Shaqaalihii UN xalane oo La Fasaxey & Ciidan lagu Soo Daadiyey

0
27 May, 2020 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 333
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shaqaalihii UN xalane oo La Fasaxey & Ciidan lagu Soo Daadiyey

    Dhaq dhaqaaqyo aan caadi aheyn ayaa lagu soo waramayaa iney ka jiraan garoomada Baydhabo Iyo Muqdisho , waxaa aad loo adkeeyey oo airpor-adaasi la dhoobey saaka ciidamo NISA ah, labada dhinac.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhaq dhaqaaqyo aan caadi aheyn ayaa lagu soo waramayaa iney ka jiraan garoomada Baydhabo Iyo Muqdisho , waxaa aad loo adkeeyey oo airpor-adaasi la dhoobey saaka ciidamo NISA ah, labada dhinac.

Guud ahaan waxaa saaka lasoo fasey shaqaalihii UN ka eek a shaqeynayey Xalane waxaa loo sheegey in ilaa 6da bisha  aan imaanin oo ay guriyahooda iska joogaan taasoo ay la yaabeen saaka .
 
Waanu ogaan doonaa laakiin waxaa loo maleynaa in 3 arimood mid ay tahay

1.in hubkii laga sugaayey Masaru uu manta ama beri imaanayo
2.in Madax Ethiopian ama Qadar imaanayaan oo dadka laga qarinayo
3.in Farmaajo uu Baydhabo usoo guurayo maadaama baydhobo Madaxtooyada meel loo diyaariyey mar hore kadib imaashihiisa baydhabo la bilaabi doono in dagaal lagu qaado kooxaxa mucaaradka  si aan qasaaro usoo gaarin Baydhabo darted safar qarsoodi ah ku soo bixi rabo




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip