Maqaallo

Kulankii Ardada DMSA Oo Dhowaan Soo Gabagaboobey & Go'aano Muhiim Ah.

0 Visits: 1204 | 29 June, 2011
Dhamaan kulankii maanta ay Barta Internet-ka ku yeesheen Ardada Digil & Mirifle Students Association"DMSA" ayaa wuxuu kusoo gaba gaboobey Natiijo aad u wanaagsan oo runtii ku dayasho mudan.

Read More »

Abwaan Iithow Oo Usoo Jawaabey Baidoanews? Jawaab Ku Qoran Afkii Aayow

0 Visits: 1937 | 29 June, 2011
Asc wr wb rungtaawu Abowasharow alang aaw umuddy dhibtoodi Alle liing tuugoow IRKY hogol ku kooytoo arlaathy wathy nurtoo duunyaathy ii dadky deeq Alle ki hoortoo doogsithaang iyee ing tuugee,

Read More »

Webside-yo Reer Arlaadi Ah Oo Kusoo Biirey Kuwii Hore"Cajiib"

0 Visits: 2288 | 14 July, 2011
Dhamaan Walaalaha Ku Taxan Webka Baidoanews waxaa lagu wargelinayaa iney soo bateen webside-yada Reer Arlaadii oo ay kusoo biireen Webside-yo kale.

Read More »

Baaq Uu Soo Saarey Proff Mohamed Xaaji Mukhtaar Oo Ku Wajahan Abaarta

0 Visits: 1260 | 15 July, 2011
Prof. Mohamed Haji Mukhtar ayaa soo dhoweeyay dadaalka aan loogu kala harin ee qeybaha bulshada ay ugu gurmanayaan kumanaanka ruux ee abaaraha ka soo barakacay, iyagoo ugu baaqay shacabka inay sii wadaan caawinaada ay u fidinayaan dadka abaaraha ay ceeyrteeyeen.

Read More »

Beelaha Ay Kasoo Kala Jeedaan Wasiirada Cusub Akhriiso Adoo Degan

0 Visits: 2002 | 21 July, 2011
1- Mudane Axmed Xasan Gaboobe (Ugaas Bille)Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Garsoorka, Arrimaha Diinta & Awqaafta,Dir Biyo maal

Read More »

Xubnaha DM Heleen Ee Golaha Wasiirada Cusub Ka Aqiiso Baidoanews

0 Visits: 1707 | 21 July, 2011
Ayadoo in badan la wada sugayey ku dhawaaqista golaha wasiirada cuusub oo in badana ay ku murmeen madaxda dowlada KMG ayaa waxaa lagu guuleystay in lagu dhawaaqo Wazaaradihii iyo wasiiradooda shalay gelinkii dambe.

Read More »

Reer Baay Oo Isu Diyaarinaya Bisha Ramadaan & Barakacayaashii Oo Wel Welsan

0 Visits: 1210 | 21 July, 2011
waxaa ka socda diyaar garow ballaaran oo ay sameynayaan dadka deegaanka oo halkaasi ku dhaqan kaasi oo ku aadan arrimo la xiriir gudashada bisha barakeysan ee Ramadaan ee foodda inagu soo haysa.isla markaana nooga harsantahay wax ka yar 12 bari

Read More »

Gudiga abaaraha oo ka warbixiyay deeqo lacageed oo ka soo gaaray jaaliyadaha dibada

0 Visits: 977 | 26 July, 2011
Gudoomiyaha Gudiga abaarah oo shalay jir jaraaid ku qabtay gudaha xerooyinka qaxotiga ayaa sheegay in barakacayaasha ay sii zaaidayaan

Read More »

Warar Dheeraad Ah Oo Ku Saabsan Mas'uuliyiintii DM Ee Sacuudiga Ku Xirnaa

0 Visits: 1383 | 27 July, 2011
warar dheeraad ah ayaan kasoo baxaya Xirigii Maalmo ka hor loo geystay Qaarkamid ahaa Xubnaha Jaaliyada Dm Ee Sacuudiga & Xildhibaan Maxamed Muuse.

Read More »

Abaarta Hanagu Disho Beeraheena Ma Rabno Qaxootinimo" Daawo Sawiraanta

0 Visits: 1497 | 28 July, 2011
Ayadoo ay Abaar Baahsan ka jirto dalka ayaa hadana dadka Beeraleyda Qaarkood waxay ku mashquulsan yihiin Tacabka Beerahooda.

