Wararka

Ambiyaal Kafaako Oo Markale Loogu Doortey Madaxweyne Dalka Portugal

0 Visits: 1459 | 25 January, 2011
Madaxweynaha dalka Portugal ninka lagu magacaabo Anbiyaal Kafaako Silva oo 71 jir ah ayaa markale dib loogu doortay madaxweynaha dalka Portugal kagadaal markii uu codad tiro badan kaga guuleystay gabyaaga kascoda xisbiga hantiwadaaga Manuel Aliigari.

Read More »

Magaalada Muqdisho Oo Saaka Degen Kadib Dagaalo Xaley Dhacey

0 Visits: 1493 | 25 January, 2011
Faah faahin dheer ayaa waxay ka soo baxayaan dagaalo iyo Duqeymo xoogan oo xalay qeybo ka mid ah caasimada Magaalada Muqdisho ku dhex maray Ciidamada AMISOM oo kaashanaya kuwa dowladda KMG ee Soomaaliya iyo Xarakada Alshabaab.

Read More »

Burcad Badeeda Soomaalida Oo U Hanjabtay Koonfur Korea

0 Visits: 1526 | 25 January, 2011
Burcad badeeda Soomaaliya ayaa ku hanjabay inay talaaba aargoosi ah kula kici doonaan maraakiibta iyo shaqaalaha kasoo jeeda dalka Koonfur Korea kadib markii ciidamadda badda ee dalkaas ay Jimcihii howl gal ku dileen 8 Burcad badeed kuna qabteen 5 kale.

Read More »

Dagaalkii Galgaduud Oo Shabaab Guulo Ka Sheegtay Maanta

0 Visits: 2231 | 25 January, 2011
Saaka ayaa waxaa degan duleedka degmada Guriceel ee gobalka Galgaduud halkaas oo dagaal ku dhex maray Al-Shabaab iyo Ahlu Sunna.

Read More »

QM oo ku baaqday sameynta maxkamad shisheeye ku dhaqanta sharciga Somalia

0 Visits: 1683 | 25 January, 2011
Qaramada Midoobay ayaa ku baaqday in la sameeyo maxkamad ku taala dal shisheeye oo isticmaasha sharciga Soomaaliya, si wax looga qabto kooxaha burcad badeeda.

Read More »

Burcad Badeeda Oo Saacadihii Ugu Dambeeyey Gacanta Ugaley Markab Germany-Laga Leeyahay

0 Visits: 1922 | 25 January, 2011
Koox burcad badeed Soomaali ah ayaa saacadihii ugu dambeeyey gacanta ku dhigay markab xamuul ah oo laga leeyahay dalka Jarmalka sida ay sheegeen saraakiisha ciidamada caalamiga ah ee ilaalada ka haya xeebaha Somalia oo wakaaladaha warar la hadlayey.

Read More »

Puntland Oo Lagu Eedeeyey Iibsashada Jaziirad Ay Soomaaliya Leedahay

0 Visits: 1886 | 25 January, 2011
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka KMG Soomaaliya ayaa ku eedeeyay maamul goballeedka Puntland in ay iibiyeen mid ka mid ah Jasiiradaha Soomaaliya.

Read More »

Odayaasha Jubooyinka Sheegta "Ma aqoonsannin Dowlada ka jirta dalka Soomaaliya"

0 Visits: 1581 | 25 January, 2011
Waxay sheegeen odayaasha Sheegta Jubooyinka in dowlada uu horkacayo Shariif Sh Axmed ay inaba aqoon saneyn islalamarkaana ay si aad ay u taageersan yihiin xarakada alshabaab .

Read More »

Waax Iyo Waadi Oo Wakiilkeeda Ka Qeyb Galey Maanta Shirkii Xildhibaanada DM

0 Visits: 1865 | 25 January, 2011
Kulankii Maanta galey maalintiisa labaad oo laga sugayonatiijoaan dhaafsanen warsaxaafadeed sida ay noo cadeeyeen masuuliyiinka kulankaasi fadhisa ayaa waxaakaqeyb galey kulankamaanta oo mikroofoonkana ka hadley Wakiilka Beesha Mudulood ee ah Safiirka Safaarada Kenya Ay Ku Leedahay Dowlada Shariifka…

Read More »

Shirkii Xildhibaanda DM Ee Kenya Isugu Tagey Oo Lasoo Gaba Gabeeyey

0 Visits: 2017 | 25 January, 2011
Shirkii Xildhibaanda DM Ee Kenya kasocdey Mudada Gaaban ee labda cisho ahaa oo lasoo afjarey.

