Maqaallo

Maxaa Ka Imaan Kara Dhibaato Ah Hadii Aan Loo Gurmanin Shacbiga Dhibaateysan"Sacdiyo M. Salaad"

0 Visits: 1002 | 23 June, 2011
waxaa horey loo soo sheegey in dhibaato ay ka jirto deegaan kii taasoo laga sameeyey Qaylo dhaan laakiin dad badan oo soomaali ah gaar ahaan kuwii deegaanadaasi kasoo jeedey ayaa ilaa iminka aan ka bixinin wax jawaab ah.

Read More »

Xaflad Sagootin Ah Oo Loo Sameeyey Xildhibaan Keynaan & Abaartii Oo Laga hadlay

0 Visits: 1572 | 23 June, 2011
Qaar kamid ah Jaaliyada Soomaalida ee kudhaqan Dalka Mareykanka Gaar Ahaan Magaalada MN ayaa waxay usameeyeen Xildhibaan Keynaan oo kamid ah xildhibaan si aad ah uga shaqeeya Maslaxada Guud ee Umada Soomaalida.

Read More »

Xafladii Suldaan Buube Awdheegle & Ergadii Ka Qeyb Gashay Sawiraan

0 Visits: 3201 | 23 June, 2011
Xaflad siweyn loosoo agaasimay oo ay kasoo qayb galeen illaa 700 oo ergo oo kakalasocday gobolada dalka soomaaliya ayaa manta lagu caleemasaaraySuldaankaan Cusub Magaalada daarasalaam ee Gobolka Sh/hoose.

Read More »

Reer Baydhabo Iyo Raxan Eeyo Ah Oo Dagaal Ku Dhexmarey Suuqa Weyn.

0 Visits: 1382 | 24 June, 2011
Raxan Eeyo aad moodid iney wada qabeen Raabiyo ayaa waxay weerero gaadmo ah kusoo qaadeen shacbiga Reer Baydhabo gaar ahaa intii joogtay suuqa weyn.

Read More »

Reer MN Oo Noqdey Jaaliyadii Ugu Horey Ee Ku Baaqda In Loo Gargaaro Dadka Abaaraha

0 Visits: 1207 | 25 June, 2011
Kulan ay maalin ka hor ku yeesheen waqooyiga dalka Mareykanka qaar kamid ah Jaaliyada Reer MN ayaa waxay soo jeediyeen in wax la taro dadka abaaraha heyso ee Soomaaliya.

Read More »

Suldaanka Beesha Jiido Oo Soo Dhoweeyey Caleema Saarkii Suldaanka Buub

0 Visits: 1826 | 25 June, 2011
Suldaanka Guud ee Beesha Jiido Suldaan Warsame Suldaan Ibraahim Caliyow Ibrow ayaa soo dhoweeyey caleema saarkii Suldaanka Beesha Baghadi Suldaan Buube.

Read More »

Gudoomiyaha Ururka "HAYDA" Oo Digniin Culus U Jeediyey Uuro MAgac Ahaan Loo Smaeeeyey

0 Visits: 1349 | 25 June, 2011
Kulan ay soo qaban qaabiyeen maamulka Ururkaan Hakaba Youth Devolopment Association ayaa xalay waxay ka dhacdey Dalka Boqortooyada Sacudi Carabia kaasoo looga hadlayay Arimo Xasaasi oo xiligaan Taagan.

Read More »

Faraca Saldanadii Gheledi Oo U Hambalyeysay Suldaan Buube Suldaan

0 Visits: 1212 | 25 June, 2011
Faraca Saldanadii Gheledi ee kunool dalka Ingriiska Gaar ahaan Magaalada London ayaa waxay soo saareen Baaq Hambalyo ah oo loogu Halbalyeynayo Suldaanka Howsha Ku Cusub Suldaan Buube Oo Daraad Lagu Caleema Saare Awdheegle Soomaali.

Read More »

Ogeysiis Muhiim Ah "Qof Waliboow Yaan Wax Muhiim Ah Ku Dhaafin Akhri"

0 Visits: 1599 | 25 June, 2011
DIGIL IYO MIRIFLE EE (DALADDA SICAS) EE SANADKAN 2011,

Read More »

Shirkii Ardada DMSA Oo Si Xawli Ah Ugu Socda Barta Internetka Saacadaan

0 Visits: 2201 | 25 June, 2011
Kulankaan oo aha mid lagu balansanaa in ayaa waxa uu si toos ah u bilowey xiligii loogu tala galey kaasoo iminka uu marayo meel xasaasi ah.

