5
Gudoomiyaha Dhalinyerada Ururka Midnimada DM oo Maanta Shir Jaraa'id ku qabtay Tayaaniga ayaa saacado akdib markaan warkaasi helneywaxaanu kula xiriirney Khadka Taleefonka asagoo jooga talyaaniga waxaanu w
Read more...
0
Mar haddii aanu kasoo hadalney Baydhabo coladaha sokeeye kahor sidey ahaan jirtey iyo wadanoolashihii sawirka wanaagsan lahaa ee reer Baydhabo Ilaahay ku manaystey.
Read more...
0
Ururka ka dagaalama soomaaliya ee loo yaqaano Alshabaab ayaa galabta abaarihii 04-00pm saacada geeska afrika la wareegay magaalo ka tirsan gobolka waqooyi bari ee dalka Kenya,Magaaladan oo hoos timaada gaarisa
Read more...
13
wararka naga soo gaaraya Baybdhabo aya asheegaya in saaka baabuur ethiopian ah oo marayey Boosteejo Shabeelow Baydhabo ay kasoo dhacdey Bam Gacmmeed Furan oo sababtay Qarax geystey dhaawac ilaa dhowr iyo toban
Read more...
1
Xarunta uu ku leeyahay Degmada Isku Shuban ee Gobolka Bari Xisbiga Talada Puntland haya ee uu dhawaan ku dhawaaqay Cabdiraxmaan Faroole ayaa Shacab careysan ay boobeen iyaga oo qaatay inta badan qalab xafiiseed
Read more...
0
Gabaygan waxaa uu ka turjumayaa Muhiimada Maamulka iyo dowladnimadu leedahay iyo inay tahay arrin daruuriya oo sida qofku ugu baahan yahay, Cuntada,Biyaha iyo Hurdada uu ugu baahan yahay, Maamul iyo nidaam iyo
Read more...
0
Waxaa xiran wadada ka baxda KM4 tagtana garoonka diyaaradaha Muqdisho iyo sidoo kale wadada kale ee Daarta Zoobe ee KM5 ka baxda ee aada gudaha Madiina iyada oo inta u dhexeysa labadaasi wadana ay howl-gallo ka
Read more...
2
Gudoomiyaha Xisbiga UCID ee Somaliland oo wareysi siiyay idaacad afka Soomaaliga wax ku baahisa oo ku taalla Australia ayaa waxa uu sheegay in aysan waxba is-dhaamin kuwa ka baxay diinta Islaamka iyo kuwa diida
Read more...
12
Kulankaan oo ahaa mid uu ka qeyb galay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Jawaarey iyo Xildhibaanda Koonfurta Soomalaiya Kasoo jeeda ayaa waxaa loogu hadlayey Arintii horey u fashilantay ee aheyd Maamul
Read more...
10
Waxaa la yaab leh in Qof mas'uul ah oo dowlad ku jiro xilka loo dhiibeyna uu yahay in loo qoondeeyey beeshiisa ama qowmiyada uu kasoo jeeda qaxeedii dowladeed ay laheyd oo hadana habeen iyo maalin utaagan
Read more...
0
Wararka Magaalladda Addis Ababa ee Cariga Dalka Ethiopia naga soo gaaraya ayaa sheegaya in kulan horudhac ah oo ay wada qaateen Wasiirada arrimaha dibadda, ayaa waxa ay walaac ka muujiyey xaaaladda Cusub ay gas
Read more...
4
warbixintani oo ka hadleysa Degmooyinkan waxaa ii soo gudbiyey wakiilada hey,ad samafal oo la yiraahdo, Al Rad, oo ah ( Action Line For Rehabilitation Devepment ).
Read more...