Featured

Recently added under this category

Daawo Dayaaradaha Miliririga Amisom Oo Gargaarkii Baydhabo Ku Xayirnaa Geeyey Bakool

0 Visits: 0 | 08 June, 2014
gargaarkii dowlada Turliga ay udhiibtey dadka ku dhibaateysan ee Gobolka Bakool ooo in mudo ah ku xayirnaa Baydhabo sababo cabsi jidka oo shababa ku jirta iyo Roobab wadooyinka gooyey dartood ugu xayiranaa Baydhabo ayaa waxaa maanta Raashiinkaasi lagaarsiiyey Degmada Waajid ee Gobolka Bakool.

Read More »

Barnaamijka Runta ka Hadal Oo Marti Ku Ah Dr. Amaandhoorey Oo Wax Badan Fashilaya!.

0 Visits: 42 | 09 June, 2014
Barnaamijka Runta ka Hadal Oo Marti Ku Ah Dr. C/Laahi Ibraahim Hassan " Dr. Amaandhoorey "ayaa wuxuu ka hadlayaa Taariikhdii Saxda Aheyd ee Dadka Koonfur Galbeed walow Taariikhdaasi dad badan ay ka careysiin doonto dad badana ay ka qadan doonaan Casharo uwanaagsan Mustaqbalka iyo Aayaha dadka…

Read More »

Danjire Maxamed Mursal oo Furey Shirkii Shirka Caalamiga ah ee Qurbo-joogta Soomaaliyeed

0 Visits: 10502 | 21 June, 2014
Shirka caalamiga ah ee Qurbo-joogta Soomaaliyeed ayaa saakay oo Sabti ah si rasmi ah uga furmay magaalada Istanbuul ee waddanka Turkiga, waxaana shirkan ka qaybgalaya Soomaali fara badan oo daafaha caalamka isaga yimid.

Read More »

Madoobe Nuunow oo Xilkii K Qaadey Cawa geesey & Shiino

0 Visits: 0 | 22 June, 2014
wareegto uu caawa soo saarey Mdoobe Nuunow ayaa wuxuu sheegey inuu xilkii Wasiirnimo ee Maalkiisa uu ka qaadey Geesey & Shiino oo labaduba kamid ahaa wasiiradiisa lafdhabara u ahaa maamulkaasi.

Read More »

Koonfur Galbeed Oo Heshiis Rasmi Ah Muqdisho Ku Gaartey+Sawiro

0 Visits: 0 | 23 June, 2014
Dowlada Fedaraalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta ku guuleestay in ay heshiis kama dambees ah dhaxdhigto dhinacyadii maamulada kale duwan ka dhisay magaalada Baydhaba, iyadoo ku mideesay halmaamul heshiisna kala saxiixday

Read More »

Abwaan Tarash" Shibey Shib Shib Ooyting Ma Dhaanto

0 Visits: 0 | 23 June, 2014
waxaa maanta la gaarey qeybo kamid ah dardaaran kii iyo qeylo dhaankii warbaahinta arlaadii mudo sanado ka hor ay ku naadin jireen laakiin waxaa weli la yaab iyo murugo leh dad iradooda iaas gaareysa oo markasta aan horusocod laheyn oo sanad kasta wixii dantooda iyo wanaagooda ku jira aanu kala garaneynin.

Read More »

Marxuum Xildhibaan Sh. Aadan Sh Madeer Oo Baroor Diiq Loogu Sameeyey Turkiya

0 Visits: 1904 | 01 August, 2014
Magaalada Ankara ee wadanka Turkiga ayaa waxaa lagu soo Gaba Gabeeyey Munaasabad Baroor Diiq Aheyd oo halkaasi loogu sameynayey Allaha Unaxriistee Marxuum Xildhibaan Sh. Aadan Sh. Madeer.

Read More »

Madaxweyne Madeer Wefdi Hogaaminaya Oo Baydhabo Gaarey+Sawiro

0 Visits: 0 | 04 August, 2014
Reer Baydhabo ayaa si aan caadi aheyn waxay maanta usoo dhaweeyeen Wefdigii Madaxweyne Madeer kuwaasoo ku jirey Geesey Iyo Shiino oo ah Masuuliyiin awood buuxda ku leh Gobolada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Read More »

Al Shabaab Oo Lagu Gumaadey Toosweyne & Shabaabkii Gobolka Baay Oo Qax Wada Ah.

0 Visits: 2599 | 06 August, 2014
Al Shabaab oo Dagaal ku bilaabey Beesha Leysaan 17 kii Bishii Hore ayaa waxaa Dagaalkaasi kasoo Bilwdey in 40 Gabdhood Oo Beeshaasi ah loo Guuriyo Dhalinyero Shabaab oo Doobnimo Ku raagtey iyo Iney Bixiyaan Lacago lagu SHeegey in lagu Taageerayo Mujaahidiinta.

Read More »

Duleedka Awdiinle Oo Dagaal Ka Dhacey & Meydad Shabaab Ah Oo Lagu Jiidayo Awdiinle.

0 Visits: 1363 | 06 August, 2014
Dagaalkaan ka dhacay Duleedka Degmada Awdiinle ee Gobolka Baay ayaa wuxuu sababay Khasaaro Nooc kasta isugu jira labada dhinac wallow la gaadey ciidankii Al Shabaab weerarka lagu qaadey.