Read More »

Gudiga Gargaarka Kulmiye Oo Raashiin Ka Qeybiyey Deegaanka Idaale

0 Visits: 1588 | 30 July, 2011
Gudi cusub oo loo gumagacdaray Gudiga-kulmiye oo u dhaq dhaqaaqa dad ka abaaruh saameeyeen ayaa hawlo gergaar kawada deegaanada dhibaatada abaatu kajiro ee la is ku yiraahdo Jubbada sare.

Read More »

Ceeb & Fadeexad Ka Dhex Taagan DM UK Kunool"Lacago La Isku Dagaaley"

0 Visits: 3108 | 31 July, 2011
DM-laha kunool Uk gaar ahaan gudiga Gargaarka Abaaraha oo xiligaan ku shaqeeya Magaca Mooragaabey charity ayaa isku maandhaafsan qaabkii loo maareyn lahaa lacagaha Kasoo xarooda TV-ga Universal oo ay ku deeqayaan Soomaali weyn.

Read More »

24kii Saac Laso Dhaafey & DM Uk Maxaa Kasoo Baxay " Xog Muhiim ah"

0 Visits: 1305 | 31 July, 2011
DM -Dalka UK ku dhaqan ayaa 24-kii lasoo dhaafey waxya ahaayeen kuwa Afka heystay intii xaalada hoos ula soconin halka kuwii ka tirsanaa Gudiga Dhaqaalaha Doonka ahna ay Bilaabeen Is Eed Eed Iyo Dabagal ku aadan warkaan sir noo ahaa yaa siiyey Baidoanews.

Read More »

Su'aalo U Baahan Jawaabo Aad Looga Soo Taxadirey" Arimo Xasaasi Ah"

0 Visits: 1392 | 31 July, 2011
Ma atahay In Jaabka lagu heysto Lacagtii Soomaali weyn laga soo qaadey oo aan la gaarsiinin dadkii loo soo dhiibey?

Read More »

Maamul Goboleed Magac Ka Raadinaya Masaakiin Maalkeeda

0 Visits: 1129 | 01 August, 2011
Mid kamid ah Maamuladii Is magacaabey ee isku magacaabey Xafladii Arooska UK ee mashaqada ka taagneed magac bixintiisa ayaa wuxuu miciin baday maal mahaan inuu maatadii maalkii loo aruurinayey meel Qaloocan isku dayey inuu mariyo .

Read More »

Mashaqada Media-yaha & Masaakiinta Madaxooda Maalka Lagu Doonaya

0 Visits: 1174 | 01 August, 2011
Waxaa mashaqo ah oo maanka iyo maskaxda aadanaha ka weyn media-yaha waxa ay sheegaan iyo maangaabiyaasha Maalka & Magaca kudoonaya masaakiinta aan Miirka laheyn .

Read More »

Maamulada Baidoanews & Amaandhoorey Oo Afur U Direy Abwaaniintii DM & Gudiga Afurinta

0 Visits: 1678 | 01 August, 2011
Maamulada Webside yada Baidoanews& Amaandhoorey ayaa Lacag Afurin ah u direy Abwaaniintii DM oo la ilaabey iyo Gudiga Afurinta Saa'imiinta aan waxba heysanin ee ku dhibaataysan Arlaadii.

Read More »

Sida Lacagaha Ukala Qaataan Daadihiyaasha Barnaamijka Tabarucaada Universal

0 Visits: 10416 | 01 August, 2011
waxaa lawada ogsoon yahay in Barnaamij dhaqaalo Aruurin Ah uu ka socdo TV.ga sida gaarka ah loo leeyahay ee Universal xafiiskiisa koowaad ee magaalada London.

Read More »

Ibrow" Waan Ku Daalney DM -laha UK Waa Dad Aan Dalkii & Dadkii Dan Ka Laheyn"

0 Visits: 1476 | 03 August, 2011
Gudoomiyaha Jaaliyada DM ee Dalka Ingriiska Injineer Maxamuud Caliyow Ibrow oo wareysi gaar ah siiyey Baidoanews ayaa sheegay inuu waano iyo wax u sheegidba uu kala daaley DM laha Kunool dalka Ingriiska.

Read More »

Amoud Foundation Oo Ka Been Sheegtay Dadaka Abaaraha Heyso Ee Reer Arlaadii

0 Visits: 1534 | 04 August, 2011
Baaritaan & Dabagal ay Sameysay Shabakada Baidoanews ayaa waxay ku ogaatay in Hay'ada la yiraahdo Amoud Foundation oo fadhigeedu yahay dalka Mareykanka, ay lacago ku qaadatay Magaca Dadka Abaaraha ila ildaran ee Arlaadii.

Read More »