Read More »

Xildhibaan Dowlada Ka Tirsan Oo Rasaas Ugu Haleeshey Gurigiisa

0 Visits: 1340 | 26 January, 2011
Mudne ka tirsan barlamanka KMG Soomaaliya ayaa caawa ku dhaawacmay qeybo ka mid ah degmada Xamar-weyne ee gobolka Banaadir..

Read More »

Waa maxay danaha Mareykanku ka leeyahay Somalia?

0 Visits: 2170 | 26 January, 2011
Waxaa intaanan guda gelin mowduucan jeclahay inaan u cadeeyo aqoonyahanada qaarkood ee qurbaha wax ku bartay ee qaba in xaqa aayo ka talinta ee reer Yurub ku heesaan marka ay shucuubta caalamka 3-aad la hadlayaan in ilbaxnimadu ay gaarsiisay in dadyowga dunida ay yeeshaan xaqqa aaya ka talintooda, ma…

Read More »

Saaka Aroortii Dagaal Khasaare Rayid Ah Sababey Oo KA Dhacey Taleex

0 Visits: 1322 | 26 January, 2011
Wararka naga soo gaaraya Caasimada Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya saakay aroortii hore dagaalo iyo Duqeymo sababay dhimashada iyo Dhaawac dad rayid ah qeybo ka mid ah degmada Hodon ku dhex maray Ciidamada Xarakada alshabaab iyo kuwa dowladda KMG ee Soomaaliya oo garabsanaya Ciidamada AMISOM.

Read More »

Xeer Ilaaliye Maxkamadeed Oo Xaley Lagu Diley Puntland

0 Visits: 1520 | 26 January, 2011
Kadib markii xalay Waqooyiga Magaalada gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug lagu dilay xeer ilaaliyihii guud ee maxkamadda gobolka mudug ee maamulka Puntland ayaa waxaa saakay ka soo baxaya dilka mas'uulkaasi warar dheeraad ah oo kala duwan.

Read More »

Sida looga fogaado qayaamada internetka

0 Visits: 1664 | 26 January, 2011
Internetku waa goob baaxad weyn oo qof fiican iyo mid xunba ay ka qaraabtaan. Waa meel aad wax ka iibsan karto, lacag qof u diro karto, waa meel warbixintaada lagu xadi karo oo lagugu qayaani karo.

Read More »

QM Oo Ku Baaqdey Inaan La Carqaladeynin Shariifka Mudada Maalmaha U Harsan

0 Visits: 1316 | 26 January, 2011
Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya oo goor dhow shir jaraa'id ku qabtay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxaa uu kaga hadlay mustaqbalka Dowladda KMG iyo waajibaadka looga baahan yahay inay mudada yar ee u harsan ay qabato.

Read More »

Wafdi Dowlada Saraakiil Ubadan Oo U DHoofey Talyaaniga

0 Visits: 1638 | 26 January, 2011
Wafdi uu horkacayo Ra'isulwasaare xigeenka ahna Wasiirka Gaashaandhiga dowladda FKMG Soomaaliya C/xakiim Maxamuud Xaaji (Fiqi) ayaa goor dhoweyd ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Shabaab Maxey Umamnuuceen Hay'adaha Samafalka

0 Visits: 1321 | 27 January, 2011
Xarakada Al-Shabaab ayaa ka warantay sababta ay uga mamnuucday hey'adaha samafalka inay ka howl galaan deegaanada ay maamusho Al-Shabaab gudaha Soomaaliya.

Read More »

Dadka Reer Jilib Oo Loo Qeybiyey Zakaawaat

0 Visits: 1626 | 27 January, 2011
Maamulka Al-Shabaab ee gobalka Sh/Dhexe ayaa zako qeybin ka sameeyay degmada Jilib ee gobalkaas.

Read More »

Dowlada Oo Dhexdeeda Isku Rasaaseeyey Gudaha Muqdisho

0 Visits: 1260 | 27 January, 2011
Wararka ka imaanaya caasimadda magaalada muqdisho ayaa sheegaya in iska hor imaad xoogan ku dhexmaraya xaafaddda macmacaanka ee degmada dharkeynleey gobolka banaadir.

Read More »