Read More »

Beesha Luwaay oo Wado Abaabul Aad Uxoogan oo Shabaab Loogu Sifeynayo Meelo Badan.

0 Visits: 4952 | 06 August, 2014
Beesha Luwaay ee Shan Gamaas oo ay ka buuxaan Geesiyaashii RRA Ragii Hormuudka u ahaa ayaa ayaa waxay Kulan deg deg ah oo dhawaan ay ku yeesheen meelo badan waxay Ku Dhawaaqeen Dagaal ka dhan ah Al Shabaab.

Read More »

Nin Ku Gaadey Waa Loo Gabadaa Daawo Beesha Xariin oo Shabaab U Goondineysa

0 Visits: 0 | 06 August, 2014
Beesha Xariin Oo Kulan Ku Yeeshey Degmada Awdiinle ayaa waxay kulankooda kadib Bilaabeen Baacsashada Shabaab & Wixii Kasoo Shiira

Read More »

Daawo Natiijadii Kulankii Maanta Switzerland Cheif Sagarey & Jaaliyada St. Gallen Swiss

0 Visits: 0 | 11 August, 2014
Kadib markii habeen hore sida weyn loogu soo dhowaayay gudaha dalka Switzerland wafdi uu hogaaminayay afhayeenka jaalliyadda Koonfur Galbeed ee waddanka Sweden iyo qaaradda Yurub mudane Cabdulqaadir Axmed oo ku magac dheer Chief Sagarey waxaa uu isla maalintii shalay Axadda ahayd taariikhduna ku beegnayd…

Read More »

War Deg Deg Ah Isbaheysigii Nuunow Oo Tusbax Go,ay Oo Kale Wasiiradiisu Isku Casileen

0 Visits: 3307 | 19 August, 2014
waxaa daqiiqado ka hor sida tusbax go,ay isku casiley ilaa 7 kamid ahaa wasiiiradii isbaheysiga madoobe Nuunow kuwaasoo sheegey iney gef aheyd oo ay ka towbad keeneen sheegashadii wasiir koonfur galbeed oo madax u ah Nuunow.

Read More »

BARNAAMIJKII RUNTA KA HADAL" Dr. Amaandhoorey Aathy Reewing Dhaly Waraapy Dhaly

0 Visits: 0 | 20 August, 2014
Wariye Ustaad Aadan Increase ayaa Barnaamijka Runta ka Hadal ku marti qaadey Dr. Amaandhoorey Oo Tooshkiisa 4 qaadka ah markasta la raac raaco siyaasiyiinta iyo arimaha deegaanda koonfur galbeed waayo waayo ilaa waagaan hada la joogo.

Read More »

AMISOM CONDUCTS MEDIA SEMINAR ON STABILISATION IN BAIDOA

0 Visits: 4304 | 22 August, 2014
The Political Unit of the African Union mission in Somalia hosted the first media seminar and sensitization on stabilization strategy in the newly liberated areas in Baidoa town located in south-central Somalia.

Read More »

Abwaan , Fanaan Ali Atoore oo La Layahay Abwaan Ujawaaba Gabayadiisa

0 Visits: 3581 | 22 August, 2014
Gabayada Siinleyda Abwaan Cali Atoore ayaa waxya noqdeen kuwo bad ah oo aan dhamaad laheyn midba mid kasii dambeeyanay ka kulul kana murti iyo micno weyn ku fadhiya.

Read More »

Afaraale Oo Dhiig Iska Raadiyey Aadan Madoobe & xaabsade Oo Qiiq Isku Qarinaya

0 Visits: 4187 | 26 August, 2014
Isbaheysiga Madoobe Nuunow waxaa dabada ka riixayey Hogaamiyaal Siyaasada Xiligaan ku wareerey ooa y kamidka yihiin Sh. Aadan Madoobe, Xaabsade & Afaraale kuwaasoo gebi ahaanba Wayahaan Afkooda Juuqda Gabey.

Read More »

GOOBTII LAGU QUBEYSTO AYAA LAGU QALIJISIDAA (XILDHIBAAN SH.XASAN SH.AADAN KUMAA SEDAXGOBOL KU HAYSTA)

0 Visits: 2755 | 03 September, 2014
Mudane Xildhibaan Shariif Xasan Sh.Adam oo ka mid ah Xildhibanada D&M ,horeyna laba jeer Xilka Gudoonka Barlamankii Ku meel gaar ahaa ee Dowladihii C/laahi Yusuf iyo Sheekh Shariif u soo qabtey ayaa waxaa maanta loo tartamayaa muddo ka badan lix bilood Fikirkiisa M/mul usameynta K/Galbeed ee Somalia…

Read More »

Laamiyada Baydhabo Shalay Gooma Gubow Maanta Uunsi & Luubaan+Sawiro

0 Visits: 3774 | 03 September, 2014
waxaa Guud ahaan maanta Magaalada Baydhabo ay dadkeedu uwada istaagan yihiin Laamiyada Hortooda, Goonka Int. Shaati Gaduud Airport iyo halka uu degi doono Mudane Xildhibaan Sh. Hassan " KING OF SOMALI POLITICIANS"

Read More »