Read More »

Go'aano Muhiim Ah Oo Kasoo Baxay Shirkii Ardada DMSA"Codad"

0 Visits: 1643 | 26 June, 2011
Dadkii kasoo qeybgaley Kulankaasi oo kala joogey wadamo aan isku dhown Africa,Asia,Europe iyo America ayaa waxay dood dheer kadib ay isla meel dhigeen qodobo dhowr ah.

Read More »

Jaaliyad Utah, Wadanka Mareykanka Ayaa U Dabaadegay Maalinta Xurnimada Soomaaliyeed

0 Visits: 2520 | 27 June, 2011
Jaaliyada Soomaaliyeed eeUtah oo munaasabad lala yaabey u sameeyey sanadguuradii 51 aad ee 26ka Juun oo aheed markay waqooyi xornimada qaadatay, 1 julay oo aheyd markayga koonfurta xornimada qaadatay iyo isku darsankii labada gobol konfurta iyo waqooyiga oo aheyd maalin aad iyo aad u qiimo badan oo…

Read More »

Daawo Sawiraanta Malaaqyadii DM Ee Siminaarka Loogu Soo Xirey Daynuunay

0 Visits: 1826 | 28 June, 2011
hogaamiyaal ay shabaab ka tirsan oo waday wacyi gelin ku saabsan sidii ay taageero uga heli lahaayeen howlaha dagaalka ay wadaan ayaa waxay galabta kulan kula qaateen Daynuunaay waxgaradka Tuuladaasi.

Read More »

DMYN Oo Qaylodhaan Abaareed Gaarsiineyso Aduunka Intiisa Badan

0 Visits: 1346 | 28 June, 2011
Dadaalo aan Habeen iyo Maalin looga seexanin ayaa waxay wadaan dhalinyerda DMYN oo fadhigoodu yahay waqooyiga America kuwaasoo wada Olole ay doonayaan inay kaalmo caalami & mid gaar ahaaneedba ay ugu helaan walaalaha Abaartu ay saameysay xiligaan.

Read More »

Baidoanews Oo Ugu Baaqeysa Abwaanada DM Iney Jiifka Ka Kacaan

0 Visits: 1432 | 29 June, 2011
Abwaanadii DM oo mudnaa inay Dadkooda Buraarujiyaan Xaalada Murugsan ee lagu Jiro gaar ahaan tan abaarta ayaa waxaad moodaa iney iska jiifaan oo arintaasi ka gaabsadeen.

Read More »

DMSA Oo Xiligaan Barta Internetka Uga Socdo Shir Ku Saabsan Abaaraha.

0 Visits: 998 | 29 June, 2011
Saacado kahor ayaa waxay Maamulka DMSA Soo gaarsiiyeen Ogeysiis loogu yeerayay Ardada Xubnaha ka ah & Guud ahaan dhalinyerada DM inay kasoo qeyb galaan kulan lagu sheegey Muhiim kaasoo hada aanu ka war helney inuu yahay mid looga hadlayo Abaaraha.

Read More »

Ogeysiin Muhiim Ah Xubnaha Ururka DMSA & Guud Ahaan Dhalinyerda DM

0 Visits: 1073 | 29 June, 2011
Ogeysiis Ku Socdo Dhamaan Xubnaha Ururka Ardada DM Ee DMSA Meel kastoo ay caalamka ka googaan

Read More »

Aawey Jaaliyadihii Dibada" Ma Siyaasad Keliya Ayey Ka Hadli Karaan?

0 Visits: 1133 | 29 June, 2011
waxad moodaa iney xiligaan aad iyo aad gaabis u yihiin maqalka Ururadii tirada Badnaa iyo jaaliyadihii har & Habeen awal la maqli jirey ayagoo ka hadlaya arimo siyaasadeed ama kuwo dhexdooda ah.

Read More »

Aawey Xildibaanadii DM Oo Sheegayey Inay Matalayaan Bulshada Xiligaan Baaba'ayso

0 Visits: 1125 | 29 June, 2011
Xildhibaanda DM ayaa waxaad moodaa in saxaafada laga maqlo keliya marka ay dagaal siaasadeed ay ku jiraan laakiin xiliyada kale aan laga maqlin ayagoo inta badan aaney ka hadlin dhibaatada soo wajahdo shacbigooda.

Read More »

Maamuladii Gacan Ku Rimiska Ahaa Jiimbaar Hooosteeda Galey Markey Maqleen Abaaraa jirto.

0 Visits: 1744 | 29 June, 2011
sida la wada ogyahay waxaa jiro maamulo is mucaaradey dhexdooda oo dhamaantood ah Gacan Ku rimis kuwaasoo hada Jiimbaartii Xaaji cali Hoosta Ka Galay.

Read More »