Wararka

Qarax xalay ka dhacay degmada Waabari ee Magaalada Muqdisho.

0 Visits: 1032 | 27 January, 2011
Wararka laga helayo caasimada Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya xalay kooxo hubaysan bambooyinga gacanta laga tuuro ku weerareen Askar ka tirsan Dowladda KMG Degmada Waabari ee Magaalada Muqdisho.

Read More »

Shil Gaari oo Sababay Khasaaro Nafeed oo ka Dhacay Wanlawayn

0 Visits: 1115 | 27 January, 2011
Shilkaan gaari ayaa waxa uu ka dhacay deegaan lagu magacaabo Madax Maroodi oo hoosdtaga degmada Wanlawayn ee gobalka Shabeelaha Hoose.

Read More »

Ogeysiis Muhiim U Ah Aqristiyaasha Sharafta Mudan Ee Boga Baidoanews

0 Visits: 3296 | 27 January, 2011
waxaan ku wargelineynaa dhamaan asxaabta ku taxan boga Baidoanews inaankusoo kordhiney webka qeyb aad ku sheekeysan kartaan chatting room oo waxaad awoodi kartaa inaad sameysatid magac kuu gaar ah ama Koox.

Read More »

Sirdoonka Australia oo ka Digay Weerar Al-Shabaab ku Qaadi Doonto Shir Madaxeedka AU ee Addis Ababa

0 Visits: 1437 | 27 January, 2011
Sirdoonka wadanka Australia ayaa sheegay inay heleen warar sheegaya weerar ururka Al Shabaab uu ku qaadi doono shir madaxeedka Midowga Afrika ee toddobaadka dambe ka dhacaya magaalada Addis Ababa ee xarunta wadanka Ethiopia.

Read More »

Roobab Qasaaro Geystey Oo Ka Da'ay Sacuudi Arabiya

0 Visits: 1417 | 27 January, 2011
Roob lixaad leh oo dabeylo wataan ayaa ku da,ey magaalada jeddah dalka saudi arabia roobkaan ayaa wuxuu da,ey shaley saacadu markey aheyd 10.

Read More »

Deg Deg,Amiirka Shabaab Oo Caawa Jeediyey Kalimad Ku Aadan Wilaayaadka Shabaab

0 Visits: 1869 | 27 January, 2011
Amiirka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyra ayaa waxaa daqiiqado ka hor jeediyey Kelimad oo uu ujeediyey walaayaadka islaamiga iyo mujaahidiinta u istaagey difaaca Diinta .

Read More »

K.Korea Oo Maxkamadeyn Dooonta 5 Burcad Badeed Somali Ah

0 Visits: 1369 | 28 January, 2011
Xukuumadda Koonfur Korea ayaa ku maxkamadaynaysay dalkeeda shan qof Soomaali ah oo ka tirsan kooxaha burcad badeeda.

Read More »

Qarax Xaley Ka.a Dhacey Magaalada Hargeysa

0 Visits: 1137 | 28 January, 2011
Wararka ka imanaya magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa sheegaya in wiil dhalin yaro ah uu ku dhintay halka mid kalena uu ku dhaawac may qarax miino caawa kaga qarxay goob ay banooni ku dheelayeen

Read More »

Mudaaharaad Laga Cabsi Qabo Inuu Ka Dhaco Masar Salaada Khudbada Kadib

0 Visits: 1168 | 28 January, 2011
Dowlada wadanka Masar ayaa cabsi xoogan ka qabta in Dalkeeda maanta salaada Jimcaha ka dib ay ka dhacaan Mudharadyo xoogan oo looga soo horjeedo dowlada wadankaasi

Read More »

Safiir Ethiopia Umagacaabatay Somalia Oo Muqdisho Gaarey

0 Visits: 1666 | 28 January, 2011
Madaxweynaha DKMG Soomaaliya Sheekh Sheekh Axmed ayaa maanta qaabilay safiirka cusub ee Ethiopia u soo magacaabatay dalka Soomaaliya kaasoo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho.

