii 6 Gobol Maanta

0 Visits: 2944 | 27 January, 2014
Waxaan Idin Soo Gudbineynaa Qaabkii Loo Saarey Calankii Koonfur galbeed Maaulka 6 Gobol Oo La Rabo In Lasameeyo .

Read More »

Musharixii Ugu Horeeyey Ee Isu Soo Sharaxa Maamulka 3 Gobol

0 Visits: 2522 | 28 January, 2014
Nuur Max'ed Macalin "Bukurow" oo kamid ah siyaasiyiinta Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa wuxuu noqdey Musharxii ugu horeeyey ee isku soo sharaxa Xilka Madaxtinimada Maamulka Koonfur Galbeed ee ka kooban 3 Gobol .

Read More »