Read More »

Adeega Internet-ka Iyo Isgaarsiinta Ka Oo Laga Jarey Masar

0 Visits: 1314 | 28 January, 2011
Wararka ka imkaanaya Dalka Masar oo uu 72-saac ee la soo dhaafay ka socdo kacdoon shacbi oo la mid ah kii ka dhacay dalka Tunisia ayaa waxaa la soo sheegayaa in dalkaasi aalada internetka iyo Telka Gacanta ay gabi ahanba jartay Dowlada dalkaasi kadib markii mudaaharaadka uu Noqday halka lagu balamo…

Read More »

Keerow, Kumi Ana Laha Mey Helow

0 Visits: 2503 | 28 January, 2011
Waxaan ku faaneynaa waxaan dhiibeynaa dad badan ayaa waxay noo arkayaan inaa nahay dad wanaagsan waxaana leenahay markasta beri saa dambe wiiga soo socda, ilaa roob ka imaado kkkk.

Read More »

Dagaalo Xoogan Xaley Iyo Saaka Muqdisho

0 Visits: 1308 | 29 January, 2011
Dagaalo u dhaxeeya ciidamada dowlada KMG Soomaaliya oo taageero kahelaya kuwa AMISOM iyo xoogaga Al-Shabaab ayaa xalay ilaa iyo saaka waabarigii hore waxa ay ka dhaceen qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho.

Read More »

Janaqow, Shabaab Ilaah Ha Weydiistaan Dembidhaa,Dowladuna Cafis

0 Visits: 1368 | 29 January, 2011
Xildhibaan C/raxmaan Maxaamuud Faarax Janaqow oo ka md ah barlamanka KMG Soomaaliya horayna uga mid ahaa ururkii maxkamadaha Islaamiga ayaa ugu baaqay hogaanka sare ee xarakada Shabaab inay Alle ka baryaan dambidhaaf isla markaana DKMG ay weydiistaan inay cafis u fidiso.

Read More »

Shariif Shaley Ka Imaadey Uganda Maantana Ethiopia U Jirmaadey

0 Visits: 1183 | 29 January, 2011
Madaxweynaha dowladda kmg ee Soomaaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa wuxuu saakay u amba baxay magaaladda Addis Ababa ee dalka Itoobiya, isagoo ka qeyb gelli doona shir balaaran oo halkaasi ka furmanaaya.

Read More »

SedaxGember & Misheegdiyo Oo Xaflad Kusameysteen Sacuudiga

0 Visits: 1751 | 29 January, 2011
Waxaa magaalada jeedah ee dalka Sacuudiga lagu qabtey xaflad loogu dabaal degayo sanadguuradii 3aad ee maamulka SEDAX GEMBER IYO MISHEEGTIYO iyo waxyaabihii u qabsoomey intii uu jirey maamulkaas

Read More »

Dowlada Oo Ka Codsatay Shirkii Midowga Afrika Hub & Tababaro

0 Visits: 1245 | 29 January, 2011
Xukuumada KMG ee Soomaaliya ayaa ka dalbatay Ururka Midowga Afrika oo ciidamo u soo diray Soomaaliya in ay ka gacansiiyaan tababarida Ciidamada dowladda KMG ee soomaaliya iyo Qalabaynta Ciidamadaasi.

Read More »

Mid Kamid Ah Afduubiyaashii Lamaanaha Ingriiska Oo Kenya Lagu Qabtey

0 Visits: 1222 | 29 January, 2011
Sida lagu daabacay wargeyska Dailymail ee ka soo baxa dalka Ingiriiska ayaa sheegaya in mid ka mid ah afduubtayaashii sanad ka hor qafaashay lamaanahii ingiriiska ee Paul Chandler iyo Rachel lagu qabtay wadanka Kenya isla markaana xabsiga loo taxaabay.

Read More »

Puntland, Gudoomiye Maxkamadeed Oo Is Casiley

0 Visits: 1331 | 29 January, 2011
Waxaa goor dhoweyd oo maanta ah iscasilaad ku dhawaaqay Gudoomiyaha Maxkamada Darajada Koowaad ee Degmada Gaalkacyo Dr, C/fitaax Cali Diiriye.

Read More »

Kooxda Ahlu Sunah & Saraakiil Ethiopian Ah Oo Kulan Ku Yeeshay Balanbale

0 Visits: 1132 | 29 January, 2011
Kulan ay isugu yimaadeen mas'uuliyiin ka tirsan Ahlu Sunna iyo saraakiil Itoobiyaan ah ayaa ka dhacay degmada Balambal ee gobalka Galgaduud.

